Wararka

Daawo: Xoghaya Gaarka Ah Ee Xafiiska Warbaahinta Madaxtooyada Oo Munaasibada Ciida Awgeed Hambalyo Shacabka U Diray

0 Thursday September 24, 2015 - 16:11:25
Xoghaya Gaarka Ah Ee Xafiiska Warbaahinta Madaxtooyada Oo Munaasibada Ciida Awgeed Hambalyo Shacabka U Diray

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Sidii Baaladhnayd Maglada Ceerigaabo ee Looga Tukaday Salada Ciida Adxa

0 Thursday September 24, 2015 - 15:59:15
Kumanaan kamida dadweynaha magaalada Ceerigaabo ayaa ku tukaday garoonka kubada cagta ee Daallo Stadium ee magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Muqdsho:Madaxwaynaha Xasan Sheekh Maxamuud Oo Salaadii Ciida Shacabka Kula Tukaday Muqdisho+Sawiro.

0 Thursday September 24, 2015 - 15:57:04
- Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Salaaddii Ciidda boqolaal qof oo shacab ah kula tukaday Masaajidka Isbahaysiga ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Afkasacabka Tv; Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Munaasibada Ciida Umada Islaamkana Hambalyo U Diray

0 Thursday September 24, 2015 - 15:54:48
Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Munaasibada Ciida Umada Islaamkana Hambalyo U Diray

Read More »

Daawo:Sida Balaadhan Ee Magaalada Burco Looga Ciida

0 Visits: 576 | Thursday September 24, 2015 - 15:47:41
Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Saaka Looga Dareeray Tukashada Salaada Ciidul Adxada Iyada Oo Dadweynaha Reer Burco Ku Tukadeen Goobo Kala Duwan Oo Ka Mid ah Magaalada Burco Ayaa Waxa Dadweynaha Ugu Tirada Badan Ay Ku Tukdeen Garoonka Kubada Cagta Ee ALAMZEY Waxaana Dadweynaha Kala…

Read More »

Daawo Muqaal:Sidii Baladhnayd Ee Looga Tukaday Salada Ciida Magalada Gabilay

0 Thursday September 24, 2015 - 14:12:04
Magaalada Gabiley oo Saaka Si Weyn Looga Tukaday Salaadi Ciidul Adxada

Read More »

Dawlada Jarmalka Oo Ku Baaqay In Xal Nabadeed Laga Gaadho Colaada Suuriya.

0 Thursday September 24, 2015 - 14:07:29
Hogaamiyaha dalka Jarmalka, Angela Merkel – oo hadashay kaddib kullanka EU, waxa ay sheegtay in madaxweynah Bashar Al-Asad laga qeybgeliyo kulamada si loo dhammeeyo dagaalka Afarta sano ka socda Suuriya.

Read More »

Moscow:-Masjidkii Ugu Waynaa Dalka Ruushka Oo Maanta Xadhiga Laga Jaray+Sawirro

0 Thursday September 24, 2015 - 13:59:01
Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir putin, ayaa xadhiga ka jaray Masjid wayn oo laga dhisay Magaalada Moscow ee xarunta dalka Ruushka. Munaasibaddii xadhig ka jirista ee Moscow, ayaa waxa ka soo qayb-galay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayip Erdogan iyo Hoggaamiyaha falastiin Maxamuud Cabbaas iyo Madax…

Read More »

Dalka Sucuudiga Oo Gacanta Ku Dhiggay Kitaabo Quran Ah Oo Lagu Darray Waxyaabo Been-abuur Ah.

0 Thursday September 24, 2015 - 13:57:27
Dawladda Sucuudiga, ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 70,000 Kitaab Quraan oo waxyaabo been-abuur ah lagu daray, kuwaasoo la doonaayey in la qaybiyo inta Muslimiintu Waajibaadka Xajka guddanayaan.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Gurtida Umada Islaamka Ku Hambalyay Tukashada Sakada Ciidul Adxa

0 Thursday September 24, 2015 - 13:55:07
"Waa Maalin Ciid Ah Waxaan Umada Ku Dar Daarayaa Inay Xanta Iyo Xasarada Iska Daayaan" Gudoomiyaha Golaha Guurtida

Read More »

Hargaysa: Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Caasimada Kala Qayb Galay Tukashada Salaada Ciida Barakaysan Ee Ciidal Adxa+Sawiro -

0 Thursday September 24, 2015 - 13:45:53
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Salaada Ciidal Adxa awgeed la ciiday Shacbi weynaha Reer Somaliland oo uu kula tukaday Masjid Jaamaca weyn ee Caasimada Hargeysa.

Read More »

Daawo Sawirada Magaalada Burco Oo Si Balaadhan Looga Tukaday Salaada Ciidul Adxada.

0 Thursday September 24, 2015 - 13:43:29
Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Saaka Looga Dareeray Tukashada Salaada Ciidul Adxada Iyada Oo Dadweynaha Reer Burco Ku Tukadeen Goobo Kala Duwan Oo Ka Mid ah Magaalada Burco Ayaa Waxa Dadweynaha Ugu Tirada Badan Ay Ku Tukdeen Garoonka Kubada Cagta Ee ALAMZEY Waxaana Dadweynaha Kala…

Read More »

War Degdeg ah Gudoomiyihii Isbaheysiga Mucaaridka Jabuuti Ismaaciil Geedi Xareed Oo Geeriyooday

0 Thursday September 24, 2015 - 00:19:40
Allaha naxariistii jano hasiiyee Gudoomiyihii Isbaheysiga Mucaaridka Dalka Jabuuti Ismaaciil Geedi Xareed ayaa goor dhaweyd caweysinkii ku geeriyooday Cusbitaal kuyaala Dalka Faransiiska.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyadda Oo Munaasibadda Ciida Gawraca Awgeed Hambalyo U Direy Shacabka Reer Somaliland

0 Thursday September 24, 2015 - 00:13:34
Guud ahaan shacabka reer Somaliland iyo Ummada Islaamkaba waxaan uugu hambalyeynayaa munaasabada Ciida gawraca "Ciidal Odxa", waa farxad sanadkii halmar soo marta umada Islaamka isla markaana ay ku jirto cibaadada gawracu.

Read More »

Shabakadda Caalamiga Ah Ee Afkashacabka.com Waxay Hambalyo u Diraysaa Ummadda Muslimiinta ah, Munaasibadda Ciidal Adxaha Awgeed

0 Thursday September 24, 2015 - 00:09:31
Maamulka Weriyayaasha, Shaqaalaha iyo Hawl-waddeenada kala duwan ee Shabakadda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com, waxay Munaasibadda Ciidal Adxadda awgeed Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Shacabka Muslimiinta ah,

Read More »

Daawo: Badhasaabka Gobolka Awdal Oo faahfaahin ka bixiyay U Jeedada Uu Shaqadii Uga Eryay Isu Duwihii Wasaaradda Ciyaaraha Ee Gobolka Awdal

0 Visits: 620 | Wednesday September 23, 2015 - 17:24:54
Daawo: Badhasaabka Gobolka Awdal Oo faahfaahin ka bixiyay U Jeedada Uu Shaqadii Uga Eryay Isu Duwihii Wasaaradda Ciyaaraha Ee Gobolka Awdal

Read More »

Iskaashatada Basaska Hargeysa Oo Siwayn Qaylo Dhaan Uga muujiyay Xafiiskoodii Uu Maayarka Caasimadu Ku Wareejiyey Waaxda Socdaalka

0 Visits: 761 | Wednesday September 23, 2015 - 17:03:31
Iskaashatada Basaska Hargeysa Oo Siwayn Qaylo Dhaan Uga muujiyay Xafiiskoodii Uu Maayarka Caasimadu Ku Wareejiyey Waaxda Socdaalka

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Shacbiga Somaliland Iyo dhamaanba umada Islaamka Ku Hambalyeeyey Munaasibada Ciidul Adxa

0 Visits: 647 | Wednesday September 23, 2015 - 16:48:43
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Shacbiga Somaliland Iyo dhamaanba umada Islaamka Ku Hambalyeeyey Munaasibada Ciidul Adxa

Read More »

Daawo: Maamul Goboleedka Puntland Oo Mar Kale Ka Hadlay Shirkii Wadatashiga Somaliya Iyo Qodobo Ay Hordhigeen.

0 Visits: 559 | Wednesday September 23, 2015 - 16:44:29
Daawo: Maamul Goboleedka Puntland Oo Mar Kale Ka Hadlay Shirkii Wadatashiga Somaliya Iyo Qodobo Ay Hordhigeen.

Read More »

Hoggaamiyihii Afgambiga Burkina Faso oo Xilka ku Wareejiyay Madaxweynihii uu In-qilaabay

0 Visits: 733 | Wednesday September 23, 2015 - 15:57:55
Hogaamiyihii Afgambigii ka dhacay dalka Burkina Faso Jen. Gilbert Diendere ayaa is-casilay, isagoo maanta awoodda xukunka ku wareejiyay Madaxweynihii KMG ahaa ee Waddankaas, Michel Kafando oo Ilaalada Madaxtooyadu ay Xukunka ka maroorsadeen Toddobaadkii hore.

Read More »