Wararka

Deg Deg;'' Prof Max'ed Cismaan Jawaari oo ku guuleystay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

0 Visits: 793 | Wednesday January 11, 2017 - 14:43:22
Waxaa la soo gabagabeeyay tirada codadka wareegii koowaad ee doorashada oo ay ku tartamayeen ilaa afar musharax.

Read More »

Deg Deg;Amaanka Muqdisho Oo Ad Lo Adkeyay Iyo Jidadka Muhiimka Ah Ee Magalada Muqdisho Oo Xidhan.

0 Visits: 739 | Wednesday January 11, 2017 - 09:50:13
Iyadoo maanta lagu wado in magaalada Muqdisho ka dhacdo doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa siweyn loo adkeeyay amniga magaalada, waxaana xiran jidad muhiim u ah isku socodka dadka iyo gadiidka.

Read More »

Trump Oo Beeniyay Hadallo Ay Warbaahinta US Ku Sheegeen In Sirdoonka Ruushku Heleen Warbixinno Shakhsiyeed Oo Isaga Xidhiidh La Leh.

0 Visits: 496 | Wednesday January 11, 2017 - 09:47:19
Sirdoonka Maraykanka ayaa Warbixntan u soo bandhigay Obama iyo Trump , iyagoo jooga Aqalka Cad.

Read More »

Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashay Sida Ay U Aragto Xubinnimada Itoobiya Ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.

0 Visits: 639 | Wednesday January 11, 2017 - 09:33:17
Dawlada Somaliland Oo Ka Hadashay Sida Ay U Aragto Xubinnimada Itoobiya Ee Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.

Read More »

Ninkii weeraray kaniisadda dadka madow oo dil lagu xukumay

0 Visits: 590 | Wednesday January 11, 2017 - 09:17:03
Nin ay ku weyntahay cadaannimada, Dylann Roof, ayaa lagu xukumay dil ka dib markii uu sagaal qof oo madow ah ku dilay kaniisad ku taalla South Carolina.

Read More »

Madaxweyne Obama oo jeediyay Khudbadiisii ugu dambeysay

0 Visits: 514 | Wednesday January 11, 2017 - 09:08:27
Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka Barack Obama ayaa jeediyay khudbo uu ku macsalaameeyay taageerayaashiisa.

Read More »

Wasiirka Cusub Ee Dalxiiska Oo Ka Hadlay Qorshaha Uu Ku Bilaabayo Shaqada Wasaarada

0 Visits: 687 | Tuesday January 10, 2017 - 20:14:54
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasaaradda cusub ee Dalxiiska iyo Dhaqanka Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Khadar Xaaji Yuusuf, ayaa sheegay in ay wadaan qorsheyaal lagu dajinayo xeerkii iyo shuruucdii dalxiiska iyo dalxiisayaasha oo aan hore uga jirin dalka.

Read More »

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Degaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Mohamed Calimi Ayaa Shirkada Ismaciil Export Ayaa U Xayiray Dhoofka Beeyada Gobalka Sanaag

0 Visits: 757 | Tuesday January 10, 2017 - 19:43:12
Ceerigabo(AFKA);Agaasimaha Guud Ee Degaanka Mohamed Cilmi Oo Shirkada Ismaciil Export Ayaa u Xayiray Dhoofka Beeyada Shirkadan Ismaciil Export ayaa Ahayd shirkad ganacsata Ah Oo Ka Mid Ah Shirkadaha Ka Ganacasada Beeyada gobalka Sanaag Ayaa Waxa Ay Ku Hadhay Tartan Ay La Gashay Shirkado Kale Oo Ka Ganacsatada…

Read More »

Daawo:Xaaladda Abaareed Ee Goboladda Bariga Oo Cirka Isku Shareertay Iyo Dareenadda Shacabka Muslimka Ah Oo Qaylo Dhaan Isugu Hadhay.

0 Visits: 661 | Tuesday January 10, 2017 - 19:07:38
Caynaba(AFKA):Xaaladda Abaareed Ee Goboladda Bariga Oo Cirka Isku Shareertay Iyo Dareenadda Shacabka Muslimka Ah Oo Qaylo Dhaan Isugu Hadhay.

Read More »

Guddida Doorashooyinka Oo Markii U Horreysay Ka Hadlay Arrimo Ay Ka Mid Yihiin Kulammadii Ay Saddexda Musharrax La Qaateen Iyo Arrinta Doorashada.

0 Visits: 547 | Tuesday January 10, 2017 - 19:04:09
Hargeysa(AFKA);Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa ka hadlay warar ay warbaahinta qaar qoreen oo sheegaya natiijada dadkii iska diiwaan geliyey Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland ee diiwaan gelintii codbixiyeyaasha ee sannadkii hore la qabtay.

Read More »

Daawo: Ex Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Xaaladda Doorashadda Oo Uu Ka Hadlay.

0 Visits: 484 | Tuesday January 10, 2017 - 18:59:18
Hargeysa(AFKA):Ex Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Somaliland Oo Warbaahinta La Hadlay Iyo Xaaladda Doorashadda Oo Uu Ka Hadlay.

Read More »

Daawo;Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Cidda Xilka Saartay Madaxwaynaha Cusub Ee Maraykanka.

0 Visits: 484 | Tuesday January 10, 2017 - 18:19:55
Laascanod(AFKA);Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Cidda Xilka Saartay Madaxwaynaha Cusub Ee Maraykanka.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Sanaag Ayaa Ka Dayriyey Xaalada Abaared Ee Ka Taagan Gobolka Sanaag.

0 Visits: 469 | Tuesday January 10, 2017 - 17:54:38
Ceerigabo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Sanaag Ayaa Ka Dayriyey Xaalada Abaared Ee Ka Taagan Gobolka Sanaag

Read More »

Daawo:Xildhibaan Dheeg Oo Ka Mida Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Loolanka Asxaabta Siyaasadda Iyo Xaalada Adag Ee Dalku Ku Jirro

0 Visits: 564 | Tuesday January 10, 2017 - 17:33:52
Hargeysa(AFKA):Xildhibaan Dheeg Oo Ka Mida Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Loolanka Asxaabta Siyaasadda Iyo Xaalada Adag Ee Dalku Ku Jirro

Read More »

Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadley In Uu Madaxweyne Siilanyo Is Casilaayo Hadii Muddo Kordhin La Sameeyo?

0 Visits: 1093 | Tuesday January 10, 2017 - 14:09:04
Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka hadley wararka sheegay in uu madaxweyne Siilanyo is

Read More »

Daawo:"Anuu Khamiista Xaflada Kun Qof ah Baan Qabanayaa 14 Kun oo Dollar Baa Ku Baxayasa " Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 570 | Tuesday January 10, 2017 - 13:51:53
Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaraadka AH Ee Ucid Faysal Cali Waraabe Ayaa Sheegay in Maalinta KhamiIsta Ah Ee Soo Socota Munaasibada Balaadhan Ku Baqanaayo Magaalada Hargeysa Oo Lacag Gaadheysa 14 Kun Dollor Ku Baxayso

Read More »

Daawo:Midka Ka Mida Haweenka Miisanka Culus Ku Leh Xisbig WADDANI Oo Imika Is Casishay Iyo Sababta Keentay + Arrimo Badan Oo Ay Fashilisay

0 Visits: 600 | Tuesday January 10, 2017 - 13:33:55
Hargeysa(AFK)Midka Ka Mida Haweenka Miisanka Culus Ku Leh Xisbig WADDANI Oo Imika Is Casishay Iyo Sababta Keentay + Arrimo Badan Oo Ay Fashilisay

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxtooyada Galmudug Oo War Ka Soo Saartay Xil ka Qaadistii lagu Sameeyay C/Kariin Guuleed

0 Visits: 503 | Tuesday January 10, 2017 - 13:17:54
War-Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa looga soo horjeestay Kalsooni kala noqoshadii Xildhibaanada Baarlaaanka Maamulka Galmudug maanta ku sameeyeen Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Read More »

Daawo:Dadweynaha Magaalada Burco Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Sixir Bararaka Ko U Sii Kacaaya +Xukumada Baaq U Diray

0 Visits: 548 | Tuesday January 10, 2017 - 13:11:05
Burco(AFKA)Dadweynaha Magaalada Burco Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Sixir Bararaka Ko U Sii Kacaaya +Xukumada Baaq U Diray

Read More »

Daawo:"Maalin Beesha Calaam Loo Hamrado Maaha,Waa Maalin Ilahaay Laga Baqo Iyo Dadkeena Dooneyno Iney Madax U Noqo"Gudooiye Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 628 | Tuesday January 10, 2017 - 13:01:40
Daawo:"Maalin Beesha Calaam Loo Hamarado,Maaha Waa Maalin Ilahaay Laga Baqo Iyo Dadkeena Dooneyno Iney Madax U Noqo"Gudooiye Faysal Cali Waraabe

Read More »