Wararka

Maxkamadda Ugu Saraysa Dalka Australia Oo Amartay In Lagu Celiyo Doorashadii Madaxnimo Ee Dhacday Bishii May

0 Visits: 636 | Saturday July 02, 2016 - 00:30:40
Maxkamadda ugu sareysa dalka Austria ayaa amar ku bixisay in lagu celiyo doorashadii madaxtinimada ee dalkaasi ee la qabtay bishii May. Go'aankan ayey u cuksatay cabasho dhanka sharciga ah oo ka timi xisbiga midigta fog ee Freedom Party.

Read More »

Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Xildhibbaan Ibraahim Dhaadheere

0 Visits: 602 | Saturday July 02, 2016 - 00:30:37
Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, afka xildhibbaanada golaha Wakiilada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga WADDANI,…

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsiya Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Xildhibaan Ibraahim Maxamed Xuseen (dhaadheere)

0 Visits: 701 | Saturday July 02, 2016 - 00:29:32
TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu tacsi u dirayaa, Golayaasha Qaranka, Wakiilada, Guurtida, waxgaradka, waayeelka, aqoon yahanka,…

Read More »

Daawo:Barnamijkii Xiisaha Badna Ee Hagaha Qoyska ,Qeybtii 24 aad.

0 Visits: 621 | Friday July 01, 2016 - 17:56:58
Halkan Ka Daawo Barnamijkii Hagaha Qoyska 24aad.

Read More »

Madaxweyne Djabouti Oo Sheegay In Dalkiisu Sare U Kac Ka Sameeyey Horu Marka Dhaqaalaha

0 Visits: 539 | Friday July 01, 2016 - 14:41:19
Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Isniintii Todobaadkan sheegay in Dhaqaalaha Dalkiisa uu sare u kacay 6% Sanadkan, uuna rajeynayo in sannadaha soo socda uu intaas kasii kordho.

Read More »

Falaqaynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Caawa Dhexmari Doona Wales Iyo Belgium

0 Visits: 683 | Friday July 01, 2016 - 14:19:17
Lille ayaa caawa martigelinta kulanka aadka u adag ee Belgium iyo Wales iyadoo labada koox midii gul gaarta

Read More »

Xog Culus Dowlada Itoobiya Oo Ku Biirtay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay.

0 Visits: 476 | Friday July 01, 2016 - 13:58:48
Dawlada Ethopia Oo Ku Biirtay Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Dawlada Ethiopia oo Ku Biirtay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay

Read More »

Aabe Iyo Saddex Wiil Oo Uu Dhalay Oo Ku Dhintay Qaraxii Lafoole Iyo Xasan Sheekh Maxamud Oo Ka Hadlay

0 Visits: 762 | Friday July 01, 2016 - 12:57:44
Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa uu hadlay qaraxii miino ee Khamiistii ka dhacay Deegaanka Lafoole,

Read More »

Daawo: Suaalaha Ramadaanta iyo Jawaabaha Sh, Maxmed Cumar Dirir

0 Visits: 1795 | Friday July 01, 2016 - 12:23:28
Waa Barnaamijkii 6aad ee Sh Maxmed Cumar Dirir kaga jawaabo bishan ramadaan su'aalo ay soo waydiiyeen dad dalka gudihiisa iyo dabadiisaba joga

Read More »

"Xildhiban qabille xisbiga kama tirsanee jamaal bu la qayilaa, Rooda na waxa wanagsan inay isku dhexkariskeedi iska karsato Tallaabona wan ka qaadaya" Faysal Ali warabe

0 Visits: 1241 | Friday July 01, 2016 - 12:16:19
Guddoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay eedayo uga yimi guddooyimaha xisbiga ee gobolka Saaxil Rooda Axmed Yaasiin iyo Xildhibaan Qabille oo ka tirsan golaha wakiilada

Read More »

Daawo: "Faysal guddoomiye noomaha ah mana aqoonsanin haddii uu guddomiye yahay wuxuu samayn lahaa ixtiraamkeedii "Roda Axmed Yasin

0 Visits: 475 | Friday July 01, 2016 - 12:05:22
Roda Axmed Yasin ayaa si Adag ula Hadashay Faysal Ali Warabe Farriina u Dirtay Bulshada Somaliland iyo Tagerayasha Xisbiga iyadoo Xisbiyada Qaranka, Akadamiyda iyo Gudiga Diwangelinta Ururada Siyaasadda ku Canaanatay sababta ay u aqoonsan yihin Gudomiye Faysal oo keliya ee ay shirarka uga qaybgelinaya…

Read More »

Daawo: Qaybtii 2aad ee Barnaamijka Iftiinshe2 iyo Saamaynta Burbura Qoysku ku yeelan karo Caruuurta

0 Visits: 567 | Friday July 01, 2016 - 11:51:53
Barnaamijkan oo Diirada Saaray Saamaynta Ay Caruurta ku yeeshaan Burburka Qoyska Ama Furniinku ayaa aad kuu qiiro gelinaya kadib markad daawato waraysiga laga qaaday wiilka yar ee ka shekaynaya saamaynta ay ku yeelatay kala tagistii hooyadiiiyo aabihii

Read More »

Daawo Muuqaal:- Abwaan Axmed Batuun Oo Markale Soo Saaray Suugaan Jacbur Qosol Badan Iyo Wariye Shirwac Oo Waraystay

0 Visits: 1378 | Friday July 01, 2016 - 10:25:29
Abwaan Axmed Batuun Oo Caan ku ah Suugaanta Jacburka ee weliba laga sameeyo Technolgyg Danbe ayaa Markale Soo Saaray Suugaan Jacbur Qosol Badan waxana waraysi xiiso badan la yeshay weriye cabdixakin shirwac

Read More »

Daawo "Faysal Ma Bad Qabo, in madxweynuhu garabka qabto faysalna caddayn bay utahay duminta xisbiga in madaxweynuhu ku lug leyahay"Xildhiban Qabille

0 Visits: 618 | Friday July 01, 2016 - 09:42:12
Xildhiban Maxmed faarax qabile oo ah xildhibanka keliya ee golaha wakiilada kaga hadhay xisbiga UCID ayaa si adag ula hadlay madaxweyne silaanyo, faysal ali warabe, iyo gudiga ururada siyasada

Read More »

Daawo Sawirada Kulanka Saddexda Guddoomiye Xisbi Qaran La Yeesheen Safiir Cusub Oo Dawladda Jarmalku U Magacawday Somaliland Iyo Somaliya

0 Visits: 644 | Friday July 01, 2016 - 09:04:41
Madaxda saddexda xisbi Qaran ee Somaliland ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI, ayaa kulan la qaatay safiirro iyo dublamaasiyiin ka socda dalwadda Jarmalka.

Read More »

Eng Maxamed Xashi Cilmi oo Xaalad Caafimad u jiifa Cisbitaalka Hargeysa iyo Gudomiye Cirroo oo ku Bookhday Cisbitaalka+Sawiro

0 Visits: 541 | Friday July 01, 2016 - 08:55:31
Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md.Cabdiraxmaan M. Cabdillaahi (Cirro), ayaa

Read More »

Meelaha ay ka soo jeedaad Dadki weeraray Garoonka Diyaaradaha ISTANBUL oo la shaaciyey

0 Visits: 472 | Friday July 01, 2016 - 08:51:12
Warbaahinta Turkiga ayaa sheegay in saddexdii nin ee ka dambeeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday garoonka Diyaaradaha Istanbul

Read More »

Daawo Sawirada:Tartankii Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer Oo La Soo Gabagabeeyey  Iyo Ardaydii Kaalmaha Hore Ka galay Oo Abaalmarino La Gudoonsiiyey  

0 Visits: 884 | Thursday June 30, 2016 - 20:49:42
munaasibada balaadhan oo lagu gudoonsinaayey  Ardaydii  Tartan Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer Kaalmaha Hore Ka Galay Bisha barakaysan ee ramadaanta   Ayaa Lagu Qabtay Masaajidka Raxma

Read More »

Daawo:Barnamijkii Hagaha Qoyska 23 aad, Soo Sare Axmed Cali Diriye.

0 Visits: 768 | Thursday June 30, 2016 - 19:02:58
Halkan Ka Daawo Barnamijkii Hagaha Qoyska 23 aad, Soo Sare Axmed Cali Diriye.

Read More »

Daawo:Koox faneedka xiddigaha geeska ayaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku soo dhaweeyay fanaanka Axmed Biif

0 Visits: 689 | Thursday June 30, 2016 - 17:52:30
Koox faneedka xiddigaha geeska ayaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku soo dhaweeyay fanaanka Axmed Biif

Read More »