Caaqil Sharmaake Oo Ka Hadlay Arimo Badan Bogadiyayna Waxqabadka Wasirka Caafimadka + Habalyana Udiray Badhasabka Gobolka Sanaag Iyo Ku Xiganka Gobolka Togdheer Ee Cusub

0
Sunday February 08, 2015 - 20:53:46 in by Burco Office
  • Visits: 836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caaqil Sharmaake Oo Ka Hadlay Arimo Badan Bogadiyayna Waxqabadka Wasirka Caafimadka + Habalyana Udiray Badhasabka Gobolka Sanaag Iyo Ku Xiganka Gobolka Togdheer Ee Cusub

    Burco(AFKA)_Caaqil Sharmaake Caaqil Ibraahim Oo Ka Mida Saladinta Gobolka Togdheer Oo Manta Shir Jar Iid Ku Qabtay Magalada Burco Aayaa Tageeray Waxqbadka Xukamada Iyo Isku Shadhayntii Xalay Ee Uu Is Badalka Ku Samayay Badhasabada Iyo Ku Xigeenada Go

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)_Caaqil Sharmaake Caaqil Ibraahim Oo Ka Mida Saladinta Gobolka Togdheer Oo Manta Shir Jar Iid Ku Qabtay Magalada Burco Aayaa Tageeray Waxqbadka Xukamada Iyo Isku Shadhayntii Xalay Ee Uu Is Badalka Ku Samayay Badhasabada Iyo Ku Xigeenada Gobolalada Dalka Waxana Uu Ku Bogaadiayay Sida Uu Hadba Ugu Kale Badalo Qofkii Hanan Kara Xilka Iyo Hormar Gaadhsin Kara Dalka

Caaqil Sharmaake Caaqil Ibraahim Oo Ka Mida Saladinta Gobolka Togdheer Oo Manta Shir Jar Iid Ku Qabtay Magalada Burco Aayaa Tageeray Waxqbadka Xukamada Iyo Isku Shadhayntii Xalay Ee Uu Is Badalka Ku Samayay Badhasabada Iyo Ku Xigeenada Gobolalada Dalka Waxana Uu Ku Bogaadiayay Sida Uu Hadba Ugu Kale Badalo Qofkii Hanan Kara Xilka Iyo Hormar Gaadhsin Kara Dalka

Waxa Kale Oo Uu Bogaadiyay Badhasabka Cusub Ee Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Faly Iyo Badhasab Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Maxmed Dirye Oo Uu Madaxwaaynuhu U Gartay Inuu Noqdaan Badhasabka Iyo Ku Xigeenka Cusub Ee Gobolada Sanaag Iyo Togdheer Waxana Uu Sheegay Inuu Hanankaraan Xilkani Loo Igamaday Waxana Hadaliisa Ka Mid Ahaa Sida Tan”

Waxa Aan Manta U Qabtay Shirkan Jairaa,Id Inaan Ku Hanablayayo Xukamada Uu Hogaamiyo Maaadaxwayanha Silaanyo Oo Noqday Xukamadii Kaliya Ee Waxqabadka Isla Markaana Waxa Aan Aad Ugu Farxay Isbadalka Badhasabada Ee Gobalada Dalka Qarkood Oo Ubaahna Huf Iyo Kale Haadin Waxa Kale Oo Aan Aad Iyo Aad Ugu AamanayaWaxbaqabadka Uu Dalka Oo Dhan Ka Samayay Waxa Kale Oo Aan Aad Iyo Aad Utageersanahay Cuqaashi Iyo Waxgarad Somaliland Ee Shalay Tageerayay Wasiirka Caafimadka Somaliland Oo Noqday Wasiir Qudha Ee Waxqabad Intaa Ka Dib Waxa Aan Tageeraaaraya Oo Aan Hambnalyaynayaa Badhasabada Iyo Ku Xigeenada Dalka Ee La Isku BadbadalayWaxa Aan Gar Ahaan U Hanbalyaynayaa Badhasabka Cusub Ee Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Faly Iyo Badhasab Ku Xigeenka Cusub Ee Gobolka Togdheer Maxmed Diriye Xayd(Dibjir) Oo Aan Ogahay Inay Hanaan Karaan Xilkaa Loo Igmaday Oo Kasoo Baxi Karaan Waxana Aan Kula Dardaarmayaa Inay Dhawraan Oo Ay Waxbadan Oo Hormar Ah Ay Ku Talabsdadaan Waxa Kale Oo Aan Aad Iyo Aad Ugu Baqayaa Bulshada Masuliyantan Loo Magacabay Inay La Shaqayaan Oo Ay Garab Isatagaan”

Gabagabadina Waxa Kale Oo Uu Hambalyo Iyo Bogaadin Udiray Safarkii Dheera Ee Madaxwayanaha Somaliland Axmed Maxmed Silaanyo Uu Ku Tagay Gobalada Dalka Iyo Degmooyinkii Badnaa Ee Uu Ku Soo Maray Si Uu Ogaado Xalada Dalka "Waxa Aan Aad Ugu Farxay Oo Aan Ku Hambalyaynayaa Madaxwayanaha Somaliland Sida Geesinimada Iyo Kartida Leh Ee Ku Soo Maaaray Safarki Dheera Ee Barigga Iyo Banaanka Lagu Magacdaray Taas Oo Uu Ugu Kuur Galayay Xalada Gobalada Iyo Degmooyinka Dalka Waana Guul Uu Gaadhay Madaxwayaha Iyo Xukamada UU Hogaamiyo Oo Noqanaysa Tii Kaliya Ee U Guur Gasha Xalada Dalka Ku Gadaman”

C/Risaaq C/laahi Sheekh Aadan (koronto)

Afkashacabka.com

Burco/Office