Wararka

Macalimiinta Iskuuladda Kenya oo Maalintii Labaad Dalkaas Ka Wada Dibad Baxyo Shaqo Joojina Sannad dugsiyeedka cusub ee dalka Kenya o

0 Visits: 955 | Wednesday January 07, 2015 - 04:44:33
Sahan loogu kuur-galay qaabka uu hada ku bilaabanaayo sanad dugsiyeedka cusub ee waxbarashada Kenya, ayaa lagu sheegay in dugsiyada ay dowlada maamusho ay yihiin kuwa ka hooseyo Iskuulada sida gaara ah loo leeyahay oo maalintii labaad ay ardaydu si wacan waxbarashadoodu u wataan.

Read More »

Shaqiri Oo Ogolaaday Dalabka Inter Milan Iyo Liverpool Oo Aan Wali Ka Quusan.

0 Visits: 912 | Wednesday January 07, 2015 - 04:08:52
Warar goor dhaw ay shaacisay Sky Italia ayaa sheegaya inXherdan Shaqiri uu aqbalay dalabka Inter Milan.

Read More »

Juventus Iyo Inter Milan Oo Kulanka Derby d'Italia Dhibcaha Ku Qaybsaday, Iyada Oo Juventus Hal Dhibic Oo Kaliya Ka Sarayso Roma

0 Visits: 1316 | Wednesday January 07, 2015 - 03:59:49
Kooxaha Juventus iyo Inter Milan ayaa kulan adag oo ay yeesheen ku kala baxay barbaro 1:1, waxaana labada gool u kala dhaliyay Carlos Tevez iyo Mauro Icardi. dhamaadkii ciyaartana waxaa Inter casaan laga siiyayMateo Kovačić.Juventus ayaa fursad fiican siisay Roma oo hadda hal dhibic oo kaliya ka danbaysa.

Read More »

Chelsea Oo U Xil Saartay Fabregas Inuu Messi Ku Qal Qaaliyo Usoo Guurida Garoonka Stamford Bridge

0 Visits: 987 | Wednesday January 07, 2015 - 02:05:31
Wargeska AS ayaa sheegay in maamulka Chelsea ay xidigooda Cesc Fabregas u adeegsan doonaan qaabkii uu Lionel Messi xagaage dambe ku imaan lahaa garoonka Stamford Bridge.

Read More »

War Deg Deg ah maayirka burco Oo Kabad Baaday Iskuday Dil caawa

0 Visits: 773 | Wednesday January 07, 2015 - 00:47:11
Maayirka Degmada Burco Maxamed Muraad yuusuf Ayaa Caawa Ay Rag Usii Galeen Gurigiisa, Isagoona Waqtigii Uu Soo Galay Gurigiisa Laga Gooyay Laydhka.

Read More »

Laba Sarkaal Oo Ku Dhintay Weerar Ka Dhacay Xuduudda Wadamada Sucuudiga Iyo Ciraaq.

0 Visits: 579 | Tuesday January 06, 2015 - 22:47:13
Laba Sarkaal oo ka tirsan ciidanka ilaaladda Sucuudiga ee xadka ay wadagaan labadda dal Ee Ciraaq iyo sucuudiga ayaa ku dhintay weerar ay ku soo qadeen raghubaysani,

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa ee Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com 06-01-2015

0 Visits: 649 | Tuesday January 06, 2015 - 22:43:56
Waxana Soo Jeedinaya Wariye C/risaaq Koronto Oo Ku Sugan Magalada Burco

Read More »

Kiristaanka Xagjirka Ah Oo Dhigay Mudaharaad Ka Dhan Ah Islaamka Ku Faafaya Yurub + Sawiro

0 Visits: 745 | Tuesday January 06, 2015 - 22:28:36
Dibad baxyo looga soo horjeedo Islaamka ku sii faafaya Yurub iyo kuwo lagu taageerayo islaamka ayaa ka dhacay magaalooyin ku yaal dalka Jarmalka,

Read More »

Daawo:Hawl Waadeenada Wasaaradda Arrimaha Dibada Oo Tabobar Loo Furay

0 Visits: 673 | Tuesday January 06, 2015 - 22:26:45
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa Waxa uu Maanta u furay Shaqaalaha Wasaaraddaasi Tababar Kor loogu qaadayo Xirfadooda Shaqo.

Read More »

Maamulka Wakaalada Laydhka Berbera Oo Sheegay In Haba Yaraatee Aanay Jirin Wax Sharciya Ama Cadaymo Ay Shirkada Tayo Energy Kula Wareegayso Wakaalada Laydhka Berbera

0 Visits: 506 | Tuesday January 06, 2015 - 22:23:58
Maamulka Wakaalada Laydhka Berbera Oo Sheegay In Haba Yaraatee Aanay Jirin Wax Sharciya Ama Cadaymo Ay Shirkada Tayo Energy Kula Wareegayso Wakaalada Laydhka Berbera

Read More »

Wasiirka Deegaanka Oo Amaro Ku Soo Rogtay Dadka Ka Ganacsada Dhuxusha Iyo Kuwa Xidhay Seerayaasha,Kana Waranta Waxqabadkii U Qabsoomay

0 Visits: 793 | Tuesday January 06, 2015 - 22:23:51
Wasiirka Deegaanka Oo Amaro Ku Soo Rogtay Dadka Ka Ganacsada Dhuxusha Iyo Kuwa Xidhay Seerayaasha,Kana Waranta Waxqabadkii U Qabsoomay

Read More »

M/Weyne Ku-Xigeenkii Hore Ee S/Land Oo Hadlay Tabashada Reer AWDAL, Iyo Suldaan Wabar, Kana Waramay Godob Xisbigii UDUB, U Hayo Shir-guddoonka Guurtida

0 Visits: 761 | Tuesday January 06, 2015 - 22:21:48
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa isaga oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika

Read More »

DAAWO SAWIRADDA- Booliska Oo La Wareegay Xaruntii SONYO, Oo Ay Isku Qabsadeen Labadii Garab Ee Ay SONYO U Kala Jabtay, Iyo Xukuumadda Oo Ku Guul-daysatay Xallinta Khilaafka

0 Visits: 794 | Tuesday January 06, 2015 - 22:18:27
Ciidamada ammaanka ee Somaliland, ayaa la wareegay gacan-ku-haynta dhismaha xaruntii weynayd ee dhexe ee Dallada dhallinyarada Somaliland ee SONYO,

Read More »

Dagaal Mar Kale Al-shabaab Iyo Puntland Ku Dhex Maray Galgala

0 Visits: 632 | Tuesday January 06, 2015 - 22:16:07
Ciidamada Maamulka Puntland iyo dagaalyahanadda Al-shabaab ayaa mar kale maanta ku dagaalamaya buuraleyda Galgala ee gobolka Bari oo ku teedsan xuduudka Puntland iyo Somaliland, deegaankaasi oo meelo ka mid ah Al-shabaab fadhiisimo ku leedahay.

Read More »

"SOLJA Ma Matasho Suxufiyiinta Reer AWDAL" Shirjara,id oo ay Qabteen Saxafiynta Gobolkasi

0 Visits: 553 | Tuesday January 06, 2015 - 22:12:25
Qaar ka mid ah Suxufiyiinta ka hawl-gala Gobolka Awdal ayaa ka sheegay in aanu matalin ururka SOLJA oo ay ku eedeeyeen in adeeggiisu ku kooban yahay Hargeysa.

Read More »

Daawo Afkashacab Tv Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Furay Rug Ganacasi oo Laga hirgaliyey Magaalada Wajaale

0 Visits: 961 | Tuesday January 06, 2015 - 12:02:28
Daawo Afkashacab Tv Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Furay Rug Ganacasi oo Laga hirgaliyey Magaalada Wajaale

Read More »

Madaxweynaha DDSI Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday DFI

0 Visits: 782 | Tuesday January 06, 2015 - 11:15:59
Madaxweynaha DDSi Mudane Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Heer Federaal Ah Uu Hogaaminayo Wasiirka Cadaalada DFI Mudane Getachew Ambaye. Iyo Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Federaalka DFI Mudane Mulugeta.

Read More »

Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo gaaray Degmada Buulo-burde ee Gobalka Hiiraan

0 Visits: 673 | Tuesday January 06, 2015 - 11:11:17
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa degmada Buulo-burde ee gobalka Hiiraan ku qul qulaayay ciidamo ka socda dowladda Itoobiya kuwaa oo ka mid ah Howlgalka AMISOM.

Read More »

Kooxda Daacish oo Weerar ay ku qaadeen Xuduudka Sucuudiga iyo ciraaq ku Dilay Askar

0 Visits: 750 | Tuesday January 06, 2015 - 09:16:59
Dagaalyahannada Ururka Daacish ee gacanta ku haya dhul badan oo waddanka Suuriya iyo Ciraaq ah ayaa

Read More »

Maraykanka Oo Kasoo Horjeestay Go'aanka Ay Isra'iil Ku Xanibayso Dhaqaalaha Falasiin

0 Visits: 571 | Tuesday January 06, 2015 - 09:11:22
Mareykanka ayaa sheegay in uu kasoo horjeedo go'aanka ay Israa'iil ku xanibtay cashuuraadka ay u ururiso kuna wareejiso maamulka Falastiiniyiinta.

Read More »