Wararka

Daawo: Shirkadaha Jaadka Ee Somaliland Oo Ka Cabanaya Habdhaqanka Dawlad Deegaanka Somaalidda

0 Visits: 746 | Tuesday December 02, 2014 - 07:54:36
Afhayeenka Shirkada Qaadka keena ee Somaliland ayaa ku hanjabay in Guud ahaan Qaadka ay ka keenan dalka itoobiya ay Joojin Doonaan,

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha JSL oo soo Afjaray Shaqaaqo Dhex Taallay Laba Ardaa oo Wada Dega Gobolka Saraar

0 Visits: 537 | Monday December 01, 2014 - 18:42:19
wasiirka wasaarada dhalinyarada dalxiiska iyo ciyaaraha s/land cali siciid raydal oo maalmo ku sugnaa ayaa maanta ku soo afjaray magaalada caynaba shaqaaqo yar oo u dhaxaysay laba ardaa oo waalo ah oo wada dega g/saraar wasiirka ayaa labada dhinac u kala wareejiyay mag dhan 100 halaad oo dhogora 50…

Read More »

R-Afkashacabka Dhagayso Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka oo sheegtay Guud ahaan Dalka Gaadhsiiyeen Dawada AIDs-ka.

0 Visits: 810 | Monday December 01, 2014 - 18:33:10
R-Afkashacabka Dhagayso Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka oo sheegay Guud ahaan Dalka Gaadhsiiyeen Dawada AIDs-ka.

Read More »

Daawo:AfkaShacabka Tv: Xil Baar Siciid Oo Si Diiran U Soo Dhaweysa Xoghayahii Horee Maaliyada Xisbiga Ucid.

0 Visits: 859 | Monday December 01, 2014 - 18:18:03
Xil Baar Siciid Oo Si Diiran U Soo Dhaweysay Xoghayahii Horee Maaliyada Xisbiga Ucid .

Read More »

Daawo:Afkashacabka Tv:-Faadumo Siciid Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay,Shaacisayna In Ay Ku Biirtay Xisbiga Wadani

0 Visits: 1284 | Monday December 01, 2014 - 17:49:21
Faadumo Siciid Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Shaacisayna In Ay Ku Biirtay Xisbiga Wadani

Read More »

War Deg Deg Ah Daawo Afkashacabka Tv Qarax Miino Oo Ka Dhacay Deegaanka Nasiye Oo ay ku Dhinteen 3 Caruuur Ah Oo Walaalo Ah

0 Visits: 803 | Monday December 01, 2014 - 17:10:58
Shil Naxdin Leh Qarax Miino Oo Ka Dhacay Deegaanka Nasiye Oo Dilay 3 Caruuur Ah Oo Walaalo Ah

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Diyaarad Somaliland Lagu sameeyey Oo Maanta La Tijaabiyey Maagalada Hargeysa

0 Visits: 1494 | Monday December 01, 2014 - 16:45:02
Magaalada Hargeysa ayaa maanta lagu soo bandhigay Diyaarad yar oo Helicopter ah, taasi oo uu hindisay farsamo-yaqaan u dhashay Somaliland.

Read More »

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Lagu Xusaayey Maalinta ADIS-ka Aduunka.

0 Visits: 658 | Monday December 01, 2014 - 16:30:11
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi ismaaciil(Saylici), ayaa maanta ka qayb galay Munaasibada Xuska Cudurka Halista ah ee AIDS-ka oo maanta oo kale laga xuso dunida

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Munaasibad Lagu Wacyi Galinaayey Waxbarashada Gabdhaha Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa

0 Visits: 650 | Monday December 01, 2014 - 16:16:19
Munaasibad Lagu Wacyi Galinayay Waxbarashada Gabdhaha Oo Lagu Qabtay Hargaysa

Read More »

Telefiishanka Qaranka Iyo Hay'adoKale oo Madax-bannaanaa Oo Amar Madaxweyne Lagaga Saarey Miisaaniyadda, Lana Hoos-geeyay Wasaaradihi shaqadadoodu khusaysay

0 Visits: 747 | Monday December 01, 2014 - 15:26:35
Wasiirka Maaliyadda Somaliland, Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa sheegay inay fuliyeen go'aamo uu Golaha wakiiladu soo saariciyeen,

Read More »

Daawo: Abwan Xasan Weedhsame oo Suugaantiisi Hodanka ahayd ku Soo Bandhigay West London

0 Visits: 768 | Monday December 01, 2014 - 15:17:39
Munasibada uu abwaanku suugantiisa ku soo Bandhigay oo ay soo Qaban qaabiyeen Hablaha Jaaliyadda Reer Somaliland ee West London, Waxana kelmado lagu ammaanayo looguna Ducaynayo Abwaanka ka jeediyeen Masuliyiin Tiro badan oo halkaas ku sugna

Read More »

Mudaharaad Ka Dhashay Xadhiga Maayarkii hore ee Borama oo Ka Dhacay Magaalada Borama + Suxufiyin iyo Dhalinyaro lagu Xidhay Mudaharaadkaas

0 Visits: 835 | Monday December 01, 2014 - 15:04:53
Mudaharaad rabshado wata ayaa maanta ka dhacay magaalada Borama ka dib markii Ciidanka Boolisku xidhay Cabdiraxmaan Shide Bille, oo mudo ilaa 6 Sano ah Maayar ka ahaan jiray Magaalada Boorama.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Garoonkii U Horeeyay Oo Si Casriya U Samayn Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Berbera Xadhigana Uu Ka Jaray Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland

0 Visits: 615 | Monday December 01, 2014 - 14:56:37
Garoonkii U Horeeyay Oo Si Casriya U Samayn Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Berbera Xadhigana Uu Ka Jaray Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Kulan Lasii Yeeshay Arday Laga Soo Xidhxidhay Degmada Ceelafwayn La Siidayey

0 Visits: 609 | Monday December 01, 2014 - 14:48:10
Daawo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Kulan Lasii Yeeshay Arday Laga soo Xidhxidhay Degmada Ceelafwayn La Siidayey Kulan waxa ku wehelinaayey gudoomiyaha waxbarashada gobolka sanaag iyo cuqaal wax garadka gobolka sanaag

Read More »

GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND AYAA COD AQLABIYAD AH KUMEEL MARIYAY ANSIXINTA XEERARKA DIWAAN GALINAHA;

0 Visits: 931 | Monday December 01, 2014 - 14:47:29
Fadhigii Maanta ayeesheen mudanayaasha golaha odayaasha ee guurtida Somaliland islamarkaan uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha guurtida ;

Read More »

Daawo: Riwaayad Qosol Badan: Jawan iyo Soraan iyo Dawladaha Hoose Maxaa Kala haysta

0 Visits: 1040 | Monday December 01, 2014 - 12:25:48
"Gole Degaan ahaan Waxyaabo badan baanu ka shaqayna, Xataa Maraakiib ku so Xad gudubta Badaheena ayaanu gaadh ka hayna, markaa Qashinka iska gura, cashuurtana bixiya.." Sooraan

Read More »

MAXAA ISKA BEDELAY KALA SAREYNTA GOOLDHALINTA HORYAALKA PREMIER LEAGUE?

0 Visits: 935 | Monday December 01, 2014 - 12:15:57
Hogaanka gooldhalinta horyaalka Premier League waxba iskama bedelin ka dib markii la ciyaaray kulamadii 13aad ee horyaalka Ingariiska.

Read More »

Wacdaraha Bandhig Suugaaneedkii Cawaale Deeqsi iyo Habeenkii Murtida Hargeysa +SAWIRO

0 Visits: 1369 | Monday December 01, 2014 - 09:16:35
Abwaan Cawaale ismaaciil Saleebaan (Cawaale Deeqsi) oo ka mid ah Hal-Abuurada Somaliland oo ah Abwaan aad u da"yar isla markaana ka mid ah Ardayda Wax ka barata Jaamacada Golis Ee Caasimada Hargeysa ayaa Habeenkii xaley Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ku soo Bandhigey Qaar ka mid ah Suugaantiisa,

Read More »

Daawo: Wasiirkuxigenka Warfaafinta JSL oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti Ka socday Dalka Djibouti.

0 Visits: 479 | Monday December 01, 2014 - 07:55:14
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Somaliland ahna ku simaha Wasiirka Warfaafinta ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Waftiga dalka Jabuuti ee booqashada ku jooga Somaliland,

Read More »

Daawo "Qabyaaladi Ehel maaha walal, Nin Tollaayeey Yidhina Waddan Wadi Maayo, Waxana idin leyahay Taagerayaashina..."Faysal Ali Warabe

0 Visits: 638 | Sunday November 30, 2014 - 18:23:27
Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa hadal dheer ka jeediyay xaflad loo qabtay Taagerayaal ku soo biiray Xisbigaas. isagoo Guddomiyuhu soo dhaweeyay Tagerayaashaas kana hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay Qabyaaladdu.

Read More »