HAMBALYO MEHER WACAN Mudane: Khadar Iyo Marwo: Saariya

0
Friday February 06, 2015 - 16:15:26 in by Burco Office
  • Visits: 5421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HAMBALYO MEHER WACAN Mudane: Khadar Iyo Marwo: Saariya

    DHamaan Suxufiyiinta Gobolka Togdheer,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DHamaan Suxufiyiinta Gobolka Togdheer, Wariye: Xabiib Cige, Shaafici Maxamed Ibraahim, Maxamed Moto, Siciid Dalmar, Cabdirisaaq  (Koronto) khaalid bakayle

maxamed Faarax, Mustafe Teacher, khadar cabdirisaq saleebaan (hanad), Jaamac Iyo Bahda TVga Qaranka Togdheer, Iyo Ururada SOYVO, ATVO, AKMO, iyo  dhamaanba Ururda Dhalinyrada Ee Togdheer Waxay Hambalyo aan lasoo koobi kari Hawada Umarinayaan Dadka Agtooda Ku Qaali Ah Oo Ismehersaday Waa

Mudane: Khadar Xuseen

Iyo

Marwo: Aamina Saariye

Oo maanta Khamiisa Bishuna tahay (06/02/2015) Oo meherkoodu Ka Dhacay Hotel PLAZA ee Magaalada Burco, Waxaana Lenahay Noqda Lamaanihii Is Doortaye,, Ifka Nolol Khayr qabta Wadaagee, Isku raagee, Kala Maarmin, Alle Ha idin Kala Siiyo Ubad Khayrqaba, Wiil Iyo Caano, Nabad Iyo Caano, Gabadh Iyo Caano, Arooskiina Ku Gaadha Bash-Bash Iyo barwaaqo, AAMIIN AAMIIN AAMIIN