Wararka

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Safiirka Ingiriiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya

0 Visits: 514 | Tuesday August 30, 2016 - 15:32:59
Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiir Ka Socda Dalka Ingiriiska

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Codsi Aqoonsi Raadin Ah U Gudbisay Dawladda Masara Iyo Warbaahinta Carabta Oo Ka Hadashay.

0 Visits: 825 | Tuesday August 30, 2016 - 15:27:46
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa u gudbiyey Dowladda Masar codsi la xidhiidha sidii ay u aqoonsan lahaayeen Somaliland.

Read More »

Daawo:Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Yusuf Ibraahim Goo Gooye Oo Kahadlay Arimo Doora Muxuuse Yidhi?

0 Visits: 702 | Tuesday August 30, 2016 - 15:22:12
Hargeysa(AFKA)Xog-Hayaha Guud Ee Xisbiga UCID Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Deegaanada Waqooyiga Magaalada Hargeisa Oo Xukuumadu Sheegtay Inay Ka Bilaabayso Diiwaan Gelinta

Read More »

Daawo: Aas Qaran Loo Sameeyey Agaasimihi Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ee Somaliland Iyo Axsaabta Qarank Oo Ka Qayb Galay

0 Visits: 524 | Tuesday August 30, 2016 - 15:11:04
Burco(AFKA)Aas Qaran Loo Sameeyey Agaasimihi Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ee Somaliland Iyo Axsaabta Qarank Oo Ka Qayb Galay

Read More »

Daawo:Saylada Xoolaha Ee Magaalada Burco Oo Laga Dhigay Mudaharaad Lagaga Soo Hor Jeedo Shirkada AL.JAABIRI Ee Iibsata Xoolaha

0 Visits: 711 | Tuesday August 30, 2016 - 14:56:00
Burco(AFKA)Saylada Xoolaha Ee Magaalada Burco Oo Laga Dhigay Mudaharaad Lagaga Soo Hor Jeedo Shirkada AL.JAABIRI Ee Iibsata Xoolaha

Read More »

War Deg Deg ah: Weerar ismiidaamin ah oo Goordhaw ka dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

0 Visits: 656 | Tuesday August 30, 2016 - 14:51:53
Waxaa goor dhow albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ka dhacay qarax aad u wayn kaas oo gil gilay qeybo kamid ah Magaalada Mogdisho, qaraxa kadib ayaa la maqlay rasaas dhaceysa xoogan oo dhaceysa.

Read More »

"Madaxwaynuhu Waa Mujaahid Muddo Kordhina Ma Rabo Ee Kuwa Awoodihiisa Ku Tagrifala Ayaa Doonaya Inay Meesha Sii Joogaan" Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog

0 Visits: 674 | Tuesday August 30, 2016 - 12:36:09
Hargeysa (AFKA)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland kana mid ah xildhibaanada ku abtirsada xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay awoodda dheeraadka ah ee wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Muddo

Read More »

Ra'isul Wasaarihii Hore Ee Somalia Oo Eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka

0 Visits: 569 | Tuesday August 30, 2016 - 12:21:16
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo , oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa eedeeyn kulul waxa uu usoo jeediyay Madaxda sare ee Dowlada Federaalka gaar ahaan Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Read More »

Kumanaan Tahriibayaal ah ay ku jiraan Soomaali oo laga bad baadiyay Xeebaha Liibiya+Sawirada

0 Visits: 793 | Tuesday August 30, 2016 - 12:08:15
Maraakiibta Dowlada Talyaaniga ayaa xeebaha u dhaxeeya Wadamada Liibiya iyo Talyaaniga waxa ay ka badbbaadiyeen Kumanaan qof oo Thariibayaal ah una badnaa dad kasoo jeeda Wadamada Ereteria iyo Soomaaliya.

Read More »

Tababare Sam Allardyce Oo Xaqiijiyay In Wayne Rooney Uu Sii Ahaan Doono Kabtanka Qaranka England

0 Visits: 531 | Tuesday August 30, 2016 - 11:43:05
Gooldhaliyaha ugu sareeya qaranka England Wayne Rooney ayaa siiwadi doona doorkiisa hogaamiyenimo ee xulka Sadexda Libaax sida uu xaqiijiyay macalinka cusub ee qaranka Sam Allardyce.

Read More »

Barcelona Oo Shaacisay In Lionel Messi Uu Dhaawac Soo Gaadhay Inkastoo Uu U Duulay Argentina Ka Hor Kulamada Isreebreebka Koobka Adduunka

0 Visits: 637 | Tuesday August 30, 2016 - 11:38:24
Warbixin ay soo saartay kooxda Barcelon ayaa lagu sheegay in baaritaan saaka lagu sameeyay Lionel Messi in lagu ogaado inuu dhaawac ka qabo muruqa bowdada bidix, laakiin uu ciyaaryahanka weli u safrao Argentina si uu ugu biiro xulkiisa qaranka.

Read More »

"Dib Udhac Ku Yimaada Doorashooyinku Waxa Ay Dhaawacaysaa Sumcada Somaliland"... Danjire Harriet Mathews

0 Visits: 694 | Tuesday August 30, 2016 - 11:32:13
Hargeysa(AFKA)-Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Somaliland iyo Somaliya danjire Harriet Mathews, ayaa shir jaraa'id oo ay Hargeysa shalay saxaafadda ugu qabatay waxay ku sheegtay in Ingiriisku taageerayo nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland, balse dib u dhac ku yimaada doorashooyinku…

Read More »

Daawo: Shirguddonka Golaha Wakiilada oo Xildhibanada Soo Xaadiri Waaya kalfadhiyada Golaha ugu Hanjabay in Warbaahinta laga Baafin Doono iyo Xildhibaano ka Cawday Arrintaas

0 Visits: 823 | Tuesday August 30, 2016 - 08:32:59
Warqad ka soo baxdey xafiiska xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa lagu baafiyey xildhibaano ka tirsan golahasi oo la sheegay in aanay fadhiyadii ugu danbeeyey ka soo qeyb galin .

Read More »

Inkabadan Kalabadh Xildhibanada Golaha Wakiilada oo la Baafinayo Kadib Kalfadhiyo Tiro badan oo ay ka maqnaadeen

0 Visits: 660 | Tuesday August 30, 2016 - 08:17:42
Warqad Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Xoghaya Golaha Wakiiladda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa waxa lagu baafinayaa 45-Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Somaliland ka Tacsiyadeeyey Geerida Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Shaqada Oo Hargaysa Ku Geeriyooday.

0 Visits: 636 | Tuesday August 30, 2016 - 07:56:34
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa,

Read More »

Xukuumada Oo So Dhawaysay In Lakala Qado Labada Dorasho Madaxtoyada Iyo Golaha Wakiilada

0 Visits: 716 | Monday August 29, 2016 - 20:02:23
Hargaysa(AFKA)Xukuumada somaliland ayaa go,aan ka gaadhay in goobaha lagu muransan yahay ee waqooyiga magaalada Hargeysa laga qaban doono diwaan gelinta iyo doorashada madaxtooyada.

Read More »

Daawo:Gobolka Buhoodle Oo Si Balaadhan Uga Socoto Diwaan Gelinta Codbixiyayaasha Somaliland

0 Visits: 731 | Monday August 29, 2016 - 19:26:13
Gobolka Buhoodle Oo Si Balaadhan Uga Socoto Diwaan Gelinta Codbixiyayaasha Somaliland

Read More »

DAAWO: Guddoomiyaha WADDANI Oo Ka Hadlay Go'aanka Xukuumadu Ka Gaadhay Lixdii Goobood Ee Diwaan Galintu Ka Dhicin.

0 Visits: 731 | Monday August 29, 2016 - 18:54:08
Hargaysa(AFKA)Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa ka hadlay go'aanka xukuumadda Somaliland ka gaadhay Deegaannada Waqooyiga Gobolka Maroodi-jeex ee lagu muransan yahay

Read More »

Dhegeyso –Radio Afkashacabka Warkii Caweysnimo Ee Caawa Iyo Wariye Cabdirisaaq Koronto

0 Visits: 1919 | Monday August 29, 2016 - 18:37:50
Waxaa Warka Caawa Idin Imanaya Xafiiska SHabakada AFka shacabka Ee Magaalda Brco Waxaana Soo Jeedinaya Cabdirisaaq CabdilaahI Aadan Koronto

Read More »

Agaasimaha Gobolada Bari Ee Wasarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Tacsi U Dirtay Agaasimihii Guud Ee Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland

0 Visits: 1192 | Monday August 29, 2016 - 18:31:10
Burco (AFKA)Agaasimaha Gobolada Bariga Ee Wasarada Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Sahra Maxamed Xuseen Oo Ku Hadlaysa Magaceeda Iyo Ka Shaqalaha Wasarada Arimaha Bulushada Ee Gobolada Bariga Somailand Waxay Ka Tacsidaynaysa Wasaarada Arimaha Bulshada ,Shacabka Somalila

Read More »