Lix Qoddob Oo Ku Soo Baddanaya Saaxadda Soomaliland ,iyo Dhaawac Wayn Oo Ay Soo Gaadhsiinkarto Himiladda Hiigsiga iyo Horumarka Soomaliland ,iyo Ogaan Laanta SHacabka by Mukhtaar Nadaara

0
Monday February 02, 2015 - 19:08:19 in by Burco Office
  • Visits: 993
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lix Qoddob Oo Ku Soo Baddanaya Saaxadda Soomaliland ,iyo Dhaawac Wayn Oo Ay Soo Gaadhsiinkarto Himiladda Hiigsiga iyo Horumarka Soomaliland ,iyo Ogaan Laanta SHacabka by Mukhtaar Nadaara

    Yaabaye,Ma Yaabteen? Yaabteen Ma Yaabay?Yaabnaye Mawadda Yaabteen?Eegaye Ma Eegteen?Eegteene Ma Eegay?Eegnaye Mawadda Eegteen?Maqlaye Ma Maqasheen?Maqasheene Ma Maqlay?Maqalnaye Mawadda Maqasheen?Yaa U hadhin Yaa ka hadhin?Yaase u yeedhay? Yaase ka Y

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Yaabaye,Ma Yaabteen? Yaabteen Ma Yaabay?Yaabnaye Mawadda Yaabteen?Eegaye Ma Eegteen?Eegteene Ma Eegay?Eegnaye Mawadda Eegteen?Maqlaye Ma Maqasheen?Maqasheene Ma Maqlay?Maqalnaye Mawadda Maqasheen?Yaa U hadhin Yaa ka hadhin?Yaase u yeedhay? Yaase ka Yeedhay? Bal adba Jawab?


Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan ,oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli,garsheed aynaan waxba Qori karneen,waxa Akhriyikarneen,Marlabaadkana waxaa ,Aaman ,Mudan-Warbaahinta , Akhristayaasha ,Gaar ahaan Kuwa Qaderiya ,Maamusa,Ildheer ule Qaraaladaydan Taxanahaa.

Intaa ka dib waxaan idinka codsanayaa in bal qof walba isku dayo inuu ii soo sheego waxa uu qoraalkan ka fahmay ,siday ula eekaatay qoraalkan fahankiisu?waxaad ku dari lahayd ,waxaad ku kordhinlahayd ? waxaad ka nusqaaminlahayd? Iyo siday guud ahaan kula tahay iyo inaad jecelaysataytoona ,waanad mahadsantihiin.

Waxaan Doonayaa inaan Manta ka hadlo iinsha alaah mawduucaa aan xagga hore ku soo sheegay ama aynu ku soo xusnay ,aan sii anba qaadee wadada hadalkaygee adna aad isha sii raaciside niyaddana aad ka jeclaatid hadalkee ,Maanta waxaa Dalkeenii Hooyo ee soomaliland uu ka bixi layahay waxa aad loola yaabo waxa uu qofka muwaadinkaa uu ka gubto malaha waxa yaalahaa qaar badan uumaan nasanoo waaban sheegaye manta waxaan ku Darayaa Qodobo aan aad iyo Aad  iyo Aad ula yaabay,Oo ku soo badaanayaa Soomaliland beryihii u danbeeyaay waxaan hore u soo sharaxay Mawduucyo badan ,Mantana wixii ilaahay igga garansiiyo mawduucayadan aan waaddo ayaan sharixidoonaa haddii Eebo Ogolaaddo ,mawduucyaddan oo aan is idhi waxay soo xoogaysanayeen beryihii u danbeeyaay oo waxay ku soo badanayeen saaxadda Soomaliland  waxaanay kala yihiin:

(1) SHirbeeleedyo: Ay Dabadda Ka riixayaan (a)Siyaasiyeen Xildoona,Ama Xilkii Lagga Qaaday (B)Caaqil&Suldaan Doonaya inuu isa soo sharaxo oo is muujinaya.

(2)Waan Ku Biiraay: Dad Hunguridoona oo intay Dad Abaabulaan Odhanayaa waxaan ku biiray Xisbigaa  Si loogu sheego Siyaasi.

(3)Hebelow Hebel U jawaab Adigu: Ujawaab hebel ayaa xalay Hadlaye Idinkaa isku reeree,isku qabiilee.

(4)Waan Ka baxay Xisbiggaa: Hadda waxaa lagga yaabaa inaanu kuba jirinba Lkn Uu isleeyahay Yoom ku cun.

(5) Saamigayagii ayaa Maqan:

(6)Qabyaaladii oo sare u Kacday:iyadda Oo Qaadatay Suudh-Go-shaala,iyo Koofiyad ,iyo Xil .

Intaas ayaan ku joojinayaa manta lkn waxaan Bulshadda Ogaysiinayaa inaan Cidna u jeediin Ee ay tahay waxyaalaha aan mankayga ka arkay inay Dalka Yaalaan ,Hadalka six un loo dareemayna Raali gelin ayaan ka bixinayaa.

Lasoco Qaybta labaad.

Qoraa:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)

Burao/Somaliland                                                                                                      Mobil:0634431347

Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com