Wararka

Daawo:Madaxwaynaha Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey War Murtiyeedkii Laga Soo Saaray Shirkii Igaad Ee Lagu Qabtay Muqdisho

0 Visits: 793 | Wednesday September 14, 2016 - 08:40:52
Madaxwaynaha Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey War Murtiyeedkii Laga Soo Saaray Shirkii Igaad Ee Lagu Qabtay Muqdisho

Read More »

Bayern Munich Oo Allainz Arenina Ku Dubatay Rostov, Ateltico Madrid Oo PSV Soo Garaacday, Kulankii Man City Oo Duufaano Loo Kansalay Iyo Napoli Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Soo Gaadhay Dynamo Kiev

0 Visits: 798 | Wednesday September 14, 2016 - 08:39:07
Kooxda shanta jeer ku gulaystay Champions Leaque-ga ee Bayern Munich ayaa soo dhawayn xun u samaysay kooxda Ruuska ka dhisan ee Rostov waxayna kooxda Carlo Ancelotti 5:0 ku xasuuqday kooxdan Rostov oo markii ugu horaysay soo gaadhay heerka Groupyada Champions Leaque-ga

Read More »

Daawo:Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Weerarkii 9/11/2001 Maxaase Hada Iska Badaley Maraykanka

0 Visits: 617 | Tuesday September 13, 2016 - 21:10:00
Daawo:Barnaamij Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Weerarkii 9/11/2001 Maxaase Hada Iska Badaley Maraykanka

Read More »

WAR DEG DEG AH Daawo Qaadkii Kenya waa la fasaxay

0 Visits: 547 | Tuesday September 13, 2016 - 20:59:47
WAR DEG DEG AH Daawo Qaadkii Kenya waa la fasaxay

Read More »

Iska Hor Imaad dhimasho & dhaawac sababay oo goor dhow ka dhacay Qeybo ka Mid Muqdish

0 Visits: 783 | Tuesday September 13, 2016 - 20:31:13
Iska horimaad hubeysan ayaa maanta ka dhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir kaasoo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowlada Somalia.

Read More »

Daawo;Guddoomiyaha Gobolka Hawd oo ka Hadlay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada,

0 Visits: 499 | Tuesday September 13, 2016 - 20:26:29
Daawo(afka);Guddoomiyaha Gobolka Hawd oo ka Hadlay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada,

Read More »

Liverpool Oo Si Xoogan Ugu Sii Diyaar Garoobaysa Kulanka Chelsea +Sawiro

0 Visits: 756 | Tuesday September 13, 2016 - 19:52:08
Liverpool ayaa dib u heshay xidiga khadka dhexe eeEmre Can kaas oo dhaawac ku seegay kulamadii ay kooxdiisu soo ciyaartay todobaadyadii ugu danbeeyay. Liverpool ayaa haddaba bilawday diyaar garawga kulanka adag ee ay Stamford Bridge ku booqan doonto kooxda Chelsea.

Read More »

Daawo:Nuxurkii Khadbadii Ka Jeediyeen Maayir Muraad Iyo Gudoomiye Qabyatire Garoonka Kubada Cagta Burco

0 Visits: 450 | Tuesday September 13, 2016 - 19:24:23
Nuxurkii Khadbadii Ka Jeediyeen Maayir Muraad Iyo Gudoomiye Qabyatire Garoonka Kubada Cagta Burco

Read More »

Shir-Madaxeedkii IGAD ee Muqdisho oo lasoo Gunaanaday iyo War-murtiyeed laga soo Saaray

0 Visits: 752 | Tuesday September 13, 2016 - 18:25:56
Shir-madaxeedkii IGAD ee Muqdisho lagu qabtay ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed ay ka mid ahaayeen in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya.

Read More »

Diyaaradaha ISrail Oo Duqaymo Ka Gaystay Gudaha Suuriya+Maxaa Sababay

0 Visits: 529 | Tuesday September 13, 2016 - 17:05:08
Diyaaradaha ISrail Oo Duqaymo Ka Gaystay Gudaha Suuriya

Read More »

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo ka Warbixiyay Xarun Diiwaan-gelineed oo la Weeraray

0 Visits: 662 | Tuesday September 13, 2016 - 16:22:23
Hargeysa(AFKA)Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, Cabdulqaadir Iimaan ayaa sheegay in goob Diiwaan-galineed oo ku Taallay magaaladda laascaanood laga xaday Qalabkii diiwaangelinta ee taallay.

Read More »

Shir madaxeedkii IGAD oo Muqdisho ka furmay iyo Madaxweyneyaal baaqday+Sawiro

0 Visits: 507 | Tuesday September 13, 2016 - 16:15:08
Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Muqdisho shir madaxeedkii dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD.

Read More »

War Deg Deg ah: Dayuurad siday Madaxweyne Geelle oo dib uga laabatay hawada Muqdisho+Maxaase Sababay?

0 Visits: 547 | Tuesday September 13, 2016 - 16:09:20
Dayuuradii waday Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la sheegay iney ka soo degi weyday garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

"Madaxweynaha Sudan kama qayb-galayo Shir Madaxeedka IGAD ee lagu qabanayo Muqdisho"Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya

0 Visits: 567 | Tuesday September 13, 2016 - 16:07:08
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, C/salaam Hadliye Cumar, ayaa sheegay in shirka IGAD ee Maanta Muqdisho lagu qabanayo inuusan kasoo qayb-geli doonin Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir.

Read More »

DaawoFaysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Gacan Ka Gaysanayo Doorashada Somaliya

0 Visits: 322 | Tuesday September 13, 2016 - 15:57:56
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo sheegay in uu diyaar u yahay inuu ka qayb-qaato doorashada dalka Soomaaliya, isagoona tilmaamay in uu jecel yahay inuu gacan ka gaysto sidii Soomaaaliya loogu doori lahaa madaxweyne wanaagsan.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir Oo Diiday In Uu Ka Soo Dego Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 1680 | Tuesday September 13, 2016 - 15:48:29
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye oo goor dhow la hadlay Idaacada BBC-da ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir aanu ka soo qeyb geli doonin shirka Madaxeedka IGAD ee goor dhow ka furmaya Muqdisho.

Read More »

Daawo;Hay'ada SOMTRAG Oo Lix Boqol Oo Qoys Oo Dan Yar Ah U Qaybisay Deeq Hilib Oo Ugu Tlagashay Munaasiba Ciidul Adxada,

0 Visits: 530 | Tuesday September 13, 2016 - 15:21:22
Burco(AFKA);Hay'ada SOMTRAG Oo Lix Boqol Oo Qoys Oo Dan Yar Ah U Qaybisay Deeq Hilib Oo Ugu Tlagashay Munaasiba Ciidul Adxada,

Read More »

Daawo:Barnaamijka Salamaha Ciida Oo Bulshada Burco Eheladooda Ugu Dirayeen Meelkasta Oo Ay Kale Jogaan.by Wariye;Khadar Hanad

0 Visits: 625 | Tuesday September 13, 2016 - 15:13:14
Burco(AFKA);Barnaamijka Salamaha Ciida Oo Bulshada Burco Eheladooda Ugu Dirayeen Meelkasta Oo Ay Kale Jogaan.by Wariye;Khadar Hanad

Read More »

Daawo;Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Muqdisho soo gaaray,

0 Visits: 762 | Tuesday September 13, 2016 - 14:51:59
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Barmaamijka Ciida ee ay qabteen Fanaaniinta Xidigaha Geeska iyo Munaasibada Ciidal Adxada

0 Visits: 812 | Tuesday September 13, 2016 - 13:57:30
Barmaamijka Ciida ee ay qabteen Fanaaniinta Xidigaha Geeska iyo Munaasibada Ciidal Adxada

Read More »