Maqaallo

Muuqaal Sidee Ah Ayuu Leeyahay Arooska Miyiga Maantu? W/Q: Wariye Maxamed Addis

0 Visits: 1853 | Saturday March 01, 2014 - 11:08:11
Qormadan oo aan uga dan leeyahay inaan ku iftiimiyo muqaalka guud ee uu leeyahay arooska reer miyiga ee maantu, maaha mid aan isku barbar dhig ku samaynayo arooskii miyigee soo jireenka ahaa iyo aroos miyiga maanta.

Read More »

Jiif dheer" maanso"w/q: mohamed abdirahman Ibrahim " dhagcad"

0 Visits: 2413 | Saturday March 01, 2014 - 09:31:15
maansadan jiif dheer waa Maansadii sadexaad ee ja'llayda" si kooban, abaarteedu waa labo aflay ,mar sxbkay caydaruus mumin bay fariin celin u tahay,kumana afgo,dee waa ujeedo badan

Read More »

Calenderka Dawlada hoose ee Burco soo daabacday ee 2014 oo ay ku jiraan sawiro la qariyay oo qaar kale lag dl qariyay,tallow maxaa looga jeedaa?

0 Visits: 1126 | Saturday March 01, 2014 - 04:28:04
Hadaba sadexdaa sawir waxaa laba ka mid ah ku qarsoon sawiro kale

Read More »

Hambalyo Shabakada Caalamiga ah Ee Afka Shacabka

0 Visits: 1170 | Saturday March 01, 2014 - 01:50:30
Marka hore Waxaan Salamayaa dhamaan Hawlwadeenada Gabiley.net oo ah websiteyada kuwa af Somaliga ku qorma

Read More »

sheeko gaaban oo qiima leh!!!! tolow waa maxay, maxayse ku saabsan tahay bal akhri adigaa yaabiye// Waa Qalinkii Ibraahin Xamari

0 Visits: 3651 | Friday February 28, 2014 - 14:45:55
sheeko gaaban oo qiima leh!!!! tolow waa maxay, maxayse ku saabsan tahay bal akhri adigaa yaabiye

Read More »

17 Guuradii ka soo Wareegtey Doorashaii 2aad ee Madaxweyne Maxamed Ibraahim Cigaal 23/02/1997 (Shir Beeleedkii u Dambeeyey) Qaybtii 4aad

0 Visits: 1264 | Friday February 28, 2014 - 02:07:53
Hadaba qodobka 11aad ee axddiga Qaranku wuxuu sheegayaa in Golaha wakiilada oo keli.......

Read More »

WAA MAXAY DHAB AHAAN DHAABADAHA KU GUDBAN AQOONSIGA SOOMAALILAND?

0 Visits: 1604 | Friday February 28, 2014 - 02:02:25
22kii sannadood ee ugu danbeeyey, Soomaaliland waxay halgan ugu jirtey inay Caalamka ka hesho Aqoonsi Caalami ah, lakiinse halgankaas ilaa imika kumay guuleysan

Read More »

Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is Qaban Karin! (Qayb.4-aad)

0 Visits: 1358 | Wednesday February 26, 2014 - 09:15:19
1.Hordhac Qaybtii 3-aad ee maqaalkan waxaynu isku daynay inaynu jawaab u helno su'aalahan: Maxaa bulshadeena ugu wacan in Danta iyo Dareenka Qabiilku ay ka xoog bataan Dareen-Wadareedka Ummadnimo?

Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Tacsi U diraya Qoyska Reer Cabdi Shaadhweyn

0 Visits: 1210 | Wednesday February 26, 2014 - 09:06:16
Gudoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamed Mowliid waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska reer Cabdiraxmaan Axmed (cabdi shaadhweyn) oo hooyadood Maryan Cabdilaahi Aw Cumar ay maanta ku geeriyootay laguna aasay Magaalada Hargeysa, waxaanu Gudoomiyuhu Ilaahay u baryayaa inuu janatul…

Read More »

Maayar Ku Suntanaan Doona Taariikhda Gabiley

0 Visits: 1328 | Wednesday February 26, 2014 - 00:44:06
Waa Maayarkii ugu da'da yaraa ee soo mara degmadda Gabiley mudadda ay Somaliland jirtay, waxa uu noqday maayarkii ugu waxqabadka badnaa ee

Read More »

QABYAALADA AYNU SI DHAB AH U AASNO, by proff Abdi rizak Baradho

0 Visits: 2637 | Tuesday February 25, 2014 - 15:52:46
Cida qabyaalada wadaa maanta maaha runtii siyaasiyiinta oo qudha xooga saaraysa Ee waa bulshada oo u hogaansan qabyaalada kana dhigatay diin ama dhaqan

Read More »

Masuliyiinta gobolka saaxil oo tacsi u diraya Marwada Qaranka oo walasheed marxuumad xaawo luul maxamud jirde oo ku geeriyootay London

0 Visits: 1213 | Tuesday February 25, 2014 - 15:19:46
marxuumad xaawo luul maxamud jirde oo ku geeriyootay London

Read More »

SONYO Sidaana Maaxay Ahayd....

0 Visits: 1131 | Tuesday February 25, 2014 - 14:30:19
waaxan la yabay iyado dhalinyarda Dalladan ku shaqaysta ay yihin tiro kooban oo Danahooda iyo dano gar ah ku fushada waxay Ku aamusan yihin Dhalinyarada kale ee ay magacooga ku Qadhabsanaya

Read More »

(SUUQA KALA IIBSIGA SIYAASIYIINTA OO SARE U KACA WAQTIGA AY DORASHOYIN KA DHACAAN DOWLADA SOMALILAND IYO MAAMULKA PUNTLAND IYO MAAMULKA XAMAR)+maqaal

0 Visits: 1770 | Tuesday February 25, 2014 - 10:40:59
(SUUQA KALA IIBSIGA SIYAASIYIINTA OO SARE U KACA WAQTIGA AY DORASHOYIN KA DHACAAN DOWLADA SOMALILAND IYO MAAMULKA PUNTLAND IYO MAAMULKA XAMAR)+Maqaal

Read More »

MADAX WAYNE SILAANYO OO QAYB KA MID AH DEKEDII BERBERA DIGREETO KU SOO SIIYAY GANACSADE GAARA +MUQAALKA DISMAHA

0 Visits: 1364 | Monday February 24, 2014 - 20:25:18
iyadoo markii danbena laba arkay qaybtan ganacsadaha gaar ah la siiyay oo dhisme ka socdo .dhismahaa oo u muuqda macdaarka baabuurta

Read More »

HAMBALYO MEHERKA Xog-hayaha Gaarka ah ee Wasiirka Madaxtooyada JSL,Cabdiraxmaan Faarax Xasan iyoXafsa Muuse CabdiOo meherkoodu ka dhacayMagaalada Hargeysa, 24/02/2014 gaar ahaan HOTEL MANSOOR

0 Visits: 1686 | Monday February 24, 2014 - 15:48:48
1.Wasiirka Madaxtooyada JSLMudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2.Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Md.Maxamed Muuse Abees

Read More »

MAXAA KA DANBEYSA CUNSIRINAMADDA KA SOO BUTAACAYSA SHEEKH XASAN NAAGEEYE,

0 Visits: 1322 | Sunday February 23, 2014 - 09:38:43
sidaadii manta faqash ayaa wadanka ka talin laheyd. Xasan Naageeyo taarikhdana been ha ka sheegin. Xasan Naageeyow beeshan Maalmihii ugu danbeeyey waxaa masaajidka Harowo ee magaaladda Boorama ka soo ifbaxaayey hadalo cunsuriyad gamuurtey xanbaarsan oo uu kolba ku dhawaaqo sheikh Xasan Naageeye oo halkaa…

Read More »

Who Is The Best Candidate To Stand As A President In Peace, Unity, And Development Party (Kulmiye)

0 Visits: 1294 | Sunday February 23, 2014 - 09:30:57
Intelligence, knowledge of current and historical events, organizational skills, good communicator, Integrity, courage, diplomatic I was monitoring the developments with respect to power struggle within Peace, Unity, and Development Party (Kulmiye party). It is a nature for human being or politician…

Read More »

JOOJI WAR WARKA OO BILOW RAJADA WACAN.

0 Visits: 2158 | Saturday February 22, 2014 - 15:07:06
Sida aynu wada ogsoonahay ama lawada socono isku kalsoonaanshu ama isku kalsoonidu waxay door muhiim ah ka ciyaartaa guud aan nolosha aadamaha isla markaana aan lanoolaan karahayn iyada la,aanteed sidaa awgeed waxaan maanta ka hadlaynaa qodobo ku saabsan isku kalsoonida iyo inaad noqoto qof isku kalsoon,…

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Wuxuu Taariikhda Ka Gelayaa Baal Dahab Ah

0 Visits: 1168 | Saturday February 22, 2014 - 01:02:42
Madaxweynaha somalilandna waxaan leeyahay wasiirkaaga madaxtooyadu wuxuu mudan yahay bilad geysey iyo hambalyo madaxweyne.

Read More »