Wararka

Swansea City Oo Dhulka Jiiday Arsenal, gaadhsiisayna dhaawac

0 Visits: 983 | Sunday November 09, 2014 - 21:40:32
Laba gool oo ka timid Siggurdson iyo Gomis oo ahaa laba gool oo yimid qeybtii dambe ayaa Swansea City guul ka gaarsiiyay Arsenal, isla markaana gaarsiiyay guuldaradii labaad ee horyaalka xili ciyaareedkaan.

Read More »

Dowladah Ruushka Iyo Shiina Oo Heshiis Ugu Balaadhnaa Galay

0 Visits: 788 | Sunday November 09, 2014 - 21:25:03
Ruushka iyo Shiinaha ayaa xoojiyay xidhiidhrkooda ganacsiiyadoo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping uu isku diyaarinayo shirka hogaamiyaasha Asia-Pacific ay ku yeelanayaan Beijing.

Read More »

Daawo: Dhacdo Cajiib ah oo ka dhacday Aroos ka dhacay magaalo ka mid ah Waddanka Masar

0 Visits: 805 | Sunday November 09, 2014 - 20:04:20
Mid kamid ah Martidii lagu soo Casuumay Munasibadda Arooskaasi ayaa Dadkii Xaflada Arooska ka soo qaybgalay Rasaas la dhacay isagoo Adeegsanayey Bastoolad

Read More »

"Qaar baa na yidhi waad guuraysaan, may, Belaayo ayaa na heshoo wan yara Barakacay uun, Wan soo Noqonayaa" Farxan Xaji Cali Mulkiilaha HCTV

0 Visits: 945 | Sunday November 09, 2014 - 19:39:50
Mulkiilaha HCTV Farxan Xaji Cali oo saaka khudbad dheer ka jeediyey Xuski maalinta saxaafadda ayaa Siyaasiinta Somaliland si iskumida ula hadlay, waxanu sheegayin Siyaasi kasta marku kursiga fuulo is bedelo oo aanu ahayn hebelkii shalay, wuxu talo ahaan u soo jeediyey Mucaradka inay dhaliisha xukumadda…

Read More »

Ganacsade Soomali ah oo la odhan jiray Xasan Faarax Maxamed "Xasan Xood" oo ah nin da'ah oo Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Port Elisebeth ee dalka South Afrika,

0 Visits: 768 | Sunday November 09, 2014 - 17:34:54
Xasan Faarax Maxamed "Xasan Xood" oo ah nin da'ah oo Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Port Elisebeth ee dalka South Afrika,

Read More »

Munaasabado lagu xusayo shan iyo labaatankii sano ee ka soo wareegtay burburkii darbigii Berlin oo Maanta Lguqabtay Jarmalka

0 Visits: 675 | Sunday November 09, 2014 - 17:31:48
Munaasabado lagu xusayo shan iyo labaatankii sano ee ka soo wareegtay burburkii darbigii Berlin ee kala qaybinayay Jarmalka ayaa dhacaya.

Read More »

Ra'iisalwasaaraha cusub ee Dalka Yemen iyo golaha wasiirada ayaa lagu dhaariyay Qasriga Madaxtoyada Sanca

0 Visits: 764 | Sunday November 09, 2014 - 17:29:23
Ra'iisalwasaaraha cusub ee Yemen iyo golaha wasiirada ayaa lagu dhaariyay guiriga madaxweynaha ee magaalo madaxda Sanca.

Read More »

"Waxaan Leeyahay Waar Xanuunsan Maayo Ilahay Mahaddii, Waar Dhiman Maayo Maalinta Ajashayda Ka Hor." Madaxweyne Silaanyo

0 Visits: 550 | Sunday November 09, 2014 - 17:22:55
Madaxweynaha Somaliland Mud Axmed Maxamed Silaanyo ayaa markale si adag ugu jawaabay dadka wax ka sheega caafimaadka kiisa, sidoo kale wuxuu markii ugu horeysay la hadlay dadka jecel inuu dhinto ama meesha laga waayo.

Read More »

"Nin aad awalba is hayseen oo siyaasad isku hayseen ood siyaasad kaga adkaatay, cay uu dibedda kaa caayo wax ay ku yeelaysaa runtii ma jirto" Wasiirka Maaliyadda

0 Visits: 878 | Sunday November 09, 2014 - 17:17:19
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa sheegay inaanay damqasho iyo wax ay xukuumad ahaan dhibsadaan u arkaynin dhaliilaha siyaasiyiinta mucaaradka ah

Read More »

Xarunta Xuquuqul Insaanka oo Hambalyo U Dirtay Bahda Suxufiyiinta Somaliland Xuska Maalinta Saxaafadda Awgeed

0 Visits: 813 | Sunday November 09, 2014 - 16:56:57
Xarunta Xuquuqal Insaanka ayaa hambalyo ku Aadan maalinta Saxaafada Somaliland oo ku beegan 9 bisha November ,sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay Xaruntaasi soo saartay,

Read More »

Daawo: Xuskii Maalinta Saxaafadda Somaliland ee lagu Qabtay Hargeysa iyo Siyaasin Miisaan Culus iyo Guddomiyasha Warbahinta Madaxa Bannaan oo Khudbado ka jediyey

0 Visits: 758 | Sunday November 09, 2014 - 16:43:14
Siyaasiinta Mucaaradka ugu miisaanka Culus, Guddomiyaasha Warbaahinta Madaxa Bannaan oo uu ka mid yahay Mulkiilaha HCTV, iyo Guddomiyashi Hubaal iyo Haatuf, Warbixin uu ka Diyaariyey Weriye Faysal Fifa Daawo...

Read More »

Cali khaliif Gallaydh oo Rajo ka muujiyey Wada hadal Dhex mara Somaliland,Gaashaankana u Daruuray Wada hadal uu la galo Puntland

0 Visits: 728 | Sunday November 09, 2014 - 16:39:34
Cali Khaliif Galaydh Oo Hogaamiye u ah Kooxda Khaatummo ee Ciidanka Qaranka Somaliland ka saaray degaanada Bariga Somaliland,

Read More »

Daawo:Wasiir Warancade oo warbaahinta uga digay arrimaha nabadgelyada wax u dhimaya, kuna gooddiyey inu tallaabo ka qaadi doono ciddii been ka sheegta Nabadgelyada Dalka

0 Visits: 690 | Sunday November 09, 2014 - 16:26:28
Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada hargeysa ayaa

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Khudbaddii ugu Miisaanka Cuslayd iyo Dardaaranki ugu Badna u jeediyey Saxaafadda Somaliland iyo Kormeer uu ku tagay Xarumaha Warbahinta

0 Visits: 788 | Sunday November 09, 2014 - 16:17:29
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa saxaafadda dalka u jeediyay khudbadii ugu dheerayd ee uu kula hadlo muddadii uu xilka hayay,

Read More »

"Dhacdadii ka dhacday Berbera,waxay ahayd tii ugu horeysay ee malleeshiyo ay shirkadi leedahay oo hubaysani soo weerarto mashruuc ganacsi.."Ganacsatada Maxjarka Cusub ee Berbera

0 Visits: 1693 | Sunday November 09, 2014 - 15:34:18
Ganacsato Maxjar Saddexaad oo ay Berbera ka hirgelinayaan Khilaaf ka dhex-abuuray Maxjarka Indho-deero ayaa Iska Fogeeyey Eedaymo loo jeediyey

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Saxaafiyiinta Gobolka Saaxil Oo Si Ballaadhan U Xusay Maalinta Saxaafada Somaliland Oo Ku Beegan Maanta 09.NOV

0 Visits: 656 | Sunday November 09, 2014 - 15:32:56
Berbera(afkashacabka.com) Saxaafiyiinta Gobolka Saaxil Oo Si Ballaadhan U Xusay Maalinta Saxaafada Somaliland Oo Ku Beegan Maanta 09.NOV

Read More »

Nin u dhashay Sweden una ololeeya Qaddiyadda Somaliland oo Soo jeediyey Talo uu ku tilmaamay Jidka ugu fudud ee somaliland ku heli karto Aqoonsi

0 Visits: 759 | Sunday November 09, 2014 - 15:19:46
Maalqabeen u dhashay dalka Sweden oo qoyskiisu deggan yahay Caasimadda Hargeysa, ayaa sheegay in la joogo wakhtigii dalkiisu aqoonsi buuxa siin lahaa Somaliland, maaddama ay dalka Falastiin oo dhinacyo badan ay kaga horreyso aqoonsaday waddankiisu,

Read More »

Musuqa iyo Saxaafadda: Warbaahintu Ma Xasaanad bay ka Leedahay in ay Laaluush Qataan? Faallo

0 Visits: 966 | Sunday November 09, 2014 - 15:03:25
Warbaahinta ama Saxaafadda waa tiirka amma awoodda afraad ee waddamada dimuqraadiga ah, waana doorka ugu muhiimsan ee lagu ogaado, laguna baadho falalka iyo tallaabooyinka ay ku kacaan masuuiyiinta awoodda dawladda gacantu ugu jirto,

Read More »

Daawo: Dawladda Hoose ee Caasimadda oo olole Magaalada gudaheeda lagag xakamaynayo Xoolaha shalay Qaaday, Xoolo badanna ka ururisay Caasimada

0 Visits: 620 | Sunday November 09, 2014 - 11:05:36
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Dawladda Hoose ee Caasimaddaayaa shaaciyey in xoolahaasi 7 Cisho Gudahood lagaga saaro magaalada haddii kale dadka loo qali doono oo dadka xoolahaas leh sadaqad loogu bixin dono

Read More »

Daawo:Xoghayihi Xisbiga WADDANI Ee Maraykanka Maxamed Nasir Maxamud Dhoore oo iska casilay Xilkii iyo Xubinimaddi xisbiga WADDANI

0 Visits: 840 | Sunday November 09, 2014 - 10:14:03
Wuxu Caddeeyey Xoghayani inu si toosa ugu biiray xisbiga talada haya ee kulmiye, isago sababeeyey waxyaabaha kelifay inu ka baxo xisbigaas

Read More »