Wararka

Waddanka Kenya oo Maanta looga Dabaal-dagayo Xuska Madaraka ee Daaqiliga dalka Kenya

0 Visits: 662 | Monday June 01, 2015 - 14:40:06
Nairobi (Afka)Wadanka Kenya ayaa maanta waxaa looga dabaal-dagayaa munaasabada Maalintii Kenya ay heshey Xukunkeedii Daakhiliga ahaa, ee ay ugu diyaar-garoobeysay Xorriyadeeda rasmiga aheyd.

Read More »

Nuxurka Kelmadihii uu Golihiisa ka jeediyey Guddomiyaha Guurtidu iyo Jawaabta uu ka Bixiyey Codsigii Madaxweynaha

0 Visits: 851 | Monday June 01, 2015 - 14:39:48
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleban Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo oo ay kaga wada hadleen arrinta heshiiska xukuumadda iyo xisbiyada ee ay golihiisa guurtidu qaadaceen..

Read More »

"Somaliland Waa Dal Tusaale Caalamka Ugu Noqday Nabadgalyada, Dimuqraadiyadda Iyo Soo Dhowaynta Martida.." Wasiir Xirsi

0 Monday June 01, 2015 - 11:32:03
Wasiirka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in dalka Jamhuuriyadda Somaliland tusaale ugu tahay caalamka dhinacyada kala duwan ee nabadgelyada, dimoqraadiyadda iyo soo dhawaynta dadka maatiga ah.

Read More »

Mohamed Salah Oo Dhaawac Soo Gaadhay+Dareenka Kooxda Fiorentina

0 Visits: 744 | Monday June 01, 2015 - 11:13:27
Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dhaawacii Mohamed Salah ku gadhay kulankii Chievo Verona ee axaddii uusan aheyn mid halis ah inkastoo laacibka laga saaray kulankaas

Read More »

Kooxda Bayern Munich Oo U Dabaal Dagtay 10-sano Oo Ay Ku Cayaareyso Garoonka Allianz Arena + Macluumaadka U Gaar Ah

0 Monday June 01, 2015 - 11:04:26
Kooxda Bayern Munich waxay haatan garoonka Allianz Arena ku cayaareysaa 3,652-maalmood oo u dhiganto 10-sano oo kaamil ah.

Read More »

Sterling Oo Shaaca Ka Qaaday In Liverpool Sii Joogi Doono Hadii Tababare Klopp Hogaanka Reds Loo Dhiibo

0 Visits: 875 | Monday June 01, 2015 - 10:53:53
Liverpool(AFKA)Inkastoo Raheem Sterling uu labo todobaad ka hor ka dhawaajiyay inuu garoonka Anfield xagaagan isaga tagi doono hadana xidigan dhalinta yar ayaa diyaar u ah inuu go'aankiisa badalo.

Read More »

Daawo:Shirkada Dahabshiil Group Oo Lacag Gudoonsiisay Gudida Qaxootiga Ka Soo Cararay Dalka Yaman Ee Magaalada Bosaaso

0 Monday June 01, 2015 - 10:41:30
Bosaaso(Afka)Shirkada Dahabshiil Group Ayaa Maanta Lacag Gudoonsiisay Gudida Qaxootiga Ka Soo Cararay Colaada Ka Tagaan Dalka Yaman Ee Magaalada Bosaaso

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ku Tilmaamay Waxba Kama Jiraan Tirakoobkii Wasaarada Qorshaynta Somaliya Soo Saartay

0 Monday June 01, 2015 - 10:27:45
Muqdisho(Afka)Gudoomiyaha Gobolka Banaadir AYaa Maanta Ka Hadlay Tiro Koobka Ay Soo Saartay Wasaarada Qorshenta Somaliya Taaso Ku Tilmaamay Waxba Kama Jiraan

Read More »

Daawo:Gabay Ka Hadlaaya Xaaladda Guud Ee Somaliland, Waxa Curiyey Yasiin Maxamed Ismaciil Oo La Magax Baxay (Gorof Legad)

0 Visits: 669 | Monday June 01, 2015 - 10:16:55
London(Afka)Abwaan yasiin Maxamed Ismaciil Oo Soo Saaray Gabay ka hadlaaya Xaaladda Guud ee Somaliland

Read More »

Mucaaradka Dalka Burundi Oo Dibadbaxyo Hor Leh Ku Baaqay Maxaase Sababay?

0 Monday June 01, 2015 - 10:04:55
Mucaaradka dalka Burundi ayaa ku baaqay dibadbaxyo dheeraad ah kaddib markii hoggaamiyeyaashii Bariga Afrika ay ku guuldaraysteen in ay ugu baaqaan madaxweynaha dalkaasi in uu ka tanaasulo damaciisa ah in uu xilkaasi mar kale u tartamo.

Read More »

Dalka Shiinaha Ayaa Mamnuucay Cabitaanka Sigaarka Goobaha Bulshadu Iskugu Yimaadaan

0 Visits: 668 | Monday June 01, 2015 - 10:00:55
Waxaa haatan mamnuuc ah in sigaar lagu cabo makhaayadaha, xafiisyada iyo goobaha laga raaco gaadiidka dadweynaha ee caasimadda Shiinaha ee Beijing, kaddib markii la adkeeyay sharciyadii horay u jiray.

Read More »

Sharcigii Argagixisada Dalka Maraykanka Oo Waqtigiisi Uu Ka Dhacay Maxaase Laga Yeelaayaa?

0 Visits: 628 | Monday June 01, 2015 - 09:50:51
Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa waxa uu ku guuldareystay in uu mudadda u kordhiyo sharciga ka hortaga argagixisada, kaasi oo u ogolaanayo Hay'adda Ammaanka Qaranka in ay si ballaaran uga uruuriso muwaadiniinta Mareykanka xogahooda dhanka taleefoonada.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Xalay Xadhiga Ka Jaray Laab Cusub Loo Dhishay Haamaha Shidaalka Berbera.+Sawiro

0 Visits: 647 | Monday June 01, 2015 - 09:45:33
Berber(Afka)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisa uu ku joogo gobolka Saaxil gaar ahaan berbera ayaa caawa ka qaybgalay xaflad aad u qiimo badan oo xadhiga lagaga jaray laab casri ah

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Ayaa Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Baligubadle Ee Gobolka Hawd

0 Visits: 508 | Sunday May 31, 2015 - 23:17:59
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Ayaa Si Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyey Maaglada Baligubadle Ee Gobolka Hawd

Read More »

Daawo:Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry oo Dhaawac Soo Gaadhay Awgeed Loo Dhigay Cisbitaal

0 Visits: 562 | Sunday May 31, 2015 - 22:49:52
Xoghayaha arrimaha dibeda ee Maraykanka John Kerry ayaa isbitaal la dhigay kaddib markii uu galay shil isagoo kaxeynayey baskiil. Waxa uu ku kaxeynayey baskiilka meel ku dhow buuraha Alps ee dalka Faransiiska.

Read More »

Dhagayso:Idaacada Dalsan Ayaa Bandhigatay Lunsiga Dhaqaale Ee Masuuliyiinta Somaliya Ay Kula Kaceen Qaxoontiga Yemen Kasoo Qaxay Ee Muqdisho Ku Sugan

0 Visits: 708 | Sunday May 31, 2015 - 21:22:53
Idaacada Dalsan Ayaa Soo Bandhigatay Musuq Maasuq Dul Hogaanaya Xukumada Somaliya Lacag Lagu Gargaari Lahaa Dadka Ka Soo Cararay Colaada Ka Taagan Dalka Yaman EeKuSugan Gudaha Magaalda Muqdisho

Read More »

Ciidamo ka Tirsan kuwa Burundi ee AMISOM oo Billado lagu gudoonsiiyay Muqdisho +Sawiro

0 Sunday May 31, 2015 - 21:05:45
Ciidammo ka tirsan kuwa ka socda Dalka Burundi oo Qayb ka ahaa howlgalka AMISOM ee Somalia ayaa billado lagu gudoonsiiyay Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho, kuwaasoo la sheegay inay dhameysteen howshii ay u joogeen Soomaaliyeed.

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Somaliland Ayaa Hada Xadhiga Jaray Lab-ka Lagu Baadhi Doono Shiidal Dalka Soo Gala Ee Magaalada Berbera

0 Visits: 717 | Sunday May 31, 2015 - 20:10:26
Waxa Hada Ka Bilaamatay Magaalada Berbera Xaflada Furintaanka Labka Kaydka Haamaha Shidaalka Ka Lagu Baadhayo Madaxweynaha Somaliland Ayaa Hada Xadhiga Ka Jaray Labka Lagu Baadhi dooono Shidaalak Dalka Soo Gala Waxaan Munaasibadan Madaxweynaha Ka Qabyalaa Waftigii Uu Hogaaminayey Maamulak Gobolka Saaxil…

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Hamblyo U Diray Xulka Qaranka Somaliland Kadib Markii Uu Ka Badiyey Nigeria

0 Visits: 627 | Sunday May 31, 2015 - 20:09:12
Gudomiyaha aqalka Wakiilada ahna Gudomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi Cirro ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay In xulka Somaliland umetelaya Koobka African Nations Cup UK Cummuninty ay guul ku Iba Furaan ciyaartii kobaad oo ay la yeesheen Xulka Metelayay dalka Nigeria.

Read More »

Wadahadaladii Nuclear-ka Iran Oo Dib U Bilaabmay. Maxaase Sababay?

0 Visits: 500 | Sunday May 31, 2015 - 20:04:48
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, John Kerry, ayaa magaalada Geneva kulan kula leh wasiirka arrimaha dibbada ee Iran, Mohammad Javad Zarif,

Read More »