Wararka

Daawo:Macalimad Mareykan ah oo Uur u qaaday Wiil 13-jir ah ka dibna 10-Sano oo Xadhig ah lagu xukumay

0 Visits: 854 | Wednesday January 18, 2017 - 07:49:38
Maxkamad ku taala gudaha dalka Mareeykanka gaar ahaan magaalada Houston ee gobolka Texas ayaa 10 sano oo xarig ah ku riday Haweeneey Uur u qaaday Wiil 13 sano jir ah oo ka mid ahaa ardaydeeda .

Read More »

War Deg Deg:Al-Shabaab oo khaarijisay askari maxbuus ahaa oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM (Daawo Sawirro)

0 Visits: 665 | Wednesday January 18, 2017 - 07:45:56
Xarakada Al-Shabaab ayaa khaarijisay askari ka tirsanaa ciidamada AMISOM ee ka yimid dalka kaasoo muddo sanad ah maxbuus ahaa.

Read More »

Daawo Sawirro: Qofkii Ugu Dambeeyay Ee Cagta Oo Dhiga Dayaxa Oo Geeriyooday Isagoo 82 jir ah

0 Visits: 750 | Wednesday January 18, 2017 - 07:42:44
Gene Cernan oo ah cir-bixiyeen u dhashay Maraykanka, ahna qofkii ugu dambeeyay ee cagta soo dhiga dayaxa, ayaa geeriyooday isagoo 82 jir ah. Kabta

Read More »

Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Magacabay Xubnaha Guddida Fulinta Ee Gobalka Sanaag.

0 Visits: 861 | Tuesday January 17, 2017 - 18:44:37
Hargeysa(AFKA);Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Oo Magacabay Xubnaha Guddida Fulinta Ee Gobalka Sanaag

Read More »

Deg Deg:Abaaraha Ka Taagan Gobolka Hawd Oo Sababtay In Afar Qofi U Geeriyoodeen

0 Visits: 507 | Tuesday January 17, 2017 - 18:37:03
Baligubadle(AFKA);Abaaraha Ka Taagan Gobolka Hawd Oo Afar Qofi U Geeriyoodeen

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Booqday Weriye Xasan Maxamed Yuusuf Oo Cusbataalka Magaalada Hargeisa U Yaala Xaalad Caafimaad.

0 Visits: 506 | Tuesday January 17, 2017 - 18:27:30
Hageysa(AFKA):Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Booqday Weriye Xasan Maxamed Yuusuf Oo Cusbataalka Magaalada Hargeisa U Yaala Xaalad Caafimaad

Read More »

Daawo: Xaalada Reer Miyiga ee Gobolka Togdheer oo Ka Sii Dartay Iyado Dadki Soo Wada Galeen Magaalada BURCO Iyado La Dhistay Xerooyin Cusub Loogu Magac Daray Abaari Keentay

0 Visits: 533 | Tuesday January 17, 2017 - 18:11:03
Burco(AFKA);Xaalada Reer Miyiga ee Gobolka Togdheer oo Ka Sii Dartay Iyado Dadki Soo Wada Galeen Magaalada BURCO Iyado La Dhistay Xerooyin Cusub Loogu Magac Daray Abaari Keentay

Read More »

Daawo;Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Hargaysa Oo Soo Bandhigay Kiisas Layaableh Oo Sanadkii 2016ka Ka Dhacay Hargaysa.

0 Visits: 571 | Tuesday January 17, 2017 - 18:02:55
Hargeysa(AFKA);Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Hargaysa Oo Soo Bandhigay Kiisas Layaableh Oo Sanadkii 2016ka Ka Dhacay Hargaysa.

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Oo Ka Hadlay Sixir Bararka, Talooyina U Diray Shacabka.

0 Visits: 501 | Tuesday January 17, 2017 - 16:22:20
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Cumar Shucayb Maxamed, ayaa ka hadlay sicir bararka dalka ka jira iyo qiimaha sarifka Lacagta Doolarka ee sare u kacday, waxaanu sheegay inay ku hawlan yihiin sidii ay u xakamayn lahaayeen sicir bararka jira, waxaanu Bulshada ugu baaqay inay muhiimada kowaad…

Read More »

Daawo;Ururka Saxafiyiinta Somaaliland Ee Solja Iyo SDf Oo Tababar U Soo Xidhay 90 Suxufi Magalada Hargeysa

0 Visits: 408 | Tuesday January 17, 2017 - 16:16:23
Hargeysa(AFKA);Ururka Saxafiyiinta Somaaliland Ee Solja Iyo SDf Oo Tababar U Soo Xidhay 90 Suxufi Magalada Hargeysa

Read More »

Daawo:Kulan Xaasasiya Oo Dhexmaray Abwaanada Somaliland Iyo Xildhibanada Goolaha Guurtida Somaliland

0 Visits: 451 | Tuesday January 17, 2017 - 16:09:13
Hargeysa(AFKA):Kulan Xaasasiya Oo Dhexmaray Abwaanada Somaliland Iyo Xildhibanada Goolaha Guurtida Somaliland

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ayaa Maanta Furay Kulan Sare Loogu Qaadayo Shaqaalaha Ka Hawl Gala Wasaaradasi

0 Visits: 566 | Tuesday January 17, 2017 - 15:24:31
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ayaa Maanta Furay Kulan Sare Loogu Qaadayo Shaqaalaha Ka Hawl Gala Wasaaradasi

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku xigeenka Sadexad Ee Xisbiga Kulmiye Ee Dhawaan La Magacaabay Oo Markii Ugu Horaysay Ka Dareen Celiyey Xilka Loo Magacaabay

0 Visits: 497 | Tuesday January 17, 2017 - 15:20:48
Hargeysa(AFKA):Gudoomiye Ku xigeenka Sadexad Ee Xisbiga Kulmiye Ee Dhawaan La Magacaabay Oo Markii Ugu Horaysay Ka Dareen Celiyey Xilka Loo Magacaabay

Read More »

General Jidhif Oo Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Khatarta Saldhiga Milatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Doonayo Magaalada Berbera

0 Visits: 771 | Tuesday January 17, 2017 - 15:16:27
Hargeysa(AFKA);Muj. Maxamed Xasan C/laahi Oo Ahaa Halgamayaashii ururkii SNM isla markaana ah Khabiir ku takhakhusay dhinaca militariga ayaa ka hadlay bixinta saldhiga militari ee xukuumada somaliland doonayso inay ka siiso magaalada xeebeeda Berbera wadanka carbeed ee isu taga emirateka carabta, waxaanu…

Read More »

Daawo: Ciidanka Gobolka Togdheer Oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Tiro Badan Iyo Xeer Ilaaliyaha Maxakamada Oo Ka Hadlay Xukunka Nimankii Khamriga Watay.

0 Visits: 519 | Tuesday January 17, 2017 - 15:12:05
Burco(AFKA);Ciidanka Gobolka Togdheer Oo Gacanta Ku Dhigay Khamri Tiro Badan Iyo Xeer Ilaaliyaha Maxakamada Oo Ka Hadlay Xukunka Nimankii Khamriga Watay.

Read More »

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Shaacinaysa Inaanay Ogolaan Doonin Xubinimo Aan Buuxin Oo Midawga Yurub Ay Kaga Sii Mid Ahaadaan

0 Visits: 482 | Tuesday January 17, 2017 - 15:08:16
London(AFKA);UK ma ogolaan doonto xubinimo "aan buuxin" markii ay ka baxdo Midowga Yurub, ayay ku sheegi doontaa Theresa May, hadal ay maanta sheegayso oo mudo la sugayay.

Read More »

Daawo;Guddomiye Cirro Oo Shegay Inay Wakhtigan Dorashadu Iyo Abarta Ba'an Ee Ka Jirta Bariga Somaliland Ay Iska Hor Imayan Muddo Lix Bilodana Dib Lodhigo.

0 Visits: 652 | Tuesday January 17, 2017 - 15:02:08
Hargeysa(AFKA);Guddomiye Cirro Oo Shegay Inay Wakhtigan Dorashadu Iyo Abarta Ba'an Ee Ka Jirta Bariga Somaliland Ay Iska Hor Imayan Muddo Lix Bilodana Dib Lodhigo.

Read More »

Daawo;Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Ku Adkeeyay In Mudo Kordhin Lagu Sameeyo Xiliga Ay Doorashadu Dhacayso Dib Lo Dhigo.

0 Visits: 566 | Tuesday January 17, 2017 - 14:52:13
Hargeysa(AFKA):Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Ku Adkeeyay In Mudo Kordhin Lagu Sameeyo Xiliga Ay Doorashadu Dhacayso Dib Lo Dhigo

Read More »

Axmed Yuusuf Yasiin Madaxweyne Ku Xigeenki Hore Ee Somaliland Oo Marki U Horaysay Ka Hadlay Saldhiga Mulateri Ee Imaradku Ka Dhisanayan Magalada BerBera.

0 Visits: 788 | Tuesday January 17, 2017 - 14:16:47
Hargeysa(AFKA);Madaxwayne Ku Xigeenki Hore Ee Soaliland Axmed Yuusuf Yasin Oo Ka Hadlay Samaynta Ay Ku Yelan Karto Saldhiga Mulataeri Ee Imaradka Carabtu Ka Dhisanayan Magalada Berbera

Read More »

Daawo;Kulankii Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Oo La Kulmay Iyo Gudomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Ka War Bixiyey Kulankii Dhexmaray.

0 Visits: 665 | Tuesday January 17, 2017 - 13:39:12
Hargeysa(AFKA);Kulankii Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Oo La Kulmay Iyo Gudomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Ka War Bixiyey Kulankii Dhexmaray

Read More »