Wararka

Daawo: Kulanka Biyo Ballaadhinta Ceerigaabo oo lagu Qabtay Magaalada Ceerigaabo

0 Visits: 837 | Saturday May 31, 2014 - 18:50:14
Kulankan oo lagu qabtay Hotel Sanaag ayay ka hadleen masuliyiinta gobolka iyo degmada iyo weliba masuliyinta wakaaladda Biyaha, waxanay u mahadceliyeen wasaaradda biyaha

Read More »

Somaliland oo ka qayb galaysa shir lagaga hadlayo horumarinta Internet-ka Afrika oo ka dhacaya Jabuuti

0 Visits: 926 | Saturday May 31, 2014 - 18:40:51
Wasiirka wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal iyo wefti uu hogaaminayo oo ka socda shirkaddaha Isgaadhsiinta oo uu ka mid yahay Xoghayaha Ururka shirkaddaha Isgaadhsiinta Somaliland

Read More »

Daawo: Xisbiga Waddani oo Xaflad Ballaadhan u sameeyey Taageerayaal Baaxad leh oo ku soo Biiray

0 Visits: 908 | Saturday May 31, 2014 - 18:15:17
Waxa xafladaas ka hadlay Guddomiyaha Xisbiga WADANI Mudane Cirro iyo masuul kale oo ka tirsan xisbiga iyo weliba xubnihii ku soo biiray xisbiga WADANI

Read More »

MADAXDA XISBIGA UCID OO MAGAALADA DUBAI KULA KULMAY MADAXWEYNIHII HORE EE SOMALILAND DAHIR RAYALE KAHIN

0 Visits: 961 | Saturday May 31, 2014 - 18:02:42
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa Madaxweyne Jamaal Cali Xuseen ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin.

Read More »

Guddomiyaha Golaha Guurtida oo ku dhawaaqay in Dhinicii xukuumadduna maanta aqbalay Dhexdhexaadinta ay ka wadaan xukumadda iyo hoganka kulmiye

0 Visits: 796 | Saturday May 31, 2014 - 17:52:21
Guddida Golaha guurtida ee dhexdhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku guulaystay in labada dhinacba ka aqbalaan dhexdhexaadinta Guurtida.

Read More »

Daawo: Badhasabka Gebiley oo Degmada Arabsiyo ka Dhagax Dhigay Kawan Hilibka Lagu qalo

0 Visits: 843 | Saturday May 31, 2014 - 17:44:40
degmada arabsiyo ayaan markii hore lahayn kawan casriya balse uu jiray mid aan ku oolin meel munaasiba sidaa darted uu maamulka gobolku ka dhagax-dhigay kawaan cusub oo casriya

Read More »

Dhegayso: Guddomiyaha Xisbiga WADANI Md Cirro oo ka Digey Dib u dhac Doorashada ku yimada khilaafka xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda Awgii

0 Visits: 813 | Saturday May 31, 2014 - 17:35:04
Guddomiyuhu Wuxu sidoo kale ka hadlay Xadhiga Warbaahinta, Xildhibaanada iyo Khilaafka xisbiga kulmiye hadheeyey

Read More »

"Ma Jirto Ballan Noo Dhaxeeyay Aniga Iyo Muuse Biixi Haba Yaraate" Madaxweyne Siilanyo

0 Visits: 937 | Saturday May 31, 2014 - 15:51:38
Madaxweyne Siilanyo oo Saka Farriin cod ah warbaahinta u mariyey Shacabka reer Somaliland ayaa ku booriyey inay Nabadgelyada Ilaaliyaan, isago ka hadlay khilaafka xisbiga kulmiye labada garan u kala jebiyey Dhegayso...

Read More »

Garabka Xukumadda ee Xisbiga kulmiye oo Magacaabay Guddiga qabanqaabada shirka Golaha Dhexe ee 1da June, iyago si cad u caddeeyey inaanay u hogaansamin Dalabki Golaha Guurtida ee lagu hakinayey shirkaas

0 Visits: 902 | Saturday May 31, 2014 - 10:42:05
Inkasta oo Guddida Guurtida eek u kala dhex jirta Garabyada Kulmiye codsatay in dib loo dhigo Shirarka Golaha dhexe ee Garabyada,

Read More »

Guddigii Diwangelinta Ururada Siyasadda oo ka soo jawabay liisaskii ay gudbiyen shirguddonki shirwaynihi 3aad ee kulmiye

0 Visits: 811 | Saturday May 31, 2014 - 10:08:30
kuna Tilmaamay Mid sharciga waafaqsan oo sax ah Golaha Dhexe iyo Guddiga fulinta ee ay magacaabeen shirguddoonkii shirweynuhu oo ah garabka xukumadda

Read More »

Gerrard Oo difaacay Rooney Kuna Tilmaamay Hadalkii Paul Scholes Mid Meel Ka Dhac Ah,Arsene Wenger oo Ogolaaday in saddax sanno uu sii joogo kooxda Arsenal

0 Visits: 1392 | Saturday May 31, 2014 - 09:53:17
Kooxda Arsenal Oo markan dooneysa difaac ka tirsan Atletico Madrid, Ciyaaryahano caan ah oo Tijaabiyey kubadda lagu ciyaari doono Koobka Adduunka iyo...

Read More »

Mayarka Ceerigaabo oo Khudbad Dareen badan ku abuurtay Bulshada Reer Sanaag ee ku dhaqan UK u jeediyey

0 Visits: 1108 | Saturday May 31, 2014 - 09:17:41
Maayirka Ceerigaabo Iyo Xildhibaan Talyanle Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Qaadhaan Loogu Ururinaya Wadada Ceerigaabo oo lagu qabtay Bariga Magaalada London.

Read More »

Suldaan Ibraahim Jaamac Samater Oo Casho Sharaf Maamuus Leh Usameeyay Waftiga Garaadada Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Ka Qeyb Galey Caleemasaarka Boqorka Beelaha Daarood +Sawiro

0 Visits: 1364 | Saturday May 31, 2014 - 01:20:38
Casuumada casho sooryeedka ah ee Suldaan Ibraahim Jaamac Samater ku maamuusey Waftiga Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Madaxdhaqameedkooda iyo Garaadka Guud ee Beelaha Absame

Read More »

Daawo Muqaal:Soraan Iyo Jawaan Oo Hadh Cad Beeneyay Inay Kusoo Dhoofeen Passporka Somaliya Tusayna Shaashadaha Aduunka Paasporkii Somaliland Oo Ay Kaga Dhoofeen Madaarka London Heathrow Airport.

0 Visits: 1211 | Saturday May 31, 2014 - 00:58:55
Soraan Iyo Jawaan Oo Hadh Cad Beeneyay Inay Kusoo Dhoofeen Passporka Somaliya Tusayna Shaashadaha Aduunka Paasporkii Somaliland Oo Ay Kaga Dhoofeen Madaarka London Heathrow Airport.

Read More »

Qabanqaabada Caleemasaarka Suldaanka Beelaha Cabdale Arab Suldaan Maxamed Ismaaciil Jaamac (Foolgaawe ) Si weyn Socota Burco

0 Visits: 1604 | Friday May 30, 2014 - 22:39:39
Magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer waxa maalmahii ugu danbeeyay si weyn looga dareemaayay xaflada qabanqabada caleemasaarka Suldaanka Beelaha Cabdale Arab .

Read More »

Guddomiyaha Golaha Guurtida oo ka warbixiyey halka ay u marayso dhexdhexaadinti ay ka dhexwadeen hogaanka xisbiga kulmiye iyo xukuumadda

0 Visits: 745 | Friday May 30, 2014 - 18:57:03
Wuxu ka codsaday labada dhinac inay dib u dhigaan shirkoodi Golaha Dhexe isagoo sidoo kalena shacabka ugu baaqay inay nabadgelyada ilaaliyaan

Read More »

"Hay'adaha sharciga iyo garsoorku waa in ay dhex kanoqdaan muranka dhexmaraya xisbiga kulmye iyo xukuumadda uu dhalay" Murashaxa Madaxweyne kuxigenka Xisbiga UCID

0 Visits: 902 | Friday May 30, 2014 - 18:43:56
Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID C.Rashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay Xaalada guud ee Dalku Marayo.

Read More »

Daawo: Koob Ciyaareed ay soo qaban qaabisay Shirkadda Dahabshiil oo lagu xusay 18ka may oo lagu qabtay Oslo Norway.

0 Visits: 873 | Friday May 30, 2014 - 18:00:02
Masuliyiinta shirkadda Dahabshiil oo sannad kasta Cup kan oo kale ku xusa 18ka may ayaa u jeediyey Bulshada reer Somaliland ee Waddanka Norway inay isku duubnadan, sido kale waxa ka hadlay Xildhiban Mubarik Bidhi oo golaha deganka Burco ka tirsan iyo xubno kale

Read More »

Daawo: Xildhiban Cadbirisaq Aar oo Nasiib Darro ku tilmaamay in Banka Dhexe Dayn Xad dhaaf Geliye Dawladda Hoose iyadoo Dayn hore la ciirciiraysa

0 Visits: 706 | Friday May 30, 2014 - 17:27:12
Mayarka iyo kuxigeenkiisana ugu baaqay inay is casilaan maadama ay dakhligii Dawladda hoose xaddidi kari waayeen oo musuq hore leh bu yidhi ay sameyeen

Read More »