Wararka

Dawladda Uganda Oo Ka Niyad Jabtay Si Joogitaanka Wadanka Somaliya.

0 Visits: 606 | Saturday May 07, 2016 - 08:33:48
Dawladda Uganda ayaa ka fekereysa sii joogista ciidankeeda kaga sugan dalkaasi Soomaaliya iyo waddanka kale ee Jamhuuriyadda Afrikada dhexe iyadoo loo saaray guddi qiimeeya sii joogista ciidamada ee dalalkan.

Read More »

Daawo:Barnaamijka Tayeynta Tacliinta Gobolka Togdheer Oo La Soo Gabagbeey Iyo Weedhii Laga Soo Jeediyey

0 Visits: 624 | Friday May 06, 2016 - 17:13:29
Barnaamijka Tayeynta Tacliinta Gobolka Togdheer Oo La Soo Gabagbeey Iyo Weedhii Laga Soo Jeediyey

Read More »

Daawo:Dugsiga Today Cologe Ee Magalada Burco Oo Munaasibad Qalin Jabin Ah Uu Qabtay 20 Arday Oo Bartay Luqadaha Iyo Saxafada

0 Visits: 616 | Friday May 06, 2016 - 17:02:06
Arday Kabaday ayaa ahayd 20 arday oo ka qalin jabiyye

Read More »

Daawo:Weedhihii Miisaanka Lahaa Ee Badhasaabka Gobolka Togdheer Jeediyey Buug Loogu Daray Oo loo dhigo Arday Dugsiyada Sare

0 Visits: 654 | Friday May 06, 2016 - 16:55:46
Gudoomiyaha Gobolka Tgdheer Ayaa Muaasibada Balaadhan oo lagu soo xidhaayey barnaamij

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Turkiga Oo Xilka Ka Degaya -

0 Visits: 676 | Friday May 06, 2016 - 16:14:15
Ra'iisul wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoglu ayaa sheegay inuusan raadin doonin in dib loogu doorto hoggaamiyaha xisbiga talada haya ee AKP, taasi oo macanaheedu yahay inuu xafiiska ka tagayo. Shir jaraa'id oo uu qabtay kadib kulan uu la qaatay xubnaha xisbiga, ayuu Ahmed Davutoglu ku sheegay…

Read More »

Haween Afrikaan Ah Oo Aasaasay Sherkad Duulimaadyada Ka Shaqaysa.

0 Visits: 619 | Friday May 06, 2016 - 16:09:56
Shirkaddii duullimaad ee ugu horraysay ee haween Afrikan ah yeeshaan oo la yidhaa Fly Blue Crane, ayaa hawsheeda si rasmi ah uga bilowday madaarrada caalamiga ah ee Koonfur Afrika.

Read More »

Mujaahid Cali Gurey Oo Warbixin Cilmiyeysan Kaga Hadlay Tartanka Loogu Jiro Isticmaalka Dekedda Berbera

0 Visits: 784 | Friday May 06, 2016 - 15:53:04
Gudoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay marxalada uu dalku marayo iyo

Read More »

Daawo: Jaaliyadda Djibouti ee Waddanka UK oo London Ugu Dabaaldegtay Guusha Madaxweyne Geelle

0 Visits: 591 | Friday May 06, 2016 - 15:31:49
Jaaliyada Wadanka Djabouti Ee Ku Dhaqan Magaalada London Oo Qabtay Munaasibad Ay Ugu Dabaal Dagayaan Guusha Madaxweyne Geelle ka gadhay doorashadii ka dhacday dhowaan dalkaas

Read More »

Shirkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somalia Ee Todobaadkan Oo Qodobbo kala duwan looga Hadlay

0 Visits: 538 | Friday May 06, 2016 - 09:40:17
Kulankii Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia ay ku yeesheen maanta Muqdisho oo uu shir guddoominayay RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali ayaa looga hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen; hawl-gallada dhanka ka ah Al-shabaab iyo xog-ururin ku saabsan sahminta Shidaalka Soomaaliya.

Read More »

"Qof kastaaba Qalinkiisa Uu Kaga Qayb Qaadan Karo Ictiraafka Somliland"Gudoomiye Qabo

0 Visits: 606 | Friday May 06, 2016 - 09:11:33
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer maxamed ibraahin aadan Qabo ayaa Bulshada Gobolka Togdheer Ugu Baaqay In Saxeexan Aqoonsiga Somaliland Lagu Raadinaayo "Qof kastaaba Qalinkiisa Uu Kaga Qayb Qaadan Karo Ictiraafka Somliland"

Read More »

Hargaysa:Jamciyada MuÂ’asasatul Karam Oo Dawro Socotay Sadex Todobaad U Soo Gaba Gabaysay 90 Arday+Sawiro -

0 Visits: 641 | Friday May 06, 2016 - 01:36:43
Jamciyada Mu'asasatul Karam ayaa 90 arday oo dhalinyaro ah u soo gaba gabaysay dawro u socotay mudo sadex todobaad ah. Dawradan oo uu bixinayey Sheekh Siciid Jibriil Gaaxnuug ayaa ardayda lagu barayey kutubo uu qoray sheekh Ibnu Taymiyah oo ka mid ahaa culimada waa weyn ee islaamka, waxaana munaasibadii…

Read More »

Daawo Muqaal: Wasaarada Diinta Somaliland Oo Bulshada Ugu Baaqday Inay Diwaan-galinta Socota U Soo Baxaan.

0 Visits: 572 | Friday May 06, 2016 - 01:34:48
Wasaaaradda diinta iyo awqaafta ee JSL ayaa shacbiga Somaliland gaar ahaan dadweynaha ku dhaqan Gobolka M/jeex ugu baaqay inay si balaadhan ugu soo baxaan diiwaangelinta codbixiyaha, isla markaana ay iska ilaaliyaan kuwa neceb horumarka Somaliland.

Read More »

Daawo Muqaal:Badhasabka Gobolka Togdheer Oo Beeniyay Warar Been Abuur ah Oo Laga Bahiyay

0 Visits: 509 | Friday May 06, 2016 - 01:32:09
Badhasaabka Gobolka Togdheer, Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) ayaa beeniyay inuu khilaaf u dhaxeeyo Maayarka Magaalada Burco Maxamed Muraad.

Read More »

Daawo: Xus Baroordiiq ah oo Magaalada Hargeysa loogu Sameeyey Madaxweynihi Hore Somaliland Marxuum Cigaal

0 Visits: 764 | Thursday May 05, 2016 - 17:59:54
Xuskan ayay ka soo qaybgaleen Haldoorka Bulshada Somaliland waxayna ka warbixiyeen Taariikhda Mugga leh ee Marxuum Cigaal

Read More »

Daawo: Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Boosaha Iyo Is Gaadhsiinta Somaliland Oo Xilkii Ku Wareejiyey Ku Simaha Wasiirka Cusub Iyo Khudbadihii Laga Jeediyey Madasha

0 Visits: 640 | Thursday May 05, 2016 - 17:57:33
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Boosaha Iyo Is Gaadhsiinta Somaliland ayaa Xilkii Ku Wareejiyey Ku Simaha Wasiirka Cusub Iyo Khudbadihii Laga Jeediyey Madasha

Read More »

Wasiir ka tirsan Maamul goboleedka Puntland oo lagu dhaawacay Boosaaso

0 Visits: 605 | Thursday May 05, 2016 - 17:53:55
Wasiirkan ayaa ku dhawaacmay is rasaasayn dhex martay

Read More »

Daawo: Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Taariikhda Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Marxuun Cigaal

0 Visits: 595 | Thursday May 05, 2016 - 17:50:06
Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Taariikhda Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Marxuun Cigaal -

Read More »

Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Taariikhdii Madaxwayne Cigaal Iyo Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Soomaaliya.

0 Visits: 542 | Thursday May 05, 2016 - 17:47:23
Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay taariikhdii faca waynayd ee soo yaalka ahayd ee uu lahaa alla haw naxariistee madaxwaynihii hore ee Somaliland Marxuun Maxamed Xaji Ibraahin Cigaal.

Read More »

Daawo: Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Yeelatay Ciidamo Qalabaysan Oo Ka Hortagaya Rabshadaha.

0 Visits: 645 | Thursday May 05, 2016 - 17:44:47
Taliyaha ciidamada booliska Somaliland sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Imaan ayaa maanta magaalada hargeysa kusoo bandhigay ciidamo iyo qalabkoodii oo

Read More »

Daawo: Wasaarada arimaha Dibada Somaliland Oo Burco Ka Bilawday Qorshe Cusub Oo Loo Marayo Icitiraaf Radinta Somaliland.

0 Visits: 601 | Thursday May 05, 2016 - 17:41:16
Wasarada arimaha Dibada Somaliland Oo Burco Ka Bilawday Qorshe Cusub Oo Loo Marayo Icitiraaf Radinta Somaliland.

Read More »