Wararka

Daawo Muqaal:Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Markii Kowaad Shaqaaqadii Ka Dhacday Deegaanka Dharkayn Geeye Ee Gobolka Sool

0 Visits: 417 | Tuesday June 14, 2016 - 16:26:41
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Ka Dhacday Deegaanka Dharkayn Geeye Ee Gobolka Sool

Read More »

Daawo Sawiro Ku Saabsan Qasharahii ,alin Shalay U Gaysatay Roobki Dabaylaha Watay ee Ka Da,ay Magalada Hargaysa

0 Visits: 708 | Tuesday June 14, 2016 - 16:23:00
Magaalada Hargeysa waxa maalintii shalay galinkii danbe ka da'ay roob aad u xoogan badan oo sababay khasaare iskugu jira dhimasho,dhaawac iyo burburka hanti iyo guryo.

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Maxu Ku Idhi Xafladi Uu Loo Qabtay Pro Samater

0 Visits: 519 | Tuesday June 14, 2016 - 16:21:14
Daawo: Khudbadi Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Ka Jeediyay Xafladi Xisbiga KULMIYE Lagu Soo Dhoweynayay Pro Axmed Samatar

Read More »

"Maanta Oo Aan Ku Biiray KULMIYE Waa Maalintii Igu Farxada Badnayd." Prof. SAMATAR Daawo Muqaal

0 Visits: 642 | Tuesday June 14, 2016 - 16:18:27
Prof. Axmed Ismaciil Samatar oo si rasmiya maanta Boorame kaga biiray Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay inay kamid noqotay maalmihii ugu farxada badnaa noloshiisa. Khudbad uu ka jeediyay Munasibadii uu Xisbul Xaakimka kaga biiray ayuu qodobkaas iyo qodobo kale ku soo qaatay.

Read More »

Daawo Muqaal: Barnaamijka Xogta Dahsoon Iyo Khatarta Caafimaad Ee Cabbista Sigaarka.

0 Visits: 1395 | Tuesday June 14, 2016 - 16:16:43
-Barnaamijkeena Xogta dahsoon waxaynu ku soo gudbinaynaa khataraha ay leedahay sigaar cabbistu oo ay la tahay in lala socdo, iyadoo .Xabadda keliya ee sigaarka ah ay ku jiraan ilaa 4800 oo maadooyin kiimiko ah kuwaas oo 250 ka mid ahi ay dhaawacayaan caafimaadka aadamaha, iyadoo 69 maaddo ay si gaar…

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Agab Ciyaareed Gudoonsiiyey 8 Kooxood Oo Kubada Cagta Ah Oo Ka Dhisan Magaalada Boorama+Sawiro -

0 Visits: 773 | Tuesday June 14, 2016 - 16:14:17
-Hoggaanka sare e Xisbul-xaakimka KULMIYE, ayaa agab ciyaaraha ah guddoonsiiyey kooxo kubadda cagta ah oo katirsan kooxaha ka dhisan caasimadda gobolka Awdal ee Borama.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Mar Kale Kormeer Ku Soo Maray Goobihii Dhibaatadu Ka Gaadhay Roobka+Sawiro

0 Visits: 922 | Tuesday June 14, 2016 - 16:08:28
Madaxweynaha Somaliland Oo Mar Kale Kormeer Ku Soo Maray Goobihii Dhibaatadu Ka Gaadhay Roobka+Sawiro

Read More »

Cayaartoyga Caanka ah ee Reer Hargeysa Govinda oo Madaxweynaha ka Dacweyeey Masuliyinta Wasaaradda Cayaaraha iyo Nuxurka Hadalo uu ku Dhaliilay Madaxda Wasaaradda

0 Visits: 1464 | Tuesday June 14, 2016 - 10:52:55
Ciyaartoyga Maxamuud Cabdi Xasan (Govinda) ayaa ka codsaday madaxweynaha Somaliland in uu tallaabo degdeg ah ka qaado Agaasimaha guud ee

Read More »

Daawo: Su'aalo iyo Jawaabo Diini ah oo ku saabsan Ramadaanta iyo Sh Maxmed Cumar Dirir

0 Visits: 1724 | Tuesday June 14, 2016 - 10:20:41
su'aalo iyo jawaabo muhiim ah oo ku saabsan bisha barakaysan ee ramadaan waxaan soo jeedinaya sheekh Maxamed Cumar dirir ee ka faa'iidaysi wanaagsan

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Gudoomiyaha Gobolka Badhan Oo Ka Hadlay Khasaare Ka Dhashay Roobab Ka Da.ay Gobolkaasi

0 Visits: 470 | Tuesday June 14, 2016 - 09:34:27
Gudoomiyaha Gobolka Badhan Oo Ka Hadlay Khasaare Ka Dhashay Roobab Ka Da.ay Gobolkaasi

Read More »

Donald Trump: Soomalida Daacish ayay ku biiraan

0 Visits: 821 | Tuesday June 14, 2016 - 09:14:57
Donald Trump ayaa hadal uu jeediyay ku sheegay in Soomalida ay ku biiraan Daacish. Qudbad uu jeediyay ayuu ku sheegay in socdaalka Maraykanka ay tahay in wax laga badalo. Donald Trump waxuu si weyn u cambaareeyey siyaasada Barack Obama iyo xisbigiisa.

Read More »

Dalka Kenya oo Lagu Xidhay Nin Lagu Tuhmay Alshabaabnimo iyo inuu Kusii Jeeday Soomaaliya

0 Visits: 681 | Tuesday June 14, 2016 - 09:12:35
Booliska Kenya ayaa sheegay inay xireen nin ay ku tuhmeen Alshabaabnimo isla markaana la sheegay inuu ku sii jeeday dhanka Soomaaliya.

Read More »

Daawo Muqaal:Madaxwaynaha Somaliland Oo Booqday Cusbitaalka Hargaysa Ka Dib Markii Robab Lixaadle Ka Da,ay Magalada Hargaysa

0 Visits: 714 | Tuesday June 14, 2016 - 09:10:30
Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Dhakhtarka Weyn Iyo Kulankii Dhaawacyada Roobka.

Read More »

Daawo: Muuqaal Naxdin Badan iyo Farriin ay bulshada u dirayaan Dadka Aragga (Indhaha) Naafada ka ah (Indholayaal)

0 Visits: 579 | Tuesday June 14, 2016 - 08:38:53
Qaarkamida Dhalinyarada Togdheer ayaa isku hawlay Inay Codkooda Gaadhsiiyaan Dadka Aragga (Indhaha) Naafada ka ah (Indholayaasha) guud ahaanba Bulshada si Bisha Ramadaan looga faaideysto khayrka looguna sameeyo xarun waxbarasho oo Burco looga dhiso

Read More »

War deg deg ah:- Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeer Ku Maraaya Xaafaddaha Caasimadda Hargaysa

0 Visits: 745 | Tuesday June 14, 2016 - 00:05:53
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu caawa kormeer ku sameeyay Goobihii ay Waxyeeladu ka soo gaadhay Roobkii dabaysha watay ee galabta ka da'ay Caasimadda Hargaysa ee Somaliland.

Read More »

War Deg Deg Ah:Dhimasho Iyo Dhaawac Uu Sababay Roob Laxaadle Oo Galabta Hargaysa Ka Da'ay.

0 Visits: 702 | Monday June 13, 2016 - 21:39:56
Ilaa hadda tirada dad aan la xaqiijin ayaa ku geeryooday kuna dhaawacmay roob laxaadle oo dabaylo wata oo galabta ka da'ay magaalada hargaysa. Dadka dhintay ayaa la sheegay in ay guryo ku dumeen, halka dadka dhaawacmayna qaarkood uu ku dumay deyrka dugsiga xalane ama turkiga ee magaalada hargaysa…

Read More »

Daawo Muqaal:Dawro Cilmiyeed Todabaad Ka Socondoona Masjidka Madiina Ee Magalada Burco Oo Laga Furay Masjidkaasi.

0 Visits: 595 | Monday June 13, 2016 - 21:35:14
Dawro Cilmiyeed Todabaad Ka Socondoona Masjidka Madiina Ee Magalada Burco Oo Laga Furay Masjidkaasi.

Read More »

Daawo:Wasir Cadani Oo Faahfahin Ka Bixyayay Waxyaalihii Kasoo Baxay Kulankii Deg Dega Ahaa Ee Madaxweynuhu U Qabtay Xubnaha Guurtida Iyo Cuqaasha Isugu Jira.

0 Visits: 732 | Monday June 13, 2016 - 17:24:10
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Waxyaalihii Kasoo Baxay Kulankii Deg Dega Ahaa Ee Madaxweynuhu U Qabtay Xubnaha Guurtida Iyo Cuqaasha Isugu Jira.

Read More »

Daawo:Socdaalkii Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Wefti Uu Hogaaminayey Oo Xadka Somaliland Iyo Itoobiya Ku Soomaaray Deeganada Ku Xeeran +Khubadii Laga Jeediyey

0 Visits: 1822 | Monday June 13, 2016 - 17:15:19
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Gobolka togdheer iyo Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayye ayaa Socdaal Ku Soomaray Deegaanada Xuduudka Somaliland Iyo Itoobiya dhaxeeya

Read More »

Daawo:Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bariga Somaliland Oo Gaadhay Deegaanadii Dhowaan Colaadu Ku Dhex Martay Dadka Walalaha Ee Wada Dega Gobolka Sool

0 Visits: 561 | Monday June 13, 2016 - 17:10:27
Daawo:Wasiiru Dawlaha Nabadaynta Gobolada Bariga Somaliland Oo Gaadhay Deegaanadii Dhowaan Colaadu Ku Dhex Martay Dadka Walalaha Ee Wada Dega Gobolka Sool

Read More »