Taageereyaasha Kooxda Borussia Dortmund Oo Sii Sagootiyay Tababarahoodii + Sawiro
Taageereyaasha Kooxda Kubada cagta ee Borussia Dortmund ayaa sii sagootiyay macalin Jurgen Klopp oo kooxdaasi galabta ka dhaqaajiyay.
Taageereyaasha kooxda Borussia ayaa uga mahad celiyay macalin Klopp wakhtigii wacnaa ee ay isla soo qaateen, waxaana la hadalayaa in uu u dhaqaajin doono dalka Ingiriiska oo ay u dhawdahay in uu qabto labada Manchester Midkood, halka ay warar kalena sheegayaan in uu u tagi doono kooxda Real Madrid.
Ma cada ilaa hadda halka uu macalinkani sal dhigan doono, hasayeeshee waxa uu macasalaameeyay taageerayaasha iyo kooxdiisii hore.