Wararka

Taliye Fadal oo ka Hadlay Qabashada Gacan ku dhiigle Qof ku Dilay Hargeysa

0 Visits: 865 | Sunday November 30, 2014 - 18:06:44
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa Sheegay inay ciidanka Boolisku gacanta ku soo dhigeen gacan ku dhiigle Muuse Cabdi Cabdulle oo qof ku Dilay Xaafadda Macalin Haaruun ee Caasimadda Hargaysa,

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv Wasiirka Qorshaynta Somaliland Sacad Cali Shire Oo Abaal marin Gudoonsiyey Hay'adaha Caalamiga Ah Iyo Laamaha Dowlada

0 Visits: 520 | Sunday November 30, 2014 - 17:46:52
Wasiirka Qorshaynta Somaliland Sacad Cali Shire Oo Abaal marin Gudoonsiyey Hay'adaha Caalamiga Ah Iyo Laamaha Dowlada Ee Kala Shaqeyey Horumarinta gobolada

Read More »

Bayern Munich Oo Diyaar U Ah Inay Guardiola Heshiis Cusub Ka Saxiixdo

0 Visits: 580 | Sunday November 30, 2014 - 17:46:07
Gudoomiyaha kooxda Bayer Munich Karl-Heinz Rummenigge ayaa ka dhawaajiyay inay wadaan qorshe adag oo ay doonayaan inay heshiis cusub kaga saxiixaan macalin Pep Guardiola.

Read More »

Carlo Ancelotti Iyo Real Madrid Oo Hiigsanaya Inay Jabiyaan Rekoodh Ay Barcelona Dhigtay 2006 Kii, Muxuuse Yahay Recordkaasi?

0 Visits: 915 | Sunday November 30, 2014 - 17:19:24
Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa kulankii xalay ee ay kooxdiisu guusha ka soo gaadhay kooxda Malaga ku dhigay rekoodh cusub kaas oo ah inay kooxdiisu guulaysatay 16 kulan oo xidhiidh ah, wuxuuna recordkaas kala wareegay tababarayaashii hore ee Real Madrid Muñoz iyo Mourinho oo…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Golaha Guurtida Oo Loo Qaybiyey Xeerka Diiwaangelinta Madaniga Ah

0 Visits: 482 | Sunday November 30, 2014 - 17:18:24
Fadhigii Golaha Guurtida Jsl ay maanta yeesheen oo UU gudoominaayey gudoomiyaha Golahaasi md saleebaan maxamuud aadan oo golahaas u qaybiyey Qaybiyey Xeerka Diiwaangelinta qaran

Read More »

Midowga Yurub Oo Dawlada Uk Ugu Hanjabay inay Sharciga Yurub La Tiigsan Doonaan Hadii Dawlada Raysal Wasaare David Cameron Ay Dadka Wadankeeda Ku Dhasha Ee Waalidkood Wadan Kale Oo Europe Ah Kasoo Galay Uk Ka Jarto Lacagta

0 Visits: 1123 | Sunday November 30, 2014 - 17:08:14
Dawlada Raysal wasaare David Cameron ee wadankaasi Britain ayaa wada qorshayaal gunti isku giijis ah kasoo ay ku dhimayso kharashaadka kaga baxa dhanka dadka soo galootiga ee kaga yimaada wadamada kale Europe iyadoo todobaadkii dhawaana sharci cusub ku dhawaaqday kasoo ay cadaysay inay dhimayso lacagta…

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Furay Mashaariic Laga Hirgaliyay Magaalda Berbera

0 Visits: 518 | Sunday November 30, 2014 - 17:00:10
Madaxwayne Ku XiGeenka Somaliland Oo Furay Mashaariic Laga Hirgaliyay Magaalda Berbera Madaxwayne Ku XiGeenka Somaliland sidoo kale waxa uu soo maray dekada caalamiga ah ee berbera iyo dugsiada waxbarashada

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wasiirka cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo maaanta furay Kulan Lagu Eegayo Ilaalinta Xaquuqda Maxaabiist magaalada hargeysa

0 Visits: 540 | Sunday November 30, 2014 - 15:38:15
Wasiirka cadaalada iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta oo maaanta furay Kulan Lagu Eegayo Ilaalinta Xaquuqda Maxaabiist magaalda hargeysa

Read More »

Daawo Sawirada: Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Ugu Weyn Somaliland Ee Dahabshiil Bank International

0 Visits: 4216 | Sunday November 30, 2014 - 15:09:17
Madaxweynaha somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo ayaa Xadhiga Ka Jaray Dhisme ay leedahay shirkadda Xawaaladaha iyo Isgaadhsiinta ee Dahabshiil Group ,dhismahaasi oo loogu Talo Galay inuu noqdo Xarunta Bangiga Caalamiga ah ee Dahabshiil Bank International.

Read More »

R-Afkashacabka:Gudoomiyaha guud Ee Dahabshiil Group Oo Khudbad dhhinacyo Badan Taabanaysa kA Jeediyey Furitaankii dhismaha Dahabshiil Bank Oo Maanta La Furay

0 Visits: 694 | Sunday November 30, 2014 - 15:08:24
Gudoomiyaha guud Ee Dahabshiil Group Oo Khudbad dhhinacyo Badan Taabanaysa kA Jeediyey Furitaankii dhismaha Dahabshiil Bank Oo Maanta La Furay waxaana uu sheegay inay dhismayal kale oo nooca ah ka dhisi doonaan dalka

Read More »

Marwadda Kowaad Ee Qaranka Aamina Waris Sheek Jirde Oo Ka Qayb Gashay Shir Laga Hadlaayey Horumarka Gobolka Gabilay.

0 Visits: 613 | Sunday November 30, 2014 - 14:45:07
Marwada kowaad ee qaranka marwoMarwo Aamina Waris sheeekh maxamud Jirde oo magalada gabilay laga qayb gashay shirbalaadhan kaasi oo lagag hadlaayay horumarka gobolka ayaa ka hadashay arimo kala duwan oo dhawra dhamaantoodna khuseeya Gobolka Gabilay

Read More »

Daawo: Golaha Wakiilada Somaliland Oo Wasiirka Maaliyadda Ka Dhegaystay Warbixinta Misaaniyad Sanadeedka 2015-ka.

0 Visits: 1229 | Sunday November 30, 2014 - 14:30:58
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ay weheliyaan Wasiiru dawlaha wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo madaxda kale ee wasaaradda ayaa Maanta warbixin ka siiyay Golaha wakiilada Miisaaniyadda sanadka 2015-ka oo Golaha hortaala.

Read More »

Masuul Ucid Ka Tirsan" Waar Horta Baarlamaan Yaa Doorat Maxay Inoogu Hiilin Waayeen Marka RRU-Du Inoo Soo Daadanayso"

0 Visits: 663 | Sunday November 30, 2014 - 14:24:21
" Waar Horta Baarlamaan Yaa Doorat Maxay Inoogu Hiilin Waayeen Marka RRU-Du Inoo Soo Daadanayso" Masuul Ucid Ka Tirsan

Read More »

Daawo:- mashruuc xukuumadu ku rabtay inay khal khal ku galiso xaflad xisbiga ucid u qabtay taageerayaal ka soo caymaday kulmiye oo fashilantay.

0 Visits: 632 | Sunday November 30, 2014 - 14:02:46
mashruuc xukuumadu ku rabtay inay khal khal ku galiso xaflad xisbiga ucid u qabtay taageerayaal ka soo caymaday kulmiye oo fashilantay.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Fannaaniin reer London Ah Oo Hees Cajiib Ah U Qaaday Magaalada Hargeysa‏

0 Visits: 658 | Sunday November 30, 2014 - 10:36:30
Fanaaniinta Cabdikhaaliq Siraad iyo Cabdisalaan Wajaale oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ee Carriga Ingiriiska, ayaa Hees Cajiib ah oo ay ku ammaanayaan u qaaday magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Labada Fannaan ee Heesta Qaadaya oo ay masraxa ku weheliyaan…

Read More »

Daawo Sawirada:Kumanan Mudaharadayal Ah Oo Kasoo Horjeeda Go'aanka Garsooraha Maxkamada Rafcaanka Masar Ay Ku Sii daysay Madaxwaynihii Hore Masar Hosni Mubarak Oo Dibad Baxyo Cairo Kadhigay

0 Visits: 923 | Sunday November 30, 2014 - 10:29:17
Kumanan mudaharadayal dhacaysan ayaa isku soo baxay xalay wadaooyinka magalada cairo,Alexderia ,Suaz iyo magaloyinka wawayn ee wadankasi masar kadib markii garsooraha ugu sareeya maxkamada rafcaanka masar oo dib u furtay go'aan maxkamada dastuuriga ah ee wadankasi masar hore ugu riday madaxwaynihii…

Read More »

Di Maria Oo Dhaawacmay Isagoo Noqday Dhaawicii 41aad Ee Soo Wajaha Man United Xilli CIyaareedkan.

0 Visits: 779 | Sunday November 30, 2014 - 09:28:23
Saxiixa ugu qaalisan Manchester United Angel di Maria ayaa seegi doona kulanka habeenka talaadada ee Stoke City iyadoo kooxda Old Trafford ka dhisan uu mar kale soo wajahay dhaawac kale.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Taliyaha Ciidanka Qaranka Somalilnad Sareeye Gaas ismaciil shaqale Dalka Dib Ugu Soo Noqday

0 Visits: 1061 | Sunday November 30, 2014 - 08:35:31
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somalilnad Sareeye Gaas ismaciil Muxumed shaqale Dalka Dib Ugu Soo Noqday Kadib Markii uu Sugnaa Maalmihii Ugu danbaysa Dalka Jabuuti

Read More »

Daawo Afshacabka Tv Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Oo Ciyaraay Kubada Barafka Lagu Dul Ordo Ee Hock-da

0 Visits: 584 | Sunday November 30, 2014 - 08:11:44
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Oo Ciyaraay Kubada Barafka Lagu Dul Ordo Ee Hock-da

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Wadada Ceerigabo, Oo La Gudoonsiiyay Deeq Lacageed

0 Visits: 669 | Sunday November 30, 2014 - 08:11:38
Dhismaha wadada Ceerigaabo ayaa la gudoonsiyay deeq lacageed, iyadoo deeqdaas uu Guddoomay, Guddoomiye ku-xigeenka Guddida dhismahaasi Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyaanle iyo xubno kamid ah Guddida

Read More »