Sirta Nolosha

Lugaha Oo La Isa Saaro Marka La Fadhiyaa Waxa Ay Khatar Ku Tahay Caafimaadka Qofka -

0 Visits: 1716 | Sunday January 29, 2017 - 12:30:46
Dad badan oo weliba sida tirkoobyadu muujinayaan dumar u badan ayaa markaa ay fadhiistaan luga is saarta. Iyaga oo u arka in ay tahay hab quruxsan aadna u soo jiidanaysa indhaha. Qaabfadhigan quruxda laga raadiyo ayaa

Read More »

Daawo:Fadliga iyo Faa'idooyinka Sadaqada Waxa Soo Jeedinaaya Sh Maxamed Sh CuMAR Dirir

0 Visits: 1451 | Thursday January 19, 2017 - 11:54:43
Fadliga iyo Faa'idooyinka Sadaqada Waxa Soo Jeedinaaya Sh Maxamed Sh CuMAR Dirir

Read More »

Daawo Heesta Cusub Ee Kuma Rabo, Codadkii Maxamed Maami Iyo Axmed Faa,is

0 Visits: 1599 | Monday November 28, 2016 - 18:55:33
Daawo Heesta Cusub Ee Kuma Rabo, Codadkii Maxamed Maami Iyo Axmed Faa,is

Read More »

Maxaa dhalinyarada guurka ka hortaagan? W/Q Sh Maxamuud Sh Xassan Abu Dalxa

0 Visits: 2170 | Saturday September 10, 2016 - 12:03:06
Waa Maqaal kooban oo uu Sh Maxamuud Sh Xassan Abu Dalx uu kaga hadlayo waxyaabaha dhalinyarad ka hortaagan guurka iyo weliba waxyaabaha sababta u noqda furiinka deg deg ah

Read More »

Biyaha, Hilibka, Iyo Bariiska Oo Cunistooda La Isku Badiyaa Waxa Ay Keentaa Caafimaad Darro Tiro Badan

0 Visits: 1435 | Wednesday August 31, 2016 - 09:51:41
Culimada ku xeeldheer caafimaadka cuntadu waxa ay mar kasta ku taliyaan qof kastaa uu iska hubiyo saamaynta caafimaad ee ay yeelan karto cuntada uu cunayaa, iyo in xaddiga uu ka cunayaa uu noqdo mid xaddidan, maadaama oo ku talax tagga cuntooyinka qaarkooday keeni karaan xaalado caafimaad darro.

Read More »

DAAWO SADDEX TALLO OO KU SOCOTA ARDAYDA JAAMACADAHA GELAYSA BY CABDIRAXMAN MIXILE

0 Visits: 1428 | Tuesday August 02, 2016 - 12:21:04
DAAWO SADDEX TALLO OO KU SOCOTA ARDAYDA JAAMACADAHA GELAYSA BY CABDIRAXMAN MIXILE

Read More »

Daawo: Barnamijka Hagaha Qoyska, waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta,2aad.

0 Visits: 1143 | Wednesday June 08, 2016 - 18:30:00
Hargeysa (AFSH) Barnamijka Hagaha Qoyska, waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta,Qeybti 2aad.

Read More »

Daawo: Barnamijka Hagaha Qoyska, waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta,Qeybtii 1aad.

0 Visits: 1127 | Tuesday June 07, 2016 - 22:27:51
Hargeysa (AFSH) Barnamijka Hagaha Qoyska, waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta, Qeybtii 1aad.

Read More »

Daawo: Hordhaca Barnamijka "Hagaha Qoyska" waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah

0 Visits: 1221 | Sunday June 05, 2016 - 07:50:15
Daawo: Horhda Barnamijka "Hagaha Qoyska" waa barnaamijkii u horreeyay ee Soomaaliyeed ee noociisa ah. Ku xidhnow maalin kasta xilliga Ramadaanta.

Read More »

Talooyin Muhiim U Ah Horumarinta Nafta W/Q: A/nasir A/rahman hassan (naaleeye)

0 Visits: 2625 | Tuesday April 05, 2016 - 09:27:50
Saynisyahankii weynaa ee reer Jarmal Albert Einstein oosida la og yahay bud dhigay qaybo badan oo ka mid ah cilmiga Fiisigiska iyo cilmiga casriga ah,

Read More »

Daawo: Filmka Cusub ee ABAYDIN ABAYDIN DHALAY oo ka hadlay Carruurta Is Guursata ama Guurka Soo Degdega

0 Visits: 1552 | Monday April 04, 2016 - 15:15:52
Filmkan Cusub waxa soo saaray oo allifay Abwaan Axmed Aw Geeddi Dheeraad oo ka mida Hal abuurada Somaliland ee Dhaqanka Caanka ku ah DAAWASHO WACAN

Read More »

Wax ka Baro Qabka loga Hortago Guuldarada….. W/Q: Hinda Cabdi Sheekh

0 Visits: 2835 | Wednesday March 30, 2016 - 10:48:20
Qof kasta inaga mid ah wuxu u baahan yahay qaab uu kaga hortago guuldarada nolasha.

Read More »

Warqad ka socota Minyaro, Kuna socota Minwayno W/Q: Nada Yusuf Cumar

0 Visits: 2353 | Wednesday March 23, 2016 - 12:14:57
"Walaashayda Muslimadda aheey, ugu horrayn walaal waan ku salaamay, salaanta Islaamka.

Read More »

Daawo: Hoodo Ayaan oo lagu Martiqaaday Barnaamijka U hiili Halyeyga Hanka Helay iyo Nuxurka Mawduuca ay kaga Hadlayso

0 Visits: 1651 | Tuesday March 08, 2016 - 19:00:49
Hoodo Ayaan Suldaan Adan Faarax oo ka mida Haldoorka hablaha iyo dhalinyarada somaliland ayaa si farshaxanimo leh u soo Bandhigtay Mawduuc ay u bixisay Dhalinyaranimada iyo Wakhtigeeda, iyado ka shekaysay muhiimadda ay leedahay in laga faaidaysto Dhalinyaranimada

Read More »

AFRIKA: Qaaraddii Rejada W/Q:Muna Axmed Cumar

0 Visits: 1601 | Tuesday March 08, 2016 - 16:56:35
Sida ay baadheen, darseenna aqoonyahannada ku midoobey degelka africaran king, waxa .................

Read More »

Musharrax Cabdi Cilmi Jaamac (Cabdi Qutur) Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyey Musharraxnimadiisa Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland Ee Gobolka Maroodi Jeex

0 Visits: 1328 | Sunday March 06, 2016 - 09:01:40
Cabdi Cilmi Jaamac (Cabdi Qutur) ayaa ku dhawaaqay inuu u sharraxan yahay doorashada la filayo inay sannadka danbe horraantiisa ka qabsoonto dalka jamhuuriyadda Somaliland,

Read More »

Furayaasha Farxada Qalinkii Hibo Ciise (Basbaaso)

0 Visits: 2204 | Thursday March 03, 2016 - 08:05:38
Waxa ugu qiimaha badan ee uu aadamuhu gaadhi karaa waxa weeyaan inuu ku sugnaado farxad iyo raynreyn, waqtigiisana ku qaato kalgacal iyo wanaag,

Read More »

Bandhigii Dhibbaneyaasha Nolosha W/Q:- Mohammed M. Jaaj.

0 Visits: 1766 | Monday February 29, 2016 - 10:28:42
Dayaanka onkodka ee iska daba dhacaya ayaan hurdada dhawr goor kasoo booday.

Read More »

Talooyin Muhiim Ah Oo Aragtidaada Wax Kabadali Doona. W/Q: Maxamed Cabdi Jaamac

0 Visits: 3880 | Monday February 22, 2016 - 10:11:18
Ugu'horrayn waxaa dhammaanteen nagu waajib ah in aan noqon ummad xarigga alle si toos ah u haysata oo

Read More »

Muhiimada Haasawaha Da'yart Qoys Kaab W/Q: Nada Yuusf Cumar

0 Visits: 2325 | Monday February 22, 2016 - 08:41:14
Marka aad is heshaan qofkii aad is lahayd nolosha ayaad wadaagi kartaa ama waad isla jaanqaadi kartaaan, tallabada ku xigtaa waa in aad kulantaan,

Read More »