Wararka

Daawo: Guddomiyah Gobolka Togdheer oo la kulmay Guddiga Dib u dhis iyo Dib u hawlgelinta Maxadka Farasamada Gacanta ee Burco

0 Visits: 398 | Thursday June 30, 2016 - 17:49:09
Guddigan iyo Guddomiyaha ayaa kulankoodi 5aad ku yeeshay Xafiiska Badhasabka iyago ka wada hadlay halka hawshii u marayso iyo waxyaabaha u qabsoomay

Read More »

Dr Sacad Cali Shire iyo Guddiga Ictiraaf raadinta somaliland ee SWEDEN oo kulan ku yeeshay Hargeysa

0 Visits: 855 | Thursday June 30, 2016 - 17:47:11
Guddida ictiraaf raadinta Somaliland ee Sweden oo maalmahanba ku sugnaa dalka ayaa kulan la qaatay wasiirkka arrimaha dibada somaliland.

Read More »

Wasiir ka tirsan Xukumadda Somaliland oo Shaqalihiisa ku ammaanay inay yihin kuwa ugu shaqada badan Qaranka Lacagna ugu Bedelay Wakhtiyada Saayidka ah ee Ay shaqeeyaan

0 Visits: 591 | Thursday June 30, 2016 - 17:42:54
"Jimce wal oo aad shaqaysaan waxaan idiinku bedali lahaa lacag haddii......"

Read More »

Daawo: Garabka Murashax Jamal ee Xisbiga oo Eedeyey Faysal Ali Warabe iyo Gudiga Ururada Siyasada iyo Faysal Cali Warabe oo ka jawabay Eedayntaas

0 Visits: 862 | Thursday June 30, 2016 - 17:36:20
Garabka Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa eedaymo u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe waxaanay fariin u direen guddida Diwangelinta ururada siyaasada isago Gudomiye Faysal na ka jawaabay eedaymahaas

Read More »

Daawo: Cabdiraxman Cirro iyo Masuliyin kale oo ka tirsan WADANI oo Dhaawaca Dagaalki Dharkayngeyo ku Bookhday Cisbitalka Hargeysa

0 Visits: 714 | Thursday June 30, 2016 - 17:34:13
Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro

Read More »

Daawo: Shirkada Dahabshiil Group Oo Deeq Lacaga Ku Wareejisay Xarunta Agoomaha Ceerigaabo

0 Visits: 726 | Thursday June 30, 2016 - 17:26:11
Maamulaha Shirkadda Dahabshiil ee Gobolka SANAAG ayaa Deeq lacag ah ku wareejiyey lacag loogu talo galay in Shirkadda Dahabshiil Ku Ciidsiiso Carruurta Agoomaha ah ee ku jira xarunta agoomaha ee cerigaabo

Read More »

DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Dalka Jarmalka U Fadhiya Kenya.

0 Visits: 424 | Thursday June 30, 2016 - 17:24:18
Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ay hoggaaminayso safiirka cusub ee dalka Jarmalka u fadhiya waddanka Kenya

Read More »

Dagaal Culus Oo Sababay Khasaare Badan Oo Dhexmaray Al Shabaab Iyo Ciidanka Somaliya Deegano Ka Tirsan Gobolka Galguduud.

0 Visits: 680 | Thursday June 30, 2016 - 12:23:45
Ugu yaraan 24-ruux oo isugu jiray xoogag ka tirsan Al-shabaab, Ciidammo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo shacab,

Read More »

Daawo:Fadliga Bisha Ramadaan: Casharkii 24aad Soo Jeediye Sheekh Mubaarik

0 Visits: 1374 | Thursday June 30, 2016 - 12:19:31
waxaan Fadliga Bisha Ramadaan Soo Jeediye Sheekh Mubaarik waana Casharkii 16aad maalin walba la soco

Read More »

DAAWO: Fadliga Habeenka Laylatul Qadriga Ee Bisha Ramadaan Iyo Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

0 Visits: 1561 | Thursday June 30, 2016 - 12:13:14
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa fadliga habeenkaLaylatul Qadriga ee ku jira 10 danbe ee bisha ramaadaan waxaana soo jeedinaya sheekh Maxamed Cumar Dirir ee ka faa'iidaysi wanaagsan

Read More »

''Al-shabaab Waxay Qorshaynaysaa inay Weerarto Ciidamadeena ku Sugan Soomaaliya''Africom

0 Visits: 805 | Thursday June 30, 2016 - 12:13:07
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugn ayaa baahiyay in Al-shabaab ay qorsheynayso inay weerarto ciidanka

Read More »

U Diyaar Garowga Ciida oo Laga Dareemayo Nairobi

0 Visits: 881 | Thursday June 30, 2016 - 12:07:39
Dadka Muslimiinta ah ee reer Nairobi ayaa haatan isu diyaarinaaya maalinta ciida ah maadaama maalmihii ugu dambeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan lagu jiro.

Read More »

Magacyada iyo Wadamada ay kasoo jeedaan dadkii ku Dhintay Weerarkii Istanbuul oo la shaaciyay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 743 | Thursday June 30, 2016 - 12:04:53
Inta la xaqiijiyay 42-qof ayaa ku dhintay Weerarkii habeen hore lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Ataturk ee magaalada Istanbuul, waxaa sidoo kale weerarkan ku dhaawcamy in ka badan 230-qof kuwaa oo lagu daweenayo xarumaha caafimaadka

Read More »

Daawo Sawirada: Qarax dad badan ay ku dhinteen oo saakay ka dhacay Duleedka Muqdisho

0 Visits: 747 | Thursday June 30, 2016 - 12:03:01
Waxaa saakay qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay ay la kacday gaari BL ah ay saarnaayeen dad shacab ah , qaraxan ayaana ka dhacay Deegaanka Lafoole ee kuyaala Duleedka magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo: Kulan Qasriga Madaxtooyada ku Dhex maray Madaxweynaha Somaliland iyoHay'adda Al Khayr Foundation+sawiro

0 Visits: 778 | Thursday June 30, 2016 - 11:57:21
Wasiirka Diintaiyo awqaafta Somaliland Sh Khaliil cabdilahi axmed ayaa faahfaahiyey nuxurka kulanka dhex maray madaaxweynaha iyo hay'ada alkhyr

Read More »

Mas'uuliyiin Ahaan Maysaan Hadii Bulshadiina Caafimad Daro lasoo Gudboonaato W/Q Maxmed Cismaan

0 Visits: 1202 | Thursday June 30, 2016 - 11:51:57
Sida dhagaha madaxwaynaha mustaqbalka kusoo dhacaya waxay sheegayaan in gobolka togdheer dhaqtarkisii waynaa shaqadii uu u hayay bulshada gobolka gabi ahaanba ay istaagtay markii shaqaalaha ka howl gala ay wayeen mushaharkii yaraa ay ku shaqayn jireen, waxayna shegeen muddo 7bilood ah inaysan haynin…

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Caawa Ee Poland Iyo Portugal, Lewandowsk Mise Ronaldo Ayaa Caawa Xulkiisa Guul Ku Hoggaamin Doona?

0 Visits: 968 | Thursday June 30, 2016 - 10:32:09
Wareega sideed dhamaadak tartanka Euro 2016 ayaa caawa ka bilaabanaya Marseille iyadoo xulka Poland ee macalin Adam NawaƂka ay wajahayaan dhigooda Portugal ee macalin Fernando Santos uu hogaamiyo.

Read More »

Madaxwayne Obama Oo Ka Digay Dhaqaale Xumo Kadib Aftidii Britain kaga baxday Midowga yurub

0 Visits: 760 | Thursday June 30, 2016 - 10:23:18
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Hussein Obama ayaa sheegay inuu jiro walaac la xiriira koboca wakhtiga dheer ee dhaqaalaha caalamka.

Read More »

"Sharcigan Jinsiga Ee Siyaasadda Qaran, Oo Xukuumaddu Ansixisay Wuxuu Ka Soo Horjeeda Diinta Islaamka". Culimada Somalia.

0 Visits: 796 | Thursday June 30, 2016 - 10:03:09
Culimadda dalkaasi Somalia ayaa ka soo horjeestay wax loogu yeedhay Siyaasadda qaran ee Jinsiga,

Read More »

Dawladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Inay Ansixisay Go'aan Liddi Ku Ah Diinta Islaamka Iyo Bayaankii Culimada

0 Visits: 890 | Thursday June 30, 2016 - 09:25:54
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa waxaa uu beeniyay hadalkii ka soo yeeray Hay'adda Culimada Somaliyeed, ee ahaa

Read More »