Wararka

Xidiga Kooxda Chelsea Miliyadiisa Leedahay Marco van Ginkel Ayaa Ku Biiray Naadiga Stoke City

0 Visits: 957 | Saturday July 11, 2015 - 09:17:15
London(AFKA)Marco van Ginkel dhawaan ayuu Chelsea kusoo laabtay kadib markii uu soo dhameestay 12-bilood ee uu qaab amaah kula joogay naadiga AC Milan.Kooxda Milan ayaa ku guul dareesatay inay laacibkan khadka dhexe ka cayaaro uu lasii joogo madaama Chelsea qorshaheeda ahayn inay Van Ginkel si toos…

Read More »

Martin Skrtel Oo Heshiis Waqtigiisa Dheer Yahay U Saxiixay Kooxdiisa Liverpool

0 Visits: 1081 | Saturday July 11, 2015 - 09:05:46
Daafaca reer Slovakia Martin Skrtel oo horey u go'aansay inuu garoonka Anfield baaqi kusii ahaado sanado badan ayaa si rasmi ah qalinka heshiis cusub ugu duugay.

Read More »

"Dhawaan Waxaa Bilaabanaysa Howsha Lagu Soo Dhisayo Maamulka Sh/Dhexe iyo Hiiraan"Wasiirka Arimaha Gudaha Somalia

0 Visits: 715 | Saturday July 11, 2015 - 08:55:23
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa Sheegay in Xukuumaddu Marka laga Gudbo bisha Ramadaanka ay billaabi doonta dhismaha maamulka Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan.

Read More »

Xarunta Ganacsiga Westgate Oo Dib Loo Furayo.

0 Saturday July 11, 2015 - 08:51:38
Xaruntii ganacsiga Westgate ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa la filayaa in la dib loo furo dabayaaqada Todobaadka dambe, waxaa laga joogaa laba sanno kaddib markii suuqaasi ay galeen kooxda Al-shabaab dad badana ay ku laayeen.

Read More »

Weeraro Ka Dhacay Muqdisho Iyo Sababayna Khasaare Ka Dhashay

0 Visits: 628 | Saturday July 11, 2015 - 08:45:43
Muqdisho(AFKA)Ugu yaraan shan qof oo rayid ah, ayaa ku dhimatay hoteelka Weheliye, iyadoo 3 ka mid ah ragii hubaysnaa ee wararka soo qaadayna la sheegay in sidoo kale ay ciidamada amniga Somaliya toogteen.

Read More »

Daawo:Xubno Ka Kala Socday Xukuumadda Dhexe iyo Dawlada Hoose ee Hargeysa Oo Kubad Ku Wada Ciyaaray Hargeysa

0 Friday July 10, 2015 - 20:34:49
Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan xukuumada madaxwayne silaanyo ayaa isku haleelay ciyaar kubada cagta ah oo aad u xiiso badnayd .

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:"Wasiir Warancade Shantiisa Booyadood Turuska Haka Furo".Wadeyaasha Gaadiidka Booyadaha.

0 Friday July 10, 2015 - 20:28:02
Wadeyaasha gaadiidka booyadaha magaalada Hargeysa ayaa siyaalo kala duwan uga hadlay turuska uu wasiir warancade kusoo rogay inay ka furaan gawaadhidooda,iyaga oo usoo jeediyey wasiirka inuu booyadihiisana ka furo turusk

Read More »

Daawo:Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyey Marxuum Ibraahim Maxamuud Xayd (Jaaquur) Oo Ka Mid ahaa Odayaasha Iyo Waxgaradka Somaliland

0 Friday July 10, 2015 - 20:20:23
Alla ha u naxariistee Waxa xalay Magaalada Burco Aas Qaran loogu sameeyey Marxuum Ibraahin Maxamud Bile oo loo yaqaanay Jaaquur oo ka mid ah Odayaashii miisaanka ku lahaa Gobolka Togdheer, kana soo Qaybqaatay Halganadii kala Duwanaa ee waddanka , Marxuum Jaaquur oo muddo xanuun u jiifay ayaa ku geeriyooday…

Read More »

Tartanka QurÂ’an Kariimka Ee Ka Socotay Masijadada Alraxma iyo Bilaal ee Magalada Burco Oo Lasoo Gabagabayay+Sawiro

0 Friday July 10, 2015 - 20:17:07
Xafladan Oo Ay Soo Qaban Qaabisey Lajnada U Qaabilsan Tartankan Quraan Akhriska Ee Gobolka Toogdheer Waxaa Ka Soo Qayn Galay Masuuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka, Macalimiin, Iyo Dadweyne Badan. Waxaana Ku Tartamayey Musaabaqadan Qeybo Ka Mida Mu'asasaadka Quraanka Ee Gobolka Oo Isugu Jira Maraakis…

Read More »

Ururka Dangarad oo Deeq Lacag ah Guddoonsiiyey 20 caruur ah oo isagu jirta Agoon iyo Danyar Maalmaha Ciida Awgeed.

0 Friday July 10, 2015 - 20:14:19
Ururka dhallinyarada ah ee Dangarad oo ah urur bulsheed oo had iyo jeer ka qeyb-qaata kobcinta waxbarashada, caafimaadka iyo caawinta dadka danyarta ah isla-mar-ahaantaana bilaabay barnaamij ay ugu magac dareen ciidsii agoon ama danyar , ayaa deeq lacag ah oo dhan min 220 lacagta shilling Somaliland-ka…

Read More »

"Rooda Axmed Yaasin Waxaan Leeyahay Caga Dhigo Walal Oo Dib Isugu Noqo". Guddoomiyaha G. Haweenka Saaxil Ee KULMIYE

0 Friday July 10, 2015 - 20:11:40
Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye EE Saaxil oo si kulul ugu jawaabtay gomiyaha Garabka Hawenka Ucid ee gobolka saaxil oo horey dhaliilo ugu soo jeedisay xukuumada

Read More »

Daawo:Sarkaal Cusub Oo loo soo magacaabay Taliska Ciidanka Midawga Africa Kadib GuulDaro Soo Gaadhay Ammison

0 Visits: 443 | Friday July 10, 2015 - 17:49:10
Sarkaal Cusub Oo loo soo magacaabay Taliska Ciidanka Midawga Africa Kadib GuulDaro Soo Gaadhay

Read More »

War Deg Deg Ah:Marcelo Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Kooxdiisa Real Madrid

0 Visits: 658 | Friday July 10, 2015 - 17:43:07
Real Madrid ayaa ku dhawaaqday in daafaca bidix ee kooxdaasi iyo xulka Brazil ee Marcelo uu kooxda u saxiixay qandaraas cusub oo kooxda ku sii heynaya ilaa sanada 2020 isagoo noqday ciyaariyahankii labaad ee ay kooxda heshiiska u kordhis isbuucaan.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Golaha Deeganka Degmada Ceelafwayn Oo Doorat Maayir Cusubna

0 Visits: 620 | Friday July 10, 2015 - 17:38:41
Golaha Deegaanka Degmada Ceel Afweyn Ayaa Maan DoortayMaayirIyo Kuxigeen Cusub Kadib Markii Maayirkii Is Casilay

Read More »

Socdaalka Axmed Madoobe Ee Garoowe Ku Tagi Doona La Ogaaday Waxa Uu Salka Ku Hayo (Warbixin)

0 Visits: 629 | Friday July 10, 2015 - 17:22:10
Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa waxa uu ku saleysan yahay safarka Madaxweynaha Maamulka Jubba uu ku gaari doono caasimada Maamulka Puntland ee Garoowe.

Read More »

Daawo:Jimcyatu Huda Oo Munaasibad U Qabatay Arday Ka Timid Lughaya Oo Ka Qaybgalay Tartanka Qur'aanka Kariimka Ee Gobalka Awdal.

0 Visits: 572 | Friday July 10, 2015 - 17:12:24
Borama(AFKA)Munaasibad lagu maamuusaayay ama lagu dhiiri galinaayay Ardayda ka timid degmada Lughaya oo ka qaybgalay tartanka Qur'aanka Kariimka ee gobalka Awdal, Munaasibadani oo ay soo agaasimeen masuuliyiinta Jimciyatul Huda ee magaalada Boorama waxana ka hadlay masuuliyiin kaladuwan, hadaba…

Read More »

Daawo:Dadwaynaha Boorama Oo Saluug Xoogan Ka Muujiyay Qaabka Loo Bixinayo Kaadhka Diiwaan Galinta

0 Visits: 594 | Friday July 10, 2015 - 16:44:34
Qaar Kamida Dadwaynaha Magalada Boorama Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Qaabka Loo Bixinayo Kaadhka Diiwaan Galinta Ee Gobolka Awdal

Read More »

Daawo Sawir: Raheem Sterling Oo Laba Maalmood Kadib Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxdiisa Liverpool

0 Visits: 873 | Friday July 10, 2015 - 16:40:25
Raheem Sterling ayaa dib ugu soo laabtay tababarka Liverpool kadib laba maalin oo uu kaga maqnaa xerada tababarka xanuun u gaar ah.

Read More »

Chelsea Oo Ku Dhaw Iney Dhameystirto Saxiixa Asmir Begovic & Van Ginkel Oo Stoke Amaah Ku Aadaya

0 Visits: 1032 | Friday July 10, 2015 - 16:38:21
Chelsea ayaa ku dhaw iney 8 Malyan Oo Pound kula soo wareegto goolhayaha reer Bosnia ee kooxda Stoke City Asmir Begovic, balse kooxda ku ciyaarta Britannia Stadium waxey amaah sanad ah ku helayaan Marco Van Ginkel.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Madaxweynihii Hore Ee Galmudug oo Si Kulul Udhaliilay Madaxweynaha M.Goboleedka Putland

0 Friday July 10, 2015 - 16:07:34
Madaxweynihii Hore ee Galmudug oo Sikulul u dhaliilay Madaxweynaha Maamul Goboledka Putland Dr: Cabdi Wali, Kuna Tilmaamay Mid uu miyirku ka tagay.

Read More »