Wararka

Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqale oo Ka Warbixiyey Dagaalkii Saaka ay kula Wareegeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranku SaaxDheer

0 Visits: 4121 | Thursday August 28, 2014 - 21:50:04
Taliyaha Guud ee Ciidamada Malatariga Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqale Ayaa Ka Warbixiyey Dagaal Saaka ay Kula Wareegeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka .

Read More »

Maayarka Caasimadda Hargaysa Oo Hadhimo Sharafeed Farxad Galisay U Sameeyay Saladiinta Gobolada Awdal Iyo Salal.+Sawiro

0 Visits: 933 | Thursday August 28, 2014 - 21:42:49
aladiinta Gobolada Awdal iyo Salal oo booqasho ku jooga Caasimadda Hargaysa.

Read More »

Wasiirka Duulista Hawada Oo Tafasiil Ka Bixiyay Qorsha Ay Ugu Talo Galeen Dadkii Adeegsan Jiray Wadada Uu Xidhay Xayndaabka Madaarku.

0 Visits: 949 | Thursday August 28, 2014 - 17:07:32
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay Laba wado oo dhex mari jirtay Madaarka Hargeysa oo hada laga duway halkii ay mari jireen.

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Iscasilada Xogxayihii Arimaha dibada Ee Xisbigiisa

0 Visits: 796 | Thursday August 28, 2014 - 16:41:43
Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Iscasilada Xogxayihii Arimaha dibada Ee Xisbigiisa

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Gola Yaasha Qaranka Iyo Xisbiyadda Ka Codsaday Inay Soo Xulan Xubana Cusub Ee Bedalaya Komishanka Dorashooyinka Ee Wakhatigoodu Dhamaaday.

0 Visits: 790 | Thursday August 28, 2014 - 16:16:42
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa go'aansaday inuu kala diro guddiga doorashooyinka qaranka oo uu wakhtigoodu ku eegyahay bisha soo socota ee Oktoober ee sannadkan. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala.

Read More »

Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Ayaa sheegay Inay Tallo Midaysan ka yelan Doonan Kale Dirista Gudida Doorashoyinka Somaliland

0 Visits: 744 | Thursday August 28, 2014 - 16:04:23
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Sidee Buu U Afkaa Kala Dirida komishanka Doorashada Qaranka Oo Wakhtigoodii Wax Yari Ka Hadhsanyahay.

Read More »

Wararkii ugu Danbeeyey ee Dagaalkii Saaxdheer iyo Ciidanka Qaranka oo hada ku sugan Gurigii Cali khaliif lagu Caleemo saari lahaa.

0 Visits: 2166 | Thursday August 28, 2014 - 12:09:11
Goobjoogayaal ku sugan Deegaanka seexdheer iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Qaranka JSL ayaa Shebekedda www.afkashacabka.com u xaqiijiyey in Dagaalkii istaagay isla markaasna

Read More »

Daawo: Isuduwaha Wasaaradda Kallumaysiga ee Gobolka Sanaag oo Qalabka Xeebaha iyo Badda ku wareejiyey Degmooyinka Xeebaha ah

0 Visits: 1044 | Thursday August 28, 2014 - 12:04:33
ee Maydh, xiis, shalcaw, iyo conqor, Qalabkan ayaa isugu jira Shabaag iyo Qalabka fudud ee badda

Read More »

Xoghayihii Arrimaha Dibadda Ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Dr Fadal Oo Is Casilay

0 Visits: 849 | Thursday August 28, 2014 - 10:54:29
Xoghayihii Arrimaha Dibadda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Dr Maxamed Cismaan Fadal, ayaa la sheegay inuu iska casilay xilkii iyo xubinimadii uu ka hayey xisbigaas

Read More »

"ninkaa(cali khaliif) inaanu qabanno ayaanu rabnay laakiin waa naga Baxsaday, oo Ethiopia ayey galeen oo u carareen" Taliye Dhuunkaal

0 Visits: 959 | Thursday August 28, 2014 - 10:43:08
"ninkaa(cali khaliif) inaanu qabanno ayaanu rabnay laakiin waa naga Baxsaday, oo Ethiopia ayey galeen oo u carareen" Taliye Dhuunkaal

Read More »

WAR DEG DEG AH. CIIDAMADA QARANKA S/LAND OO SAAKA KU WAABARIISTAY SAAXDHEER IYO DAGAAL CULUS OO HADDA KA SOCDA.

0 Visits: 793 | Thursday August 28, 2014 - 10:30:44
Ciidamada qaranka JSL Ayaa saaka Hiirti waabari weerar Culus ku qaaday Tuulada Saaxdheer Oo Xarun U ahayd Maamul Ku Sheega Khaatumo

Read More »

Codeynta doorashada Wadanka Sweden oo bilaabatay iyo Muwadiniin Kaadhadhkii Codaynta loogu diiray Boostooda

0 Visits: 902 | Thursday August 28, 2014 - 10:12:43
Cidii doonaysa in ay codkeeda waqti hore sii dhiibato ayaa maanta oo arbaco ah ay furantay codeynta doorashada guud ee Sweden.

Read More »

Madaxweyne Siilanyo oo Tacsi u Diraya Qoyskii iyo Qarabadii uu Ka Baxay Marxuum Aadan Maxamed Wiilad

0 Visits: 695 | Wednesday August 27, 2014 - 18:49:42
Warsaxafaadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka madaxweynaha ayaa lagu yidhi sidan:

Read More »

Daawo: Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha JSL Muxu ka yidhi Xarunta Dhaqanka ee ay furtay Sahra Halgan iyo Weriye Cawke oo Iftiimiye Dhibatada Bulshadeena ka haysata inay Wax ikhtiraacaan.

0 Visits: 806 | Wednesday August 27, 2014 - 18:35:15
"Hadaad Meel Ciddiyaha lagu guro halkaa ka furato 7 kale ayaa berri iyaguna furanaya meelo Ciddiyaha lagu guro" Weriye Axmed Xasan Cawke oo ka yaabay ikhtiraac la'aanta somalida

Read More »

Daawo: Jamaal Ali Husein oo Xukuumadda u so jeediyey Inay Gacan Siiso Dadka Ganacsiyada Gaarka ah iyo Mashaariicda Cusub Dalka ku soo kordhiya

0 Visits: 991 | Wednesday August 27, 2014 - 18:29:22
Waxanu Sahra Halgan ku Bogaadiyey Xarun Dhaqan oo ay dalka ka hirgelisay, Waxa isna Xaruntan ku farxay Mr David oo ka mid ahaa Ajaanib fara bada oo ka yimi waddamo kala duwan oo furitankii Xaruntani ka qaybgalay, waxanu is barbar dhigay Somaliland iyo Somalia Dhinaca Horumarka iyo dhaqaalaha

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Xisbiga WADANI Md Cirro oo Xadhiga ka jaray Xarun Dhaqan oo ay Sahra Halgan ka furtay Hargeysa

0 Visits: 1285 | Wednesday August 27, 2014 - 18:21:24
Xaruntan oo la yidhaa Hiddo Dhowr ayaa lagu soo Bandhigay Alaabo Tiro badan, Sahra Halgan oo iyana Halkaas ka hadashay aya sheegtay in Xaruntan ay ballaadhin doonto isla markaasna ay jeclaysatay inay wax cusub dalka ku soo kordhiso kana fuudh yeeshay dhaqankii oo ay doratay

Read More »

Madaxweyne Siilanyo iyo Mr. Julian Miller oo ah ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka ee Dalka Ingiriiska oo Markii u horey Bookhday Xarumaha Ciidamada RRU

0 Visits: 934 | Wednesday August 27, 2014 - 17:43:49
Madaxweynaha Qaranka Jamuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu Waheliyo ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka (Deputy National Security Adviser) ee waddanka Ingiriiska Mr. Julian Miller

Read More »

Dugsi Cusub oo la yidhaa Camuud ayaa laga furay Burco iyo Nuxurka Hadaladii laga jeediyey Furitankii Dugsigaasi +SAWIRO

0 Visits: 944 | Wednesday August 27, 2014 - 17:19:45
Munaasibad Ballaadhan oo lagu furayey Sannaddugsiyeedka Cusub ee Dugsiga Sare ee 2014 /2015 ayaa lagu qabtay Xarunta Dugsigaasi.

Read More »

Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka XAYSIMO Oo Bulshada Bariga Sool Ugu Baaqay In Anay Dani Ugu Jirin Qaska Cali Khaliif Ka Wado Halkaasi.

0 Visits: 778 | Wednesday August 27, 2014 - 16:48:48
Wuxu Guddomiyuhu sheegay in Deegaanadda Sool iyo Xaysimo siyaasadda guracan ee uu waddo Cali Khaliif Galaydh, isla markaana dadka deegaankaasi ku dhaqani aanay u baahnayn dagaal iyo dhibaato hase yeeshee ay xiligan u baahan yihiin cid wax u qabanaysa.

Read More »

Daawo afkashacabka Tv;Badhasab ku Xigeenka Gobolka Togdheer Maxamed Maxamud Yusuf (Ubaxle) Oo warbaahinta kula hadalay Xafiiska

0 Visits: 955 | Wednesday August 27, 2014 - 16:20:20
Fahfaahin Dheraad ah ka bixiyay Howlaha Nabad-Galyada Gobolkaasi.

Read More »