Wararka

Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Sababta Madaxwayne Muuse Biixi U Soo Magacaabi Waayey Siyaasiyin Magac Ku Leh Xisbiga Kulmiye

0 Friday February 02, 2018 - 13:00:55
Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyey Sababta Madaxwayne Muuse Biixi U Soo Magacaabi Waayey Siyaasiyin Magac Ku Leh Xisbiga Kulmiye

Read More »

Macdan qodayaal ku go'doomay god dahabka ah oo lasoo badbaadiyay

0 Friday February 02, 2018 - 12:57:01
Ku dhawaad kun macdan qodayaal ah oo dahab ka qodayay dalka Koonfur Afrika oo dhulka hoostiisa ku xayirnaa illaa arbacadii ayaa lasoo badbaadiyay gabi ahaantoodba.

Read More »

Dowladda Kenya oo 'dhaartii Raila' u xidhxidhay siyaasiyiin

0 Friday February 02, 2018 - 12:54:59
Xukuumadda Kenyan ayaa xirtay siyaasiga ka tirsan mucaaradka oo ka qaybgalay xafladdii uu madxwaynanimada isugu dhaariyay Raila Odinga.

Read More »

Isbitaal dhulka hoostiisa ku yaala oo Suuriya lagu duqeeyay

0 Friday February 02, 2018 - 11:22:25
Isbitaal ku yaala Suuriya oo dhulka hoostiisa laga dhisay si looga badbaado duqeymaha cirka ayaa la duqeeyay.

Read More »

Daawo:Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Wadanka DENMARK Oo Baaq Culus U Diiray Dadka Ku Dagaalamay Degaanka Dararwayne

0 Friday February 02, 2018 - 11:21:22
Daawo:Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Wadanka DENMARK Oo Baaq Culus U Diiray Dadka Ku Dagaalamay Degaanka Dararwayne

Read More »

Mareykanka oo sheegay Trump diyaar u yahay tallaabo milatari oo ka dhan ah xukuumadda Suuriya si looga hortago weerarro kiimiko ah.

0 Friday February 02, 2018 - 11:16:56
Saraakiil sare oo dowlada Mareykanka ayaa sheegay in madaxweyne Donald Trump diyaar u yahay in uu qaado tallaabo militari oo ka dhan ah xukuumadda Suuriya haddii loo baahdo ka dib tuhun ku aadan inay suurtogal tahay in maamulka Bashar al-Assad ay soo saaraan noocyada cusub ee hubka kiimikada.

Read More »

Maamulka Gobalka Amxaarada Itoobiya oo xirxiray dad rayid ah kadib markii ay isku dhaceen ciidamada.

0 Visits: 498 | Friday February 02, 2018 - 11:12:24
Maamulka Gobalka Amxaarada Itoobiya ayaa sheegay in tiro badan oo rayid ah loo xiray doorka ay ku lahaayeen rabshadaha dilaaga ah kuwaas oo ay ku dhinteen in ka badan 20 qof usbuucii la soo dhaafay.

Read More »

Curadkii Fidel Castro oo gacantiisa isku dilay

0 Friday February 02, 2018 - 11:08:51
Wiilka ugu weyn dadka uu dhalay hoggaamiyihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa geeriyooday isaga oo 68 jir ah.

Read More »

Maraykanka : Venezuela militariga ayaa afgambin doona

0 Friday February 02, 2018 - 11:06:51
Wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Tillerson ayaa sheegay in militariga Venezuela laga yaabo in ay afgambi ku sameeyaan madaxweyne Maduro.

Read More »

Dad ku dhintay dooni ku degtay xeebaha Liibiya

0 Friday February 02, 2018 - 11:04:26
Ugu yaraan 10 qof ayaa dhimatay, qaar kalena waa la la'yahay kadib markii dooni ay sarnayeen muhaajiriin ay ku degtay magaalo xebeedka Zuwara ee dalka Liibiya.

Read More »

Ma doonayo in aan cid gaar ah ku eedeeyo dhiibistii Qalbi-Dhagax

0 Visits: 547 | Friday February 02, 2018 - 11:03:20
Ma doonayo in aan cid gaar ah ku eedeeyo dhiibistii Qalbi-Dhagax

Read More »

Mareykanka: Tallaabo milateri waa muhiim si looga hortago adeegsiga kiimikada ee Suuriya

0 Friday February 02, 2018 - 10:59:10
Sarkaal sare oo katirsan xukuumadda madaxweyne Trump ayaa sheegay in meesha aan laga saari Karin tallaabo milateri oo uu Mareykanka ka qaado dowladda Suuriya, si looga hortago adeegsiga hubka kiimikada.

Read More »

Tababar ku saabsan ka hortaga wasakheynta hawada oo lagu qabtay Garoowe

0 Friday February 02, 2018 - 10:53:35
Tababar ku saabsan ka hortaga wasakheynta hawada oo lagu qabtay Garoowe

Read More »

DAAWO:Wasiirka Biyaha Soomaliland Hay'adda Nakhiil Foundation Oo Ceel Biyood Ka Dhagax Dhigtay G Saaxil

0 Visits: 607 | Thursday February 01, 2018 - 19:11:41
DAAWO:Wasiirka Biyaha Soomaliland Hay'adda Nakhiil Foundation Oo Ceel Biyood Ka Dhagax Dhigtay G Saaxil

Read More »

DAAWO:Wasiirka Shaqo Galinta Oo Kormeerta Ku Tagtay Xarunta Darba jiifta Maxamed Mooge

0 Visits: 587 | Thursday February 01, 2018 - 19:07:11
DAAWO:Wasiirka Shaqo Galinta Oo Kormeerta Ku Tagtay Xarunta Darba jiifta Maxamed Mooge

Read More »

Daawo: wasiirka arimaha dibada oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa kana hadlay qodobo muhiim

0 Visits: 583 | Thursday February 01, 2018 - 18:49:41
Daawo: wasiirka arimaha dibada oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa kana hadlay qodobo muhiim

Read More »

Daawo:Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Markale Kahadlay Shirka Garxajis Weedho Adag Oo Uu Ganay

0 Visits: 477 | Thursday February 01, 2018 - 18:45:43
Daawo:Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Markale Kahadlay Shirka Garxajis Weedho Adag Oo Uu Ganay

Read More »

Daawo :Mayiirka goblka Togdheer oo Xadhiiga Ka Jarayb Xaruun Cusub Oo Ganacsi Ah oo Lagu Magacabo Rayz

0 Visits: 532 | Thursday February 01, 2018 - 18:41:37
Daawo :Mayiirka goblka Togdheer oo Xadhiiga Ka Jarayb Xaruun Cusub Oo Ganacsi Ah oo Lagu Magacabo Rayz

Read More »

Daawo: Madaxweyne kuxigeenka Somaliland oo Reer Berbera Makhaayadaha kula Shaaheeyey

0 Visits: 472 | Thursday February 01, 2018 - 17:36:06
Dadweynaha Reer Berbera ayaa ku war helay Madaxweyne kuxigenkii oo an ciidan wadan oo Makhaayadda La Fadhiya Waxayna Kaga Dareen Celiyeen Sidan:

Read More »

Daawo: Hay'adda ADO oo Tababar uso Xidhay Dhakhaatiir Caafimaadka Xoolaha ah oo ka socday Saaxil iyo Sanaag

0 Visits: 517 | Thursday February 01, 2018 - 17:30:35
Kulankan Lagu Tababarayey 14 ka Xubnood ee ka kala socday Qaar kamida Gobollada kala Duwan ee Somaliland oo soconayey Muddo Todoba Maalmood ayay iska kaashadeen Hay'adaha ADO, UN OCHA iyo SHF.

Read More »