Wararka

Saxiixa Ugu Qaalisan Dunida & Afar Xidig Oo Man United Ah Oo Hogaaminaya Shaxda Kooxda Ugu Xun Isbuucaan Horyaalka Ingiriiska

0 Visits: 929 | Tuesday September 13, 2016 - 13:44:14
Manchester United ayaa noqotay kooxda ugu badan ee ciyaartoy ku yeelata shaxda kooxdii ugu xumeyd isbuucaan kulamada horyaalka Ingiriiska ee ay doortaan khabiiradda shabakadda caalamiga

Read More »

Daawo:Raysal Wasaraha Itoobiya oo goor dhow ka soo degay garoonka Aadan cadde,+Sawiro

0 Visits: 902 | Tuesday September 13, 2016 - 13:12:25
Raisul wasaaraha dowlada Itoobiya Haile Mariam desilgn ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Qaar ka mid ah Wasiirada arrimaha dibeda IGAD oo goor dhow yimid magaalada Muqdisho+Sawiro

0 Visits: 417 | Tuesday September 13, 2016 - 12:27:11
Muqdisho(AFKA);Wasiirada arrimaha dibeda ee dalalka Jabuuti Kenya iyo Ugandha ayaa soo gaaray goor dhow garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

David Cameron Oo Iska Casilay Xildhibanimadi Baarlanaka Wadanka Britain,

0 Visits: 1034 | Tuesday September 13, 2016 - 12:16:11
Ra'iisalwasaarihii hore ee Britain David Cameron ayaa ka dagi doona xilka xildhibaanimada, iyadoo keeni doonta in doorasho cusub lagu qabto deegaanka uu matalayo ee Witney ee Oxfordshire

Read More »

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo laga joojiyay maanta Duullimaadyadii Rayidka ahaa ee imaan jiray

0 Visits: 759 | Tuesday September 13, 2016 - 12:12:03
Muqdisho(AFKA);Duulimaayadii rayidka ahaa ayaa laga joojiyay inay maanta yimaadaan garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo lagu wado inay garoonka Aden Addekasoo dagaanmadaxda Waddamada ku bahoobay IGAD oo shirkoodii uug horreeyay maanta ku yeelanaya Muqdisho.

Read More »

Dawo;Suldaan Maxamuud Guuled Oo Ka Horjestay In Lo Kaco Muusiga Calanka Soomaliland,

0 Visits: 679 | Tuesday September 13, 2016 - 12:03:24
Burco(AFKA);Suldaan Maxamuud Guuled Oo Ka Horjestay In Lo Kaco Muusiga Calanka Soomaliland,

Read More »

Shir-madaxeedka IGAD oo lagu wado Maanta in Markii ugu Horreysay lagu qabto Magaalada Muqdisho

0 Visits: 416 | Tuesday September 13, 2016 - 11:53:14
Muqdisho(AFKA)Madaxda dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD ayaa laguu wadaa inay markii ugu horreysay Muqdishoshir kuqabtaan, tan iyo markii ururkaa la aasaasay sannadkii 1986-kii.,

Read More »

Daawo:Barnaamijkii Salaamaha Ee Magaalada Gabiley

0 Visits: 418 | Tuesday September 13, 2016 - 11:16:00
:Barnaamijkii Salaamaha Ee Magaalada Gabiley

Read More »

Daawo:Khaladaadka Caafimaad Darro Ee U Gallo Bani Aadamku Marka U Maydhanaayo (Xogta Dahsoon)

0 Visits: 851 | Tuesday September 13, 2016 - 11:14:05
Khaladaadka Caafimaad Darro Ee U Gallo Bani Aadamku Marka U Maydhanaayo (Xogta Dahsoon)

Read More »

Hordhac: Manchester City v Borussia Monchengladbach: Sergio Aguero Oo Dib Ugu Soo Laabanaya Citizens

0 Visits: 1071 | Tuesday September 13, 2016 - 10:56:13
Kadib guushii ay todobaadkaan ka gaareen Manchester United, wiilasha macalin Pep Guardiola ayaa gurigooda kusoo dhaweynaya kooxda reer Jarmal eeBorussia Monchengladbach kulanka ugu horeeya wareega groupyada Champions League-ga xili ciyaareedkaan.

Read More »

Sawirro: Paul Pogba, Mesut Ozil, Benzema & Xiddigaha Waa Weyn Ee Muslimka Ah Ee Shalayto Farxada Ciida La Wadaagay Taageerayaashooda.

0 Visits: 2572 | Tuesday September 13, 2016 - 10:52:08
Ummada Muslimiinta meel walba oo ay daafaha dunida ka joogaan waxa ay shalayto u dabaaldegayeen farxada Ciidul Adxa kamana reebana xiddigaha waa weyn ee kubada cagta, kuwaasoo fariimo iyo sawiro ku aadan dabaaldega ciida la wadaagay taageerayaashooda.

Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha & Xamaasada Leh Ee Champions League Ee Caawa Dhexmaraya Paris Saint-Germain v Arsenal

0 Visits: 674 | Tuesday September 13, 2016 - 10:50:04
PSG v Arsenal Garoonka: Parc des Princess Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Viktor Kassai (Hungary)

Read More »

Hordhaca Group D Champions League: Bayern Munich Oo Wajaheysa Koox Ruush Ah & PSV Iyo Atletico Madrid Oo Holland Ku Ciyaaraya Caawa.

0 Visits: 891 | Tuesday September 13, 2016 - 10:47:13
Bayern Munich v Rostov Garoonka: Allainz Arena Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Anthony Taylor (England)

Read More »

Daawo: Haayada EWADA oo Xoolihi Udxiyada u Qaybisay Kun QOYS oo Danyar ah oo ku nool Magaalada BURCO

0 Visits: 663 | Tuesday September 13, 2016 - 10:44:46
Haayada Khayriga Ah Ee EWADA Oo Deeqda Udxiyada U Qaybisay Ilaa 1000 Qoys Oo Danyar Ah.

Read More »

Dhageyso-Radioi AFkashacabka Warkii Caawa Oo Idinka Imanaay Magaalada Burco Waxaana Soo Jeedinaay Cabdirisaaq koronto

0 Visits: 778 | Monday September 12, 2016 - 22:04:22
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda BurcoEe Xarunta Gobolka Togdheer Waxaana Soo Jeedineysa Cabdirisaaq koronto

Read More »

Daawo;Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Shacabka Salaada Ciida La Tukuday Magalada Gaalkacayo

0 Visits: 493 | Monday September 12, 2016 - 21:42:30
Gaalkacayo(AFKA);Madaxwayne Ku Xigeenka Puntland Oo Shacabka Salaada Ciida La Tukuday Magalada Gaalkacayo

Read More »

Xarunta Lagu Xanaaneyo Caruurta Agoomaha Ee URTEHAGEN Ee Magaalada Burco Oo Si Weyn Caruurtaasi U CIidey +Sawiro

0 Visits: 2553 | Monday September 12, 2016 - 18:01:37
Burco(AFKA)Iyadoo Guud Ahaan Maanta Munaasiabda Ciida Adxada Ayaa Bulshada Magaada Burco Si Weyn Isku Sooo Baxen Munaasiadan Awgeed Iyadoo Ku Labisan Dhar kale Duwan Oo Indhahood Faraxad Lagu Dareemaayey Hada Xarunta Xanaaneta Caruurta Agoomaha Ee URTEHAGEN

Read More »

Daawo:Magaalada Gabiley Iyo Masuuliyiin Tiro Badan oo Kala Soo Qayb Galay Munaasibada Ciida Adxada

0 Visits: 509 | Monday September 12, 2016 - 16:33:44
Daawo:Magaalada Gabiley Iyo Masuuliyiin Tiro Badan oo Kala Soo Qayb Galay Munaasibada Ciida Adxada

Read More »

Daawo;Magalaad Boorama Oo Si Bladhan Loga Oo Ogay Munasibada Ciida Adxada,

0 Visits: 539 | Monday September 12, 2016 - 16:17:06
Magalaad Boorama Oo Si Bladhan Loga Oo Ogay Munasibada Ciida Adxada,

Read More »

Daawo:Munaasiabda Ciidu Adxa Oo Si Weyn Looga Ogaagey Magaalada Ceerigaabo

0 Visits: 589 | Monday September 12, 2016 - 16:09:42
Sida Looga Ciiday Ciidal Adxaha Magaalada Ceerigaabo

Read More »