Wararka

Makhaayad Ku Taala Dalka Fransiiska Oo Laga Caydhiyey Dadka Muslimka Ah,

0 Visits: 689 | Monday August 29, 2016 - 17:38:08
Makhaayad Ku Taala Dalka Fransiiska Oo Laga Mamnuucay Dadka Muslimka Ah, Bulshada isticmaala baraha warbaahinta ayaa muujiyey xanaaq ka dib markiifidiyoow muuqaal ah la galiyay internetka kaasoo muujinaya laba dumar oo Muslim ah dalka Fransiiska loo sheegay in ay ka baxaan makhaayad oo markaa lagu soo…

Read More »

Deg Deg:Agaasimihii Guud Wasaarada Ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Marxuum Maxamed Faarax Oo Goor Dhayayd Geriyoday Magalada Hargaysa

0 Visits: 735 | Monday August 29, 2016 - 16:58:21
Alle ha u naxariisto Agaasimihii guud ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland Marxuum Maxamed Faarax ayaa maanta goor dhaweyd ku geeriyoodey Magaalada Hargaysa .

Read More »

Daawo;Mareeyaha Wakalada Biyaha BerBera Oo Kahadlay Biyo Yaraan Soo Food Saartay Magalada .

0 Visits: 636 | Monday August 29, 2016 - 16:42:36
BerBera(AFKA)Mareeyaha Wakalada Biyaha BerBera Oo Kahadlay Biyo La'aan Soo Food Saartay Magalada Xili Xoolo Tiro Badan Ay Ka Dhofayan Dekada Berbera

Read More »

Weerar Ismiidaamin dad badan lagu dilay oo lagu qaaday Xero Milatari oo kutaala Dalka Yaman.+Sawiro

0 Visits: 623 | Monday August 29, 2016 - 16:25:44
Weerar isiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta lagu weeraray xero milatari lagu tababarayay ciidamo cusub oo kamid noqonaya Milatariga dowlada Yaman.

Read More »

Qaar Ka Mida Shirkadaha Ka Ganacsada Sayladaha Somaliland Oo Sharafta Ka Qaaday Qiimaha Lagu Iibsado Xoolaha Somaliland+Mooraal Jabka Xoolo Dhaqatada

0 Visits: 984 | Monday August 29, 2016 - 16:15:08
Xiliyadan Oo Kale Waxaa Kor U Kaca Kala Iibsiga Xoolaha Nool,Kuwaas Oo Ay Sabab U Tahay Mooshinka Xajka Oo Ay Gudanayaan Dadka Muslimka Ahi,Inta Badana Waxaa Mashquul Noqda Sayladaha Xoolaha Gaar Ahaan Kuwa Somaliland,

Read More »

Daawo;Safiirka Ee Ufidhiya Safarada Australia Somaliland Maxamed Ismacil Xusen Oo Sheegay Inay Abwaan Hadraawi U Qaadayaan Dalkaasi.

0 Visits: 758 | Monday August 29, 2016 - 15:37:52
Hargaysa(AFKA)Safiirka Ee Ufidhiya Safarada Australia Somaliland Maxamed Ismacil Xusen Oo Sheegay Inay Abwaan Hadraawi U Qaadayaan Dalkaasi.

Read More »

Daawo:Shirweynaha Dhalinyarada Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Jigjiga Ka Furmay

0 Visits: 645 | Monday August 29, 2016 - 15:36:02
Jigjiga(AFKA)Shirweynaha Dhalinyarada Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Jigjiga Ka Furmay

Read More »

Daawo:Munaasibad Lagu Wareejinayo Lacag Qaadhan Ah oo Guddida Wadada Ceerigaabo Qaybteeda Garadag

0 Visits: 600 | Monday August 29, 2016 - 15:22:39
Munaasibad Lagu Wareejinayo Lacag Qaadhan Ah oo Guddida Wadada Ceerigaabo Qaybteeda Garadag

Read More »

Daawo: Munaasibad Balaadhan oo Lagu Furayay Dugsiga Hoose Dhexe Qaadi Maxamoud Ee Magaalada Burco

0 Visits: 625 | Monday August 29, 2016 - 15:16:28
Burco(AFKA)Munaasibad Balaadhan oo Lagu Furayay Dugsiga Hoose Dhexe Qaadi Maxamoud Ee Magaalada Burco

Read More »

Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhiga Muwaadin Siciid Maxamuud Gahayr

0 Visits: 655 | Monday August 29, 2016 - 14:59:16
Hargeysa(AFKA)xarunta xuquuqal iinsaanka somaliland ayaa ka hadashay xadhiga loo gaystay qoraaga Siciid Maxamuud Gahayr oo ku xidhan magaalada Hargeysa.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Cisbitaalka Ku Booqday Muj. Ooto Biixi Oo Xanuun U Jiifa.

0 Visits: 775 | Monday August 29, 2016 - 14:55:43
Hargeysa(AFKA)Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa shalay Cusbitaalka Edna

Read More »

Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Dareen Celiyey Wadahadalka Lagu Wado Inuu Magaalada Burco Ku Dhexmaro Xukumada Somaliland Iyo Khaatumo.

0 Visits: 1048 | Monday August 29, 2016 - 14:17:40
Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Dareen Celiyey Wadahadalka Lagu Wado Inuu Magaalada Burco Ku Dhexmaro Xukumada Somaliland Iyo Khaatumo.

Read More »

Daawo:Guddida Fulinta Xisbiga KULMIYE Oo Kulan Xasaaasi Iskugu Yimi Magaalada Hargeisa Muxuuse Daaranaa?

0 Visits: 624 | Monday August 29, 2016 - 14:10:41
Guddiga Fulinta Xisbiga KULMIYE oo dooday arrimo Xaas-xaasiya.

Read More »

War Deg Deg:Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde oo saakay Shaqo joojin sameeyay iyo Sababta ka Dambeysa

0 Visits: 768 | Monday August 29, 2016 - 11:06:26
Wararka aan ka heleyno garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdishp ayaa sheegaya in shaqaalaha Shirkada Favori ee ka howlgala garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ay saakay sameeyeen shaqo joojin.

Read More »

Angela Merkel oo dhalliishay siyaasadaha ku aaddan qaxootiga ee Midowga Yurub

0 Visits: 824 | Monday August 29, 2016 - 11:02:58
Angela Merkela oo ah haweneyda hoggaamisa dawlada dalka Jermalka ayaa dhalliil usoo jeedisay dalalka midowga Yurub.

Read More »

Hazard, Sanchez & Rashford Oo Hogaaminaya Shaxda Kooxda Todobaadkan Ee EPL-ka Oo Uu Soo Doorto Khabiirka BBC-da Garth Crooks

0 Visits: 636 | Monday August 29, 2016 - 11:00:38
Todobaadkii sadexaad ayaa la ciyaaray kulamada horyaalka Ingiriiska iyadoo ay kasoo baxeen natiijooyin aysan marna ka murugoon kooxaha ugu waaweyn horyaalka marka laga reebo Liverpool oo iyadoo marti ah barbaro lasoo gashay Tottenham Hotspur.

Read More »

Foostooyin Miinnooyin Ah Oo Lagu Garaacay Magaallada ALLEPO Iyo Maati Carruur U Badan Oo Ku Naf-Wayday.

0 Visits: 692 | Monday August 29, 2016 - 08:56:42
Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhintey,halka 30 kalena ay ku dhaawacmeen,kaddib markii lagu tuurey foostooyin bambaanooyin ah oo

Read More »

Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Miino Oo Ka Dhacay Gudaha Dalka Kenya.

0 Visits: 807 | Monday August 29, 2016 - 08:55:09
Hal qof ayaa ku dhintay miino ku kacday gaari marayay inta u dhexeysa Raskiamboni iyo Kiunga shalay galinkii dambe.

Read More »

Madaxweyne Erdogan Oo Difaacay Hawlgalka Ciidamada Turkigu Ka Wadaan Gudaha Suuriya.

0 Visits: 591 | Monday August 29, 2016 - 08:53:01
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa difaacay howlgalka ay ciidankiisa ka wadaan gudaha Suuriya.

Read More »

Ciidamada Ammaanka Dalka Masar Oo Xidhay 40 Qof Oo Tahriibayaal Soomaali Ah

0 Visits: 688 | Monday August 29, 2016 - 08:51:07
Wararka ka imaanaya dalka Masar ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka dalkaasi ay xireen Somali tahriibayaal ah, kuwaasi oo tiradooda ay gaarayso 40 ruux.

Read More »