Wararka

Dhaxdada Todabaadka:Nin Ku Safray Dunida 125 Wadan Isaga Oo Ay Ka Baxday $10 Oo Keliya

0 Saturday July 04, 2015 - 13:42:46
Sanadkii 2007 ayuu Martin Schroeder go'aansaday in uu ku safro aduunka oo dhan taas oo uu ku guuleystay 8 sano uun ka dib markii uu qorsheystay taas oo lacag la'aan haysatay darteed uu ugu danbeyntii ku guuleystay isaga oo ay ka baxday $10 doolar oo keliya.

Read More »

Guddoomiyaha gobolka Sool Oo Ka Warbixiyey Dagaal dhowaan ka dhacay Degaanka Gumays Oo Ka Tirsan Gobolka Sool

0 Saturday July 04, 2015 - 13:30:36
Laascaanood(Afka)Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa ka warbixiyey dagaal dhowaan ka dhacay degaanka Gumays oo kamid ah gobolka Sool,kaas oo dhex maray Dad Deegaankaas Wada Daga

Read More »

Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarshada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Tabara U Furay Macalin Dusgiyada Burco

0 Saturday July 04, 2015 - 13:24:37
Burco(AFKA)Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Waxbarshada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Toobabar U Furay 120 Macalin

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Markii Ugu Horeesay Masaajid Ka Madaxtooyada Turkiga

0 Saturday July 04, 2015 - 12:12:30
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa xadhiga ka jaray, masaajid aad u wayn oo laga dhex dhisay xarunta cusub ee madaxtooyada dalka Turkiga, taas oo noqonaysa taariikhda markii ugu horaysay ee Masaajid laga dhex sameeyo madaxtooyada looga taliyo dalka Turkiga, gaar ahaan tani iyo intii…

Read More »

Wareegga Labaad Ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Saddex Murashax Oo Isugu Soo Hadhay

0 Saturday July 04, 2015 - 12:06:11
Burco(AFKA)Wareeggii koowaad ee doorashada xilka madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa goor-dhow lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo murashaxiintu ay kala heleen codad kala duwan, balse ay qaarkood aad isugu dhawaayeen.

Read More »

Rasmi: Radamel Falcao Oo Kooxda Chelsea Ku Biiray Iyo Qaabka Uu Stamford Bridge Ku Joogi Doono

0 Saturday July 04, 2015 - 11:57:52
Kooxda Chelsea ayaa si rasmi ah shaaca kaga qaaday inay heshiis la gaartay weeraryahanka reer Colombia Radamel Falcao,Waa heshiis la wada filaayay inuu mar un hirgalo madaama mar hore la ogaa in Chelsea ay Falcao qaadan doonto.

Read More »

Qiimaha Tikidhada Finalka Copa America Oo Cirka Isku Shareeray, 25 Kun Doolar Ayaa La Iibinayaa Suuqa Madow.

0 Visits: 862 | Saturday July 04, 2015 - 11:49:24
Santiago.(AFKA)Waxaa baadigood loogu jiraa tikidhka dahabiga ee lagu daawan lahaa kulanka caawa ee finalka Copa America ee ka dhici doona Estadio Nacional ee caasimada dalka Chile ee Santiago.

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv:Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Beeniyay In Imaaraadka Carabtu Somaliland Hub Ugu Deeqay

0 Visits: 563 | Saturday July 04, 2015 - 11:34:00
Maareeyaha Dekeda Caalmiga AH Ee Berbera Ayaa Beeniyay In Hub Ka Soo Dagay Dekada Berbera Oo Imaaraadka Carabtu Somaliland Ugu Deeqay

Read More »

"Waxaan markale ku celinayaa Facebook aan leeyahay oo aan isticmaalo habayaraate ma jiro.." Taliye Cabdilahi Fadal

0 Visits: 774 | Saturday July 04, 2015 - 08:48:36
Taliyaha ciidanka booliska Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa mar kale ku celiyay inaanu lahayn barta Facebook-ga ee ay bulshadu kuwada xidhiidhaan,

Read More »

Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Cambaareyey si adagna uga hadlay Dhaawacii ay Ciidamada Madaxtooyadu u geysteen Xildhibaan Xasan Cawaale

0 Visits: 716 | Friday July 03, 2015 - 17:56:50
Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo katirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Cambareyey Falkii foosha Xumaa ee Ciidamada Madaxtooyadu ay ku Dhawaceen Xildhibaan Xasan Cawaale caynaan oo kamid ahaa Xildhibanada Muxaafidka ah, Sidoo kalena Sheegay in Xukumada Axmed Silaanyo ay Kusoo Oogi Donaan Mooshin…

Read More »

Qaxooti Gaadhay 3,500 oo kasoo Qaxay Colaadaha Yemen Oo Soo Gaadhay Bosaaso+Sawir

0 Visits: 921 | Friday July 03, 2015 - 17:52:06
Bosaaso(AFKA)Markabkan oo siday qaxooti tiro ahaan gaaraya 3,500 oo qof ayaa shalay galinkii danbe soo gaaray magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ,waxaana uu ka soo shiraacday markabkan dekadda magaalada Mukalla ee dalka Yemen.

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Debedda JSL oo ka Hadlay Magacaabista Safiirrada Cusub ee Madaxweynuhu u magacabay Waddamada Imaratka iyo China

0 Visits: 591 | Friday July 03, 2015 - 17:51:30
Waraysi kooban oo Weriye Axmed Saki la yeeshay WAsiirku ayuu sidoo kale kaga hadlay Magacaabista Madaxweynuhu Magacaabay Wiilka Uu soddoga u yahay ee Bashe Cawil

Read More »

Shil baabuur oo Argagax leh oo saaka ka dhacay Duleedka Burco iyo 3 Qof oo is dhalay oo ku geeriyooday

0 Visits: 862 | Friday July 03, 2015 - 15:42:38
Alle haw naxariiste Waxaa shil gaadhi oo goor dhawayd ka dhacay jidka u dhaxeeya Burco iyo Sheekh ku geeriyooday

Read More »

Daawo: Meusiumka Taariikhiga ah ee Waddanka Turkiga, iyo Muuqaalo aad ka yaabi doonto laga soo Duubay halkaas

0 Visits: 734 | Friday July 03, 2015 - 15:09:22
Dalka Turkeyga ayaa ka mid ah dalalka taariikhiga ah ee samaystay meelo ay ku ururiyaan Taariikhdooda isla markaasna Taarikhihi Qarniyo ka hor, wixi la isticmali jiray, dagaaladii iyo burburki dalkaasi so maray oo muuqaalo ah la dhigay loona daawasho tago, Qayb kamid ah oo laga soo duubay goobtaasi…

Read More »

Mid Ka Mid Ah Shilalkii Baabuur Ee Ugu Yaabka Badnaa Dunida Oo Ka Dhacay Dalka Koonfur Afrika.SAWIRRO

0 Friday July 03, 2015 - 13:32:20
Dalka Koonfur Afrika waxaa ka dhacay mid kamid ah Shilalka gaadhi ee ugu yaabka badan ee Dunida ka dhaca, waxaana gaadhi shil galay uu dusha sare ka galay Guri kuyaala Magaalo Xeebeedka Durban ee Dalka Koonfur Afrika.

Read More »

Koxda ISIS Oo Farriin Hanjabaad Ah U Dirtay Ururka Xamaas

0 Friday July 03, 2015 - 11:59:01
Kooxda Khaliifada Islaamka ee loo yaqaano ISIS ayaa markii u horeysay fariin hanjabaad ah u dirtey Ururka Xamaas ee ka taliya marinka Gaza iyo qeybo kale oo kamid ah Falastiin.

Read More »

Qaramada Midoobe Oo Cambaaraysay Doorashada Baarlamanka Ee Dalka Burundi.

0 Friday July 03, 2015 - 11:54:02
Goobjoogayaasha Qaramada Midoobay ee ku sugan dalka burundi ayaa waxa ay dhaleeceeyeen doorashooyinka baarlamaanka iyo kuwa dowladda hoose ee Isniintii ka dhacday dalka Burundi.

Read More »

Xildhibaankii Dartii Loo Dhaawacay Xasan Cawaale Oo Ka Hadlay Siday Wax U Dhaceen

0 Friday July 03, 2015 - 11:51:38
xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal oo ka mid ah Golaha Wakiillada oo ah mudanaha wehelinayey Xasan Cawaale ee marka hore hadidaada loogu gaystay madaxtooyada, ayaa Jamhuuriya u sheegay xalay in guddida joogtada ah ee Golaha Wakiilladu shir ka yeelan doonaan sidii looga jawaabi lahaa tacadiga iyo dhibaatada…

Read More »

Siyaasiyiin Ku Kala Jira Xukuumada Iyo Mucaaradka Koonfurta Sudan Oo Cunoqabatayn Lagu Soo Rogay

0 Friday July 03, 2015 - 11:47:43
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku soo rogtay cunno-qabateenno lix sarkaal oo kasoo jeeda Koonfur Suudaan, kuwaas oo lagu eedeeyay inay hurinayaan colaadaha dalkaasi ka socda.

Read More »

Markab Siday 3,500 Oo Qof Oo Ka Soo Cararay Colaada Dalka Yemen Oo Soo Gaadhay Dekada Boosaaso.

0 Friday July 03, 2015 - 11:43:47
Markab weyn oo nooca xamuulka ah, ayaa gelinkii dambe ee khamiistii waxa uu ku soo xidhay Dekeda Magaalada Boosaaso, xilli 3,502 oo qaxooti ah uu ka soo qaaday dalkaasi Yemen. Dadka saarnaa markabka, ayaa isugu jira carruur, ciroole, haween iyo ragba, waxaa kaloo dadkaasi ku jiray dad xanuunsan, oo…

Read More »