Dalka Maraykanka Oo Dhallinayro Somali Ah Oo Maxkamad La Soo Taagay Iyo Eedaymaha Loo Soo Jeediyey.

0
Friday April 24, 2015 - 11:01:03 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Maraykanka Oo Dhallinayro Somali Ah Oo Maxkamad La Soo Taagay Iyo Eedaymaha Loo Soo Jeediyey.

    Qareenno ka tirsan dowladda federaalka ee Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogey afar dhallinyaro Soomaali ah kuwaasoo lagu soo eedeeyey in ay dooneyeen in ay ku biiraan ururka Daacish, oo uu Mareykanku u daray ururrada argagixisadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qareenno ka tirsan dowladda federaalka ee Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogey afar dhallinyaro Soomaali ah kuwaasoo lagu soo eedeeyey in ay dooneyeen in ay ku biiraan ururka Daacish, oo uu Mareykanku u daray ururrada argagixisadda.


Dacwad oogayaasha ka socoday federaalka ayaa qaadiga maxkamadda ka codsaday in dhallinyarada lagu sii hayo xasbiga inta ay socoto dacwadoodu, xagga kuwa u dooddaya dhallinyarada la soo eedeeyay ay ku andacoonayaan in an la hayn wax cad ah oo aysan dambi lahayn.

 


 

Eeedeymo iyo inkiraad kaddib ayey xaakinka maxkamaddu go’aanisay in xabsiga lagu sii hayo inta ay socoto dacwadoodu, Cadnaan Faarax, Guuleed Cumar, Hanad Muuse iyo Zakariye Cabdiraxmaan.

Contact@afkashacabka.com