Wararka

War Deg Deg: Qodobada Ka Soo Baxay Wada Hadaladi Dowlada Somaliland Iyo Khaatumo Gudaha Ka Akhri

0 Visits: 926 | Wednesday December 21, 2016 - 16:06:11
Qodobada Ka Soo Baxay Wada Hadaladi Dowlada Somaliland Iyo Khaatumo Ayaamahan Uga Socday Addis Ababa

Read More »

War Deg-Deg Ah Madax-dhaqameed Kulan Deg-deg Ah Iskugu Yimid Oo Ku Dhawaaqay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal+Daawo Muuqal

0 Visits: 648 | Wednesday December 21, 2016 - 16:00:59
Hargeysa(AFKA)Madax-dhaqameed Kulan Deg-deg Ah Iskugu Yimid Oo Ku Dhawaaqay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Suldaan Cabdiraxmaan Dhawal+

Read More »

Daawo.Siyaasi C/raxmaan Ibraahim Cali Oo Kamida Xisbiga Waddani Oo Xukumadana Ku Eedayey In Hawshii Qaranka Uu Hayeen Ku Fashilmeen.

0 Visits: 566 | Wednesday December 21, 2016 - 15:41:36
Borame(AFKA)Siyaasi A/raxmaan Ibraahim Cali Oo Ka Mida Golaha Dhexe Ee Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Jidh Dilkii Loo Gaystay Haldoor Barkhad Xukumadana Ku Eedayey In Hawshii Qaranka Uu Hayeen Ku Fashilmeen.

Read More »

Doon U Rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed Oo Ku Degtay Xeebaha Magaalada Boosaaso

0 Visits: 623 | Wednesday December 21, 2016 - 15:33:19
Bosaaso(AFKA)Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xeebaha magaaladaas ay ku degtay Doon siday shixnad kala duwan oo rarneyd ganacsato Soomaaliyeed.

Read More »

Ololaha KULMIYE iyo Mooganaanta Abaaraha Dalka Ka Jira ( Faalo )

0 Visits: 706 | Wednesday December 21, 2016 - 15:14:11
Hargeysa(AFKA)Sida aynu ka wada warqabno, waxa dalka Somaliland uu ku jiraa marxalad aad u adag oo ay ka jirto abaar aad u xooggan oo saameysay guud ahaan naf iyo maal ba, waxaana si gaara deegaanada bariga loogga soo sheegayaa haraadka iyo macaluusha ay abaartaasi baday

Read More »

War Deg Deg Ah:Garabka Dhallinyarta WADDANI oo Taakulo Lacaggeed Gaadhsiiyey Qoys Danyar ah oo Ubadkoodii Lacag La'aan Awgeed Loogga Soo Caydhiyey Dugsi Waxbarasho+SAWIRO

0 Visits: 1394 | Wednesday December 21, 2016 - 14:59:16
Hargeysa(AFKA):-Garabka dhallinyarta Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta deeq lacageed oo dhan 2,500,000 Sl/Shilling(Laba Milyan iyo Shan Boqol oo Somaliland Shilling ah) gaadhsiiyey qoyskii danyarta

Read More »

War Deg Deg Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madax Ka Socota Dalka Sweden Iyo Qodobo Xaasis Ah Oo Laga Wadda Hadlay.

0 Visits: 730 | Wednesday December 21, 2016 - 14:45:55
War Deg Deg Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madax Ka Socota Dalka Sweden Iyo Qodobo Xaasis Ah Oo Laga Wadda Hadlay.

Read More »

Dawladaha Somaliland Iyo Imaaraadka Carabta Oo Kala Saxeexday Heshiiska Saldhigyo Milatari Oo Madaarka Iyo Dekedda Berbera Lagu Siinayo UAE.

0 Visits: 669 | Wednesday December 21, 2016 - 14:08:18
Dawladda Imaaraadka Carabta iyo dawladda Somaliland ayaa kala saxeexday heshiis milatari oo ku saabsan sidii Imaaraadka Carabtu saldhigyo milatari ugu yeelan lahaa magaalada Berbera.

Read More »

Mudaharadyo Lagaga Soo Horjeedo Madaxweynaha Congo Oo Sababay Dhimashada 20 Qof.

0 Visits: 589 | Wednesday December 21, 2016 - 09:16:21
In Kabadan 20 Qof Ayaa Lasheegay Inay Ku Dhinteed Iska Hor Imaad Dhex Maray Dad Gadoodsanaa Oo Mudaharaadayay Iyo Ciidamada Ammanka .

Read More »

Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay suuq ku yaala caasimada dalka Mexico

0 Visits: 567 | Wednesday December 21, 2016 - 08:58:43
Qaraxyo is xigxigay oo aad u badan ayaa waxay ka dheceen suuq ku yaalla duleedka caasimadda dalka Mexico. Suuqa ayaa lagu iibiyaa rashka iyo baaruud.dowladda ayaa sheegtay in ugu yaraan 26 qof ay ku dhinteen.

Read More »

"Dalka Waxaa Ka Jirta Abaar Ay Dawladu Abuurtey , Abaar Iyo Olalena Isma Qabtaan " Siyaasi Ibraahim Dhego Weyne Oo Xukuumada Dhaliilay

0 Visits: 452 | Tuesday December 20, 2016 - 20:29:43
Hargeysa(AFKA)Siyaasi Ibraahim Cabdilaahi Xussen (Muj.Dhego Weyne) oo ka mid ah mujaahidiintii dalkan u soo halgantey ayaa waxa uu si adag u dhaliilay xukuumada Somaliland oo uu ku sifeeyey in ay taakuleyntii abaaraha kaga mashquushey olale aan xiligiisii la gadhin .

Read More »

Daawo:"Abaaar Soo Eeg Kamay Ahayn Madaxweynaha e Kaambayn Bay Ahayd 50 Baabuur Ba Is Daba Yaacay...."Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 732 | Tuesday December 20, 2016 - 20:08:43
Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Musharax Madaxweyne Ee Xisbigaas Ayaa Munaasibada Tobaadki Hore Kaga Qayb Galay Magaalada Hargeysa Ayaa Waxa Uu Xukumada Xisbiga Kulmiye Ku Edeyey Iney Dalka Oo Abaaro Ka Jiraan inta Badan AY K aWadaan Kaambeen Faysal Cali Waraabe Waxa Uu Si Gaar U SHeegay…

Read More »

"Haddii Aannu Ka Cag Horraynay May Ahayn In Ay Buuq Dhaliyaane Waxa Ay Ahayd Inay Nagu Hambalyeeyaan, Dhibkii Dalkeenna Yaallay Ayaannu Dunida Hor Gaynay" Hogaamiye Xirsi

0 Visits: 602 | Tuesday December 20, 2016 - 19:53:01
Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si mug leh uga hadlay ujeedada safarkii ay masuuliyiin culus oo isagu ka mid ahaa oo xisbiga WADDANI ahi ku tageen waddanka Kenya oo ay xukuumaddu ka hinaastay kaasi oo uu ku tilmaamay safar guul

Read More »

War Deg Deg Xog Culus:Dallada SONSAF Oo lagu Eedeeyay Inay Taageerto Xisbiga KULMIYE Ah

0 Visits: 509 | Tuesday December 20, 2016 - 19:49:55
Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa sheegay inay kalsoonidii kala noqdeen dallada ay

Read More »

Daawo:Mujaahid Ibraahin Dhaga Weyne Oo Edeymo Culus U Soo Jeediyey Xukumada Xisbiga Kulmiye +Kana Hadalay Abaaraha Dalka Ka Jira

0 Visits: 909 | Tuesday December 20, 2016 - 19:43:19
Hargeysa(AFKA)Mujaahid Ibraahin Dhaga Weyne Oo Edeymo Culus U Soo Jeediyey Xukumada Xisbiga Kulmiye +Kana Hadalay Abaaraha Dalka Ka Jira

Read More »

Daawo:xaliimo Oo Ah Musharaxad U Taagan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Deeq biyaa gaadhsiisay Deegano Ka Tirsan Gobolka Saaxil

0 Visits: 591 | Tuesday December 20, 2016 - 19:29:12
Burco(AFKA)xaliimo Oo Ah Musharaxad U Taagan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Deeq biyaa gaadhsiisay Deegano Ka Tirsan Gobolka Saaxil

Read More »

Daawo:Xisbiga Ucid Oo Sheegay Inaanu Jamaal Cali Xuseen Gobolada Togdheer Iyo Saaxil Mooye Gobolada Kale Taageero Ka Haysan Maxaase Sababay?

0 Visits: 875 | Tuesday December 20, 2016 - 19:22:12
Hargeysa(AFKA)Xoghayaha Arimaha Bulshada Ee Xisbiga Ucid Cabdiraxmaan Axmed Cali Ayaa Maanta Sheegay Inaanu Jamaal Cali Xuseen Gobolada Togdheer Iyo Saaxil Mooye Gobolada Kale Taageero Ka Haysan

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer Oo Edeymo Hor Leh U Soo Jeediey Xukumada Xisbiga Kulmiye +Dhaliilay Soo Dhaweyntii Jamaal Cali Xuseen Xili Abaaro Jiraan

0 Visits: 533 | Tuesday December 20, 2016 - 19:17:33
Burco(AFKA)Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI Ee Gobolka Togdheer Oo Edeymo Hor Leh U Soo Jeediey Xukumada Xisbiga Kulmiye +Dhaliilay Soo Dhaweyntii Jamaal Cali Xuseen Xili Abaaro Jiraan

Read More »

Daawo:Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Goor Dambe Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Gudoomiyaha Xisbiga Waddani

0 Visits: 593 | Tuesday December 20, 2016 - 19:13:30
Hargeysa(AFKA)Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Xasan Gaafadhi Ayaa Ka Jawaabay Edeymo Uga Yimi Doraad Gudoomiyaha Xisbiga Waddani

Read More »

Daawo: Ceel Biyoodkii Deegaanka Dan Dan Oo Ka Tirsan Gobolka Buuhoodle Oo Fadhiistay Iyo Baaq Loo Diray Bulshada

0 Visits: 556 | Tuesday December 20, 2016 - 19:01:06
Buuhoodle(AFKA)Ceel Biyoodkii Deegaanka Dan Dan Oo Ka Tirsan Gobolka Buuhoodle Oo Fadhiistay Iyo Baaq Loo Diray Bulshada

Read More »