Wararka

Daawo:Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee ucid Eng: faysal cali waraabe oo soo dhaweeyey wada hadalada somliland iyo somaliya

0 Sunday December 21, 2014 - 12:21:04
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee ucid Eng: faysal cali waraabe ayaa soo dhaweeyey wada hadalada somliland iyo somaliya waaxanu idhi sida tan"

Read More »

Daawo Muuqaal: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ee Dalka Qadar Oo Ka Hadlay Arrimo Door ah

0 Sunday December 21, 2014 - 12:21:04
Daawo Muuqaal: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ee Dalka Qadar Oo Ka Hadlay Arrimo Door ah

Read More »

Hay’adda Waddooyinka Addis Ababa Oo Tababaro Ku Taageeri Doonta Shaqaalaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa -

0 Sunday December 21, 2014 - 12:21:04
Hay’adda Waddooyinka Addis Ababa Oo Tababaro Ku Taageeri Doonta Shaqaalaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa

Read More »

Madaxwaynaha Cuba Oo Aqblay Martiqaad Uu U Fidiyey Brack Obama

0 Visits: 747 | Sunday December 21, 2014 - 12:20:11
Madaxweynaha dalka Cuba, Raul Castro, ayaa sheegaya inuu aqbalay casuumaadda shirka mareykanka ee bishs April lagu qabanayo Panama.

Read More »

Fernando Torres Oo Ku Soo Laabanaya Liverpool Iyadoo Balotelli Amaah Lagu Siinayo Napoli.

0 Visits: 884 | Sunday December 21, 2014 - 12:09:55
Liverpool ayaa si rasmi ah uga fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo bisha Janaayo weeraryahankeeda hore Fernando Torres, sida ay ku warameyso jariirada Mail on Sunday. Si kastaba, waxa ay tartan kala kulmayaan Atletico Madrid, oo ah koox uu xiddigaan reer Spain ka bilaabay waayihiisa ciyaareed. Torres ayaa…

Read More »

Hordhac: Liverpool vs Arsenal: Iyo Meelaha Ay Kula Badin karaan

0 Visits: 1063 | Sunday December 21, 2014 - 12:00:10
Garoonka Anfield Road ayaa soo dhaweyn doona kulan culus oo dhexmari doona kooxaha Liverpool iyo Arsenal inkastoo labada kooxood ay haatan ku jiraan kaalmo aan looga baran. Liverpool waxey fadhisaa booska 12-aad halka Arsenal ay fadhiso booska 7-aad waxaana u dhaxeeya farqi 5-dhibcood ah. Liverpool…

Read More »

Daawo Sawiradii Dabaal Dagii Real Madrid Kadib Ku Guuleysigii Koobka Kooxaha Aduunka

0 Visits: 1273 | Sunday December 21, 2014 - 11:48:31
Real Madrid ayaa si rasmi ah loogu caleemo saaray inay tahay naadiga aduunka ugu wanaagsan kadib markii ay 2-0 koobka naadiyada aduunka kaga qaaday kooxda San Lorenzo. Macalin Carlo Ancelotti iyo kooxdiisa Madrid waxaa u suura gashay inay guuleestaan kulankoodii 22-aad oo xariir ah, waxayna gaareen…

Read More »

Hay'adda Waddooyinka Addis Ababa Oo Tababaro Ku Taageeri Doonta Shaqaalaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa

0 Visits: 894 | Sunday December 21, 2014 - 11:24:12
Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo maalmahan u dambeeyay socdaal shaqo ku jooga xarunta dalka Itoobiya ee Addis Ababa,

Read More »

Daawo: Taliyaha Ciidanka Ilaalinta Cashuuraha Somaliland Oo Gaadhay Sool Kana Hadlay Socdaalkiisa

0 Visits: 913 | Sunday December 21, 2014 - 11:04:34
Taliye Saleeban Ducaale Ubaxle Dhegacade oo kormeer ku marayey Gobolada Bariga ayaa Farriimo iyo dardaaran faray Ciidanka ilaalada Cashuuraha ee Gobolka SOOL

Read More »

Daawo:Xildhibaan Obama oo Badhasaabada Gobolada ku Canaantay Shaqo Xumo iyo masuuliyad Darro.

0 Visits: 748 | Sunday December 21, 2014 - 08:06:20
Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi, (Obama) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Guddida Dabo galka Hantida Qaranka, ayaa khudbad dheer

Read More »

Waa Kuwee Shirkadaha Ugu Horeeya Dhinaca Diyaaradaha Adduunka ?

0 Visits: 752 | Saturday December 20, 2014 - 17:32:50
Dabayaaqada sanad kasta waxaa la soo saaraa liiska 10ka shirkad diyaaradeed ee ugu fiican Adduunka marka laga eego dhinaca adeegga iyo tayada dayuuradaha ay ku duulaan. Waxaa xusid mudan in 10ka shirkadood ee ugu fiican adduunka ay ku jiraan 3 shirkadood oo laga leeyahay dalalka Carabta.

Read More »

Madaxweynayaasha Somaliland, Somalia iyo Djibouti oo Hadhimo Sharafeed Qado ah ku kulmay Maanta+SAWIRO

0 Visits: 1120 | Saturday December 20, 2014 - 17:29:43
Kulan ballaadhan oo qado sharaf ah ayaa ka dhacay Hotel Kempinski, oo ay ku kulmeen Saddexda Madaxweyne ee Jamhuuriyada Somaliland, Somalia iyo Djibouti, .

Read More »

Daawo AFkshacabka Tv Barlamaanka Yurub oo Aqoonsiga S/Land Ka Dooday maanta

0 Visits: 582 | Saturday December 20, 2014 - 17:21:20
Daawo Barlamaanka Yurub oo Aqoonsiga S/Land Ka Dooday maanta

Read More »

Daawo Faadumo Siciid oo Ka hadashay Urukii Odxa Oo Xukuumadu Albaabada Uxidhay

0 Saturday December 20, 2014 - 17:14:11
Daawo Faadumo Siciid oo Ka hadashay Urukii Odxa Oo Xukuumadu Albaabada Uxidhay

Read More »

Diyaaradaha Israel Oo Duqeeyey Marinka GAZA Ee Arladda Reer Falastiin.

0 Visits: 630 | Saturday December 20, 2014 - 17:12:22
Diyaaraha Milteriga Israel ayaa weerar ku qaadey marinka Qasa ee Falastiin, waxay sheegeen in ay ka jawaabayeen gantaal looga soo tuurey dhulka Falastiin ay maamusho ee marinka Qasa. Weerarka ayaa noqonaya kii u horeeyey ee Israel ay ka fuliso marinka Qasa kadib weerarkii 50 maalmood qaadey ee ay ku…

Read More »

Raheem Sterling Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta "Golden Boy" Ee La Siiyo Da'yarka Ugu Fiican Yurub

0 Visits: 817 | Saturday December 20, 2014 - 17:05:32
Raheem Sterling ayaa ku guuleystay Abaalmarinta "Golden Boy" Ee la Gudoonsiiyo xidigaha da'da yar xidiga ugu wanaagsan qaaradda yurub waxeyna qaas u tahay xidigaha da'doodu ka yartahay 21-ka sano. Raheem Sterling ayaa abaalmarintaan ku garaacay xidigaha Luke Shaw, John Stones, Calum…

Read More »

Hordhac: Real Madrid vs San Lorenzo: Finalka Koobka Kooxaha Aduunka Oo Caawa Dhici Doona

0 Visits: 698 | Saturday December 20, 2014 - 16:53:22
Caawa waxaa lasoo afjari doonaa tartanka Koobka Kooxaha Aduunka ee ka socda dalka Morocco, waxaana ku tartami doona kooxaha Real Madrid iyo San Lorenzo oo ka kala socda qaaradaha Latin America iyo Yurub. San Lorenzo waxey ku timid tartankaan iney ku guuleysatay 2014 Copa Libertadores, halka Real Madrid…

Read More »

Maayarrada Hargeysa Iyo Addis Ababa Oo Isku Af-Gartay Iskaashi Wax Wada-Qabsi Oo Dhexmara Labada Caasimadood.

0 Visits: 653 | Saturday December 20, 2014 - 16:44:42
Maayarka Caasimadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya kula kulmay Maayarka Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, Kuma Demksa, halkaas oo ay labada Maayar kaga wada-hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo xidhiidhka…

Read More »

Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga WADDANI oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Hargeysa.+sawiro

0 Visits: 1218 | Saturday December 20, 2014 - 16:38:07
Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga WADDANI Marwo Rooda Cabdi Muuse ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Hargeysa.

Read More »

Maxaa Ku Waajib Ah Eden Hazard Inuu Sameeyo Si Uu U Noqdo Halyeyga Chelsea?

0 Visits: 985 | Saturday December 20, 2014 - 16:35:52
Inkastoo la filayo in dhawaan Eden Hazard uu saxiixo heshiis waqti dheer oo uu Stamford Bridge kusii joogi doono taasoo ka dhigi doonta inuu noqdo xidiga ugu mushaarka badan kooxda Blues madama uu sanadkii qaadan doono 10 Malyan oo Pound Hadana Jose ayaa xidigaan talooyin siiyay. Mudo 7-bilood ayaa…

Read More »