Bogga Hambalyooyinka
Hambalyo Meher Wacan
Axmed Cabdilaahi Ciid Bookh iyo Xaaskiisa Qadan Yusuf Xirsi
Mustafe Cisman Cabdiraxman Iyo Xaskiisa
Xasna Mubarik Siciid
Nasriin Maxamuud Cali
Waxay Hambalyo Meher u Dirayaan
Dr. Cabdinasir Cali Cabdi iyo Marwadiisa Faadumo Xasan Cali
Oo meherkoodu ka dhacay Hoolka Dawladda Hoose ee Degmada Sheekh
***********************************************************************
Hambalyo Meher Wacan
Adan Maxamed Cige iyo Xaaskiisa Xaliimo Samriye Xuseen
Mustafe Cisman Cabdiraxman Iyo Xaskiisa ishwaq Abdirahman
Saado maxamed cige
Yurub maxamed cige
Faysal maxamed cige
Luul Cali Liiban
Werda Cali Liibaan
Caydarus Ismacil Cabdi
Iyo Dhammaan Dad kaloo asxaab iyo ehel ba isugu jira oo kala Jooga Dacalada Dunida Waxay
Hambalyo Meher u dirayaMudane Axmed Maxamed Cigge iyo Marwadiisa Ifraax Axmed
oo 05/02/2014 meherkoodu ka dhacay Hotel Dalxiis ee magaalada Hargeysa.
Hanbalyo Meher Wacan
Anigoo Ah Mohamed Elmi Hassan (SHIINE) Waxaan halkan hanbalyo Meher wacan uga
dirayaa sxbkay Yuusuf Maxamed Cumar iyo Marwadiisa Cusub
ee Ayaan Faysal Cabdi oo Maanta Meherkoodu ka Dhacay
Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, waxaan leeyahay noqda labadii isku
waara ubad khyer qaba kala hela Gurigooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo,
Waxaan idiinku ducaynaynaa Ducadii Rasuulka (NNKH) BAARAKALAAHU LAKA WA
BAARAKA CALAYKA JAMACA BAYNAKUMAA BILKHEYR AW FILKHEYR
Bogga Hambalyooyinka
Dadkani Waxay Hambalyo Meher u Dirayaan Dr. Cabdinasir Cali Cabdi iyo Marwadiisa Faadumo Xasan Cali Oo meherkoodu ka dhacay Hoolka Dawladda Hoose ee Degmada Sheekh