Wararka

Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Lawada Sugayo England vs Italy.

0 Visits: 1309 | Sunday June 15, 2014 - 08:44:31
Tababare Roy Hodgson ayaa ku soo bilaabay Sterling iyo Danny Welbeck kulanka ay ka hortagayaan Italy ee Koobka Adduunka ah.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada JSL iyo Weftigii u hogaminayey oo Kormeer Abaabul iyo Dardar Gelin iskugu jira ku Tegay Degmada Zaylac+SAWIRO

0 Visits: 875 | Sunday June 15, 2014 - 07:51:14
Wasiirka Madaxtooyada JSL Xirsi Cali X.Xasan ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook ku faahfaahiyey ujeedada socdaalka ay ku tageen Degmada Saylac waxanu yidhi:

Read More »

DAAWO Muwadin Rer Somaliland Ah Oo Shaciyay Inu Isu Sharaxayo Dorashada Rugta Ganacsiga Dubai

0 Visits: 1060 | Sunday June 15, 2014 - 00:14:24
Waa Marki uharaysay ee uu isku soo Taago Qof muwadina oo u dhashay Dalka Somaliland Jagadada Dorashada Rugta Ganacsiga Dubai

Read More »

XUKUUMADDA SOMALILAND OO JAWAAB ADAG KA BIXISAY HADAL KA SOO YEEDHAY MADAXWAYNAHA MAAMULKA PUTLAND

0 Visits: 889 | Sunday June 15, 2014 - 00:09:45
Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal colaadeed iyo dagaal uu maanta ku baaqay Madaxweynaha

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Furay Shirka xoojinta nabada iyo Is dhexgalka Bulshada oo maanta Lagu Qabtay Hotel Cigaal ee magalada Burco

0 Visits: 1157 | Saturday June 14, 2014 - 23:59:28
Kulanka xoojinta nabad galyada iyo isdhexgalka ayaa waxaa soo Agaasimay wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde, kulankaasi oo ay kasoo qayb galeen lix Gobol, kuwaasi ooo ka kooban Badhasabada Gobolada, Saladiinta,

Read More »

Ciidamada RRU-da Oo Qabtay Waxyaabaha Laga Farsameeyo Walxaha Qarxa

0 Visits: 849 | Saturday June 14, 2014 - 23:54:31
Ciidamada la dagaalanka argagixisada ee RRU-da, ayaa la sheegay in hawlgal ballaadhan oo ay habeen hore ka sameeyeen Magaalada Borama ay ku soo qabteen waxyaabo looga shakisan yahay inay yihiin walxaha qarxa.

Read More »

Daawo: Waxgaradka Degaanka Taleex oo Geel Sooryo ah ku wareejiyey Ciidanka Qaranka JSL ee ku sugan Degaankaas

0 Visits: 1267 | Saturday June 14, 2014 - 17:16:32
Taliyaha Qaybta 31aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland Maxmed Cawale Dolal ayaa isna uga mahadceliyey Cuqasha iyo Odayasha Degaanka Taleex Sooryada Geela ah ee ay ku sooryeeyeen Ciidamada Qaranka

Read More »

Hargeysa:Dab ka kacay Meel qashinka lagu qubo tiraba Laba Jeer Iyo Dawlada Hoose Oo uu Gurmatay

0 Visits: 1233 | Saturday June 14, 2014 - 16:20:42
Dab ayaa ka kacay meel qashinka lagu uruuriyo oo ku taala badhtamaha Magaalada Hargeysa, xili ay dabeyl xoog badani ka dhacayso Magaalada.

Read More »

SHIRKADA DAHABSHIIL OO HABEENKII XALAY AHAA MUNAASABAD BALAANDHAN U QABATAY JALIYADA DALKA ITOOBIYA EE KU DHAQAN DALKA QATAR+SAWIRO

0 Visits: 1231 | Saturday June 14, 2014 - 14:56:58
Shirkada dahabshiil ayaa habeenkii xalay ahaa munaasabad balaadhan u qabatay jaliyada itoobiya ee ku dhaqan dalka Qatar munasabadan ayaa waxaa lagu xusayay 20 ginbot

Read More »

ROBBEN IYO VAN PERSIE OO AARGOOSI LAMA ILAAWAAN AH KU DHIGAY SPAIN

0 Visits: 1496 | Saturday June 14, 2014 - 14:52:14
Qeybti Hore ee Ciyaarta: Spain iyo Netherland ayaa soo bandhigay kulan uqalmay furitaanka koobka adduunka, iyadoo ay yaraayeen qaladaadkii maamulayaasha ciyaarta,

Read More »

LUIS SUAREZ OO AAN KU SOO BILAABAN DOONIN KULANKA UGU HOREEYA KOOBKA ADDUUNKA EE XULKA URUGUAY

0 Visits: 1379 | Saturday June 14, 2014 - 14:37:55
Tababaraha xulka qaranka Uruguay Tabarez ayaa xaqiijiyay in Luis Suarez uusan ku soo Bilaaban doonin kulanka Uruguay ay wajaheyso Costa Rica ee Koobka Adduunka isagoo aan weli taam buuxda aheyn.

Read More »

Naadiga Halkaraan oo Xalay mar keliya Madal ku soo Bandhigay 4 Buug oo ay qoreen Qorayaal Da'yar oo reer Burco ah iyo Nuxurka Kelmadihii Laga jeediyey Madasha+sawiro

0 Visits: 2238 | Saturday June 14, 2014 - 12:19:53
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee HALKARAAN ayaa xalay Madal ballaadhan ku soo Bandhigay 4 Buug oo ay qoreen Arday Dhigata Dugsiga Sare ee SMART kuwaaso Kala ahaa SOOYAALKA SUUGAANTA, KAYD, HAL-DEEQ iyo A GREAT HANDBOOK OF SPOKEN ENGLISH.

Read More »

Weftigii uu hogaaminayey Wasiirka Madaxtooyada oo Gaadhay Djibouti +SAWIRO

0 Visits: 1541 | Saturday June 14, 2014 - 09:00:27
Wasiirka ayaa si kooban uga Hadlay Socdaalkooda Waddanka Djibouti isagoo kaga hadlay Qoraal kooban oo uu so dhigay Boggiisa Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah www.guusha.com Waxanu ku yidhi qoraalkaas sidan:

Read More »

Nuxurka Go'aamo Laga Soo Saaray Shirkii AFGARAD 3 Oo Maanta La Soo Gabogabeeyay

0 Visits: 1073 | Saturday June 14, 2014 - 08:57:17
Gunaanadkan shirkan oo ka dhacayay Meel Bariga Kaga Beegan Magaaladda Baligubadle

Read More »

CIIDANKA SOMALILAND OO FADHIISIMO KA SAMAYSTAY DULEEDKA SAAXDHEER GACANTA KU DHIGAY SADDEX GAADHI OO LABO TIKNIKO TAHAY

0 Visits: 1405 | Saturday June 14, 2014 - 08:49:20
Wararka Xog ogaal ah ayaa sheegaya in Ciidanka Somaliland oo haatan Fadhiisimo Ka Samaystay Deegaanka Saaxdheer ay Gacanta Ku dhigeen Saddex Gaadhi oo Laba Ka mid ahi Tikniko Yihiin

Read More »

Daawo: Badhasabka Gobolk SAAXIL oo Kormeer Dal Barasho iyo u kuur gelid Xaalada Nololeed ee Dadka Degaanadaas ku maray Deegaamo badan

0 Visits: 830 | Saturday June 14, 2014 - 08:37:34
Badhasabka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar ayaa Booqday Deegaamada Sheekh, Go'da Weyn iyo Mandheera, isla markaasna Warbixino ka dhegaystay Dadka Deegaanadaasi

Read More »

Daawo: Somaliland iyo Ethiopia oo iska kaashanaya Cidhib tirka Cudurka Dabaysha (Polio)

0 Visits: 892 | Saturday June 14, 2014 - 08:00:35
Kulan ay ku yeesheen Magaalada Wajaale Maamulka Gobolka Gabiley iyo Degmada Wajale Dhinacyada Somaliland iyo Ethiopia iyo Madaxweyne kuxigeenka Ismamulka Somalida Ethiopia

Read More »

Xukuumadda Somaliland iyo Nickolas Kay oo ka wada hadlay Hawlgallada Ciidamada Qaranku ka fuliyeen Degaanka Taleex

0 Visits: 925 | Saturday June 14, 2014 - 07:54:25
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa Khamiistii la soo dhaafay kulan kula yeeshay magaaladda London ee caasimadda dalka Britain wakiilka xoghayaha guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Nicholas Kay.

Read More »

Daawo: Wasiirka Madaxtooyada iyo Wefti uu hogaaminayo oo Dalka ka dhoofay una Baxay Waddanka Djibouti.

0 Visits: 845 | Saturday June 14, 2014 - 07:50:18
Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan waxa safarka ku wehelinaya Wasiirk Qorshayn Qaranka JSL Dr, Sacad Ali Shire iyo Wasiirka Dib u dejinta Somaliland

Read More »