Daawo;"Madaweynuhu Lacagti wu Bixiyey Wasaradda Khaarajiguna Basaboradi iyo Fisihi ayay bixisay, Anigu Khaatumo ma aqaane Nin la yidhaa Cali Ciise oo anu isku Arday ahayn ayaa si fiican ii qaabilay" Fuad Adan Cadde

0
Saturday May 30, 2015 - 08:04:29 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo;"Madaweynuhu Lacagti wu Bixiyey Wasaradda Khaarajiguna Basaboradi iyo Fisihi ayay bixisay, Anigu Khaatumo ma aqaane Nin la yidhaa Cali Ciise oo anu isku Arday ahayn ayaa si fiican ii qaabilay" Fuad Adan Cadde

    Fu'ad Aadan Cade oo ah la taliyaha madaxweynaha Somaliland ee arrimaha barriga ayaa ka warbixiyey xaaladiisa caafimaad ,iyada oo dhowaan loo qaaday dalka Turkiga,sidoo kalena waxa uu beeniyey warar sheegaayey inay qaadeen siyaasiyiin Khaatumo ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fu'ad Aadan Cade oo ah la taliyaha madaxweynaha Somaliland ee arrimaha barriga ayaa ka warbixiyey xaaladiisa caafimaad ,iyada oo dhowaan loo qaaday dalka Turkiga,sidoo kalena waxa uu beeniyey warar sheegaayey inay qaadeen siyaasiyiin Khaatumo ahi.