Wararka

Wasiirka War Faafinta Somaliland Oo Ka Hadalay Sida ay Ka Wasarad Ahaan Uga Qaybqadanayan Xuska 18 Ee Foda Inagu Soo Haysa

0 Visits: 741 | Monday April 14, 2014 - 15:36:35
Wasiirka wasaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta mr C/laahi Maxamed Daahir (cukuse), Oo xarunta warfafinta kula hadlay warbahinta waxa uu ka hadlay doorka ay wasardiisu ka qadanayso xuska qaran ee markii somaliland xoriydeeda la sonoqotay,

Read More »

BAAQ AY SOO SAAREEN GUDIGA GUUD EE XIBIGA KULMIYE,LAANTA BRISTOL

0 Visits: 802 | Monday April 14, 2014 - 15:31:27
Anagoo kala ah gudiga guud ee xisbi xaakim ee kulmiye, Bristol branch;

Read More »

Jaamacada Admas Oo Qabatay Maslaax Dhaqameed Loogu Magac Daray Hiilbaan.

0 Visits: 762 | Monday April 14, 2014 - 15:26:12
Jaamacadda Admas University College Ayaa Soo Bandhigtay Xaflad Lagu Jilayey Masraxiyad Dhaqameed Loogu Magacdaray "Hiilbaan U Baahnahay"

Read More »

Xaalada Dalka Ukraine Oo kacsan Iyo Maleeshiya Tageersan Dalka Russia Oo Qabsaday Magaalooyin Badan Xeryihii Boliska.

0 Visits: 779 | Monday April 14, 2014 - 10:51:20
Maleeshiyaad taageersan Ruushka ayaa qabsaday saldhigyo ay booliska ku leeyihiin magaalada ku taalla bariga Ukraine ee Kramatorsk, sida ay sheegeen dad goob joog ahaa iyo warbaahinta maxaliga ah.

Read More »

Dugsigii Dhegoolayaasha Burco loo Dhisay oo Si Rasmiya u Bilaabay Waxbarashadii, Badhasabka oo Ugu deeqay Baabuur Macaliminta

0 Visits: 1233 | Monday April 14, 2014 - 10:44:12
iyo Xildhiban Bidhi oo Dhul looga Dhiso Guryaha Macaliminta iyo Qalab ugu Deeqay

Read More »

Raysal Wasaarihii Cusba Ee Dhawaan Loo Magacaabay Libiya Oo Ku Dhawaaqay Inuu Iscasilay Iyo Sababta keentay.

0 Visits: 754 | Monday April 14, 2014 - 10:39:32
Ra'iisul wasaaraha cusub ee dhawaan loo magacaabay waddanka Liibiya, Cabdallah al-Thinni, ayaa sheegay in uu xilka iska casilayo kaddib markii ay koox maleeshiyo ah ay weerar ku qaadeen qoyskiisa.Bayaan uu soo saaray ra'iisul wasaaraha ayuu ku sheegay in weerarka aysan cidna ku dhaawacmin, balse…

Read More »

Golaha Amaanka Oo Shir Deg Deg Ah ka yeeshay Xalada Bariga Ukrain

0 Visits: 815 | Monday April 14, 2014 - 10:35:23
Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa shir degdeg ah maanta ka leh xalada bariga ukrain oo shalay ay lawareegen kumanan dablay hubaysan oo taabacsan madaxbananida gobolka crimea iyo dawlada Russia.

Read More »

Shirkadda Daallo Airline oo Noqotay Shirkaddii Ugu horeysay Ee Dalka kenta Diyaarad ka Diiwangashan Yurub iyo Wasiirka Duulista oo ka hadlay

0 Visits: 1019 | Monday April 14, 2014 - 10:15:15
Shirkada Duulimaadyada ee Daallo Airlines ayaa noqotay shirkadii ugu horaysay ee maxali ah ee Somaliland keentay Diyaarad ka diiwaan gashan Waddamada Qaaradda Yurub, isla markaana haysta caymis caalami ah.

Read More »

Kooxda Ac Milan Kaabiga Ku Soo Haysa Booska Loogu Soo Baxo Champion League Ka Dib Markii Ay Ka Talaabsatay Catania

0 Visits: 1199 | Monday April 14, 2014 - 09:46:35
Kooxda AC.Milan ayaa guul ka gaartay caawa kooxda Catania oo marti ugu aheed San Siro kadib markii ay ugu awood sheegatay 1-0, guushaana ayaa ka dhigaysa in kooxda AC.Milan ay u soo dhawaato boosas ka loogu soo baxo Europa League.

Read More »

Xukuumadda Oo ka Digtay Dedaallo Madaxwaynaha Soomaaliya Ku Carqaladeynayo Xidhiidhka Somaliland Iyo Itobiya Waraaqo Raali-galin Ahna Gaadhsiisey Itoobiya,

0 Visits: 873 | Monday April 14, 2014 - 09:44:44
Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay falkii lagula kacay diblumasiyiin reer Itoobiya ah oo dhowr toddobaad ka hor lagu garaacay Magaalada Gabiley,

Read More »

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo ka jawaabay cabasho ka soo yeedhay qaar ka tirsan Shaqaalaha Wasaaradda,

0 Visits: 682 | Monday April 14, 2014 - 09:29:36
Agaasimuhu waxa uu sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyay qaar warbahinta ka midda oo uu kaga jawaabayo dhawaaqa ka soo yeedhay kooxdaas shaqaalaha ah

Read More »

Daawo:Muqaal Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Jaaliyada Reer Somaliland Ee Magaalada Sheffield.

0 Visits: 672 | Sunday April 13, 2014 - 23:32:44
Guddoomiyaha Golaha wakiilada ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda rer Somaliland, ee Magaaladda Sheffield.

Read More »

Xildhibaan Mubaarig {Badhi}Oo Ka Tirsan Golaha Degaanka Burco Oo Qalab Ciyaareed Gudoonsiiyay Dugsiga Dhagoolayaasha.

0 Visits: 781 | Sunday April 13, 2014 - 22:56:01
Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada Burco ayaa maanta qalab nooca ciyaaraha ah ku wareejiyey dugsiga dhegoolayaasha Burco.

Read More »

Wasaaradda Duulista Iyo Hawadda Somaliland Oo Beenisay War Uu Baahiyey Qaar Ka Mid Ah Wargaysyada Hargaysa Ka Soo Baxa.

0 Visits: 904 | Sunday April 13, 2014 - 22:43:08
Wasaaradda Duulista Hawadda Iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Ayaa Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay War Uu Maanta Baahiyay Wargeyska Ogaal Oo Fidmo Lagu Kala Dhex Dhigayay Wasaaradda Iyo Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Koonfurta Hargeysa.

Read More »

Shaqaalaha Idaacadda Radio Hargeysa oo Cabasho ka muujiyey Caddaalad-darro ay ka tirsanayaan Wasiirka Warfaafinta iyo Agaasimaha guud.

0 Visits: 851 | Sunday April 13, 2014 - 22:37:36
Shaqaalaha ka hawlgala Waaxda Idaacadda Radio Hargeysa ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, ayaa cabasho ka muuqjiyey caddaalad-darro iyo sinnaan la'aan ay sheegeen in ay ka tirsanayaan Masuuliyiinta Wasaaradda, gaar ahaan Wasiirka iyo Agaasimaha guud.

Read More »

Daawo Mujaahid Xasan Guure Oo Ka Hadalya Ardaydii Jaamacada Hargeysa Ee Maanta Banaan Baxa Samaysay Xukuumada Siilanyana Ku Tilmaamay Mid Lagu Xasuusan Doono Sidii Ay Ardaydaa Ula Dhaqantay.

0 Visits: 842 | Sunday April 13, 2014 - 18:23:53
Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga Somaliland, Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay Mudaharaadkii ardayda Jaamacadda Hargeysa, kuwaasi oo boolisku xidheen, ka dib rasaas lagu kala dareeriyey.

Read More »

Rag hubeysan oo gacan saar la leh Ruushka oo la wareegay saldhigyo ku yaal bariga waddanka Ukraine.

0 Visits: 850 | Sunday April 13, 2014 - 16:13:02
Maleeshiyadan taageersan Ruushka ayaa qabsaday saldhigyo ay boolisku ku leeyihiin magaalada ku taalla bariga Ukraine ee Kramatorsk, sida ay sheegeen dad goob joog ahaa iyo warbaahinta maxaliga ah.

Read More »

Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Si Kulul U Cambaareeyey Falkii Maanta Lagula Kacay Ardaydii Ka Cabanaysay Fiiga Jaamacada Hargaysa.

0 Visits: 732 | Sunday April 13, 2014 - 16:08:41
Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Somaliland Ee Wadani Iyo Ucid Ayaa Si Kulul U Cambaareeyey Falkii Maanta Lagula Kacay Ardaydii Ka Cabanaysay Fiiga Jaamacada Hargaysa Oo Ciidamada Amaanku Si Xun Ula Dhaqmeen.

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarshadda Somaliland Oo Ka Hada Shay Mudahardakii Ardaydu Ka Sameyeen Hargeysa

0 Visits: 1097 | Sunday April 13, 2014 - 15:00:03
Wasiirka wasaradda wax barshadda marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay weheliyaan agasimaha guud ee wasaradda waxbarashadda

Read More »

Xoghayaha D/Hoose Borama oo Gaadiidkii ugu horeeyey ee Ay Dawladda Hoose Borama Yeelato Soo iibiyey

0 Visits: 1117 | Sunday April 13, 2014 - 10:50:32
Xoghaye Xasan Yuusuf Riiraash Oo Noqday Xoghayihii Ugu Horeeyay Ee Ku Guulaystay Iibinta Gaadiid Ay Leedahay D/Hoose Ee Boorama 15kii Sano Ee U Dambeeyay.

Read More »