Wararka

Guuguulaha Geeska Afrika: "Haddii Uu Madaxweyne Muuse Soo Celiyo Wasiiradii Hore, Kalsoonidii Shacabka Wuu Waayay"

0 Visits: 708 | Sunday December 10, 2017 - 11:30:40
Guuguulaha Geeska Afrika ayaa uga digay Madaxweynaha Cusub in uu dib u soo celiyo wasiiradii hore ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo lagu eedeeyo in ay dalka ka galeen musuqmaasuq baahsan

Read More »

Faahfaahin Xukuumada Canada Oo War Ka Soo Saartay Safaaradooda Isreal

0 Visits: 1466 | Sunday December 10, 2017 - 11:27:43
Ra'isal Wasaaraha Dalka CanadaJustin Trudeau ayaa cadeeyay markii ugu horeysay in aan safaaradooda Isreal Laga rari doonin MagaaladaTel Aviv

Read More »

Dawladda Djibouti Oo Ku Dhawaaqday Inay Shixnadaha Itoobiya U Samaysay Qiime Dhimis Ah 45%

0 Visits: 682 | Sunday December 10, 2017 - 11:25:56
Dekedda casriga ah ee Dooraale ee Djibouti oo sannadkan xadhiga laga jaray, ayaa ku dhawaaqday inay qiime dhimis dhan 45% u samaysay shixnadaha laga leeyahay Itoobiya ee ka dhoofaya ama ka degaya dekeda Dooraale.

Read More »

Wargeys Norway Ka Soo Baxa Oo Soo Bandhigay Masuul La Filayo In Madaxweyne Muuse Biixi U Magacaabo Wasiirka Baatroolka Iyo Macdanta

0 Visits: 754 | Sunday December 10, 2017 - 11:24:18
-Wargeyska Nettavisen ee ka soo baxa dalka Norway, ayaa baahiyay nin la filayo inuu Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabo wasiirka macdanta iyo khayraadka dabiiciga.

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Qarar Ay Ugu Magac Dartay Wadahadalo Halala Galo Kuuriyada Waqooyi

0 Visits: 675 | Sunday December 10, 2017 - 11:19:53
Sarkaal sare oo ka mid ah hay'adda Qaramada Midoobay ayaa u sheegay mas'uuliyiin ka tirsan Kuuriyada Waqooyi in "baahi degdeg ah" loo qabo in wadahadalo la bilaabo si looga fogaado halista dagaal qarxa. Sida ay sheegtay hay'adda Qaramada Midoobay.

Read More »

dAAWO:-Komishanka Maamul-wanaaga Iyo La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Oo Ka Hadlay Hawlgallo Ay Ku Baadheen Ha'addo Kamid Ah Dawladda

0 Visits: 599 | Sunday December 10, 2017 - 11:17:42
Komishanka Maamul-wanaaga Iyo La-dagaalanka Musuq-Maasuqa Oo Ka Hadlay Hawlgallo Ay Ku Baadheen Ha'addo Kamid Ah Dawladda, Halkan hose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Read More »

Wadada Isku Xidhta Muqdisho Iyo Afgooye Oo Xidhan Iyo Isbaarooyin Cusub Oo La Soo Dhigay

0 Visits: 794 | Sunday December 10, 2017 - 11:15:42
Waxaa saaka hakad ku jira isu socodka waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyada oo Wadayaasha Gaadiidka dadweynaha ee waddadaas ka shaqeeyana ay ku dhawaaqeen shaqo joojin.

Read More »

Dalalka Carabta haka fekeraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka

0 Visits: 425 | Sunday December 10, 2017 - 09:59:20
Dalalka Carabta haka fekeraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka

Read More »

Boris Johnson oo kala hadlaya Iran sii deynta haweeney Britain ah

0 Visits: 533 | Sunday December 10, 2017 - 09:59:20
Boris Johnson oo kala hadlaya Iran sii deynta haweeney Britain ah

Read More »

Dawlada Ciraaq oo ku dhawaaqday in la soo af jaray dagaalkii "Dawladda Islaamka"

0 Visits: 465 | Sunday December 10, 2017 - 09:59:20
Dawlada Ciraaq oo ku dhawaaqday in la soo af jaray dagaalkii "Dawladda Islaamka"

Read More »

Halkaraan oo Maktabada Qaranka Somaliland ugu Deeqday Buugaag Tiro Badan oo kamida Buugaagti Qoraa Cismaan Saalax+swiro

0 Visits: 641 | Saturday December 09, 2017 - 16:27:04
Wefti uu hogaaminayey Gudoomiyaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan oo uu kamid ahaa Qoraaga weyn ee Reer Burco Qoraa Cismaan Saalax Faarax kana mida odayaasha Naadiga halkaran ayaa gaadhay casimadda Somaliland ee hargeysa.

Read More »

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madaxwayne Muuse U Diiray Dardaran Baladhan +Maxuu Kale Dardaarmay

0 Visits: 661 | Saturday December 09, 2017 - 15:52:43
DAAWO "Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland Waxaa Leeyahay Dhalinyarad Somaliland Iyo Qurba Joogta Hala Qaiyo" Eng Faysal Cali.

Read More »

Daawo:Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Khudbad Dhinacyo Badan Tabanaya Ka Jeedisay Xadhig Ka Jarka Maktabada Qaranka Ee Siilaanyo National Library.

0 Visits: 772 | Saturday December 09, 2017 - 15:08:03
DAAWO Wasiir Samzam Oo Khudbada Xaasaasiya Ka Jeedisay Xadhig Ka Jarka Maktabada Qaranka Ee Siilaanyo National Library.

Read More »

Daawo:-Madaxwaynaha Xilka Kasii Degaya Ee Somaliland Oo Xadhiga Jaray Maktabada Qaranka Oo Lagu Magacdaray

0 Visits: 692 | Saturday December 09, 2017 - 15:08:03
DAAWO Madaxwaynaha Xilka Ka Sii Dagay Ee Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Maktabada Qaranka Somaliland Ee Siilaanyo Library.

Read More »

Daawo Muqaal:Xildhibaan Indho Indho Oo Madaxwaynaha Muuse Ugu Baaqay Inuu Sharciga Kor U Qaado

0 Visits: 815 | Saturday December 09, 2017 - 15:08:03
DAWO Xildhibaan Indho Indho Oo Madaxweynaha La Doortay Ugu Baaqay In Sharcigu Sareeyo Oo Awoodu Sareyn.

Read More »

Buhoodle Oo Laga Bilaabay Xulista Xildhibaano Ka Midnoqanaya Maamulka Puntland Iyo Hirdan Siyaasadeed Ka Bilaabmay

0 Visits: 666 | Saturday December 09, 2017 - 12:16:56
TopNEws Buuhoodle Oo Laga Bilaabay Xulista Xildhibaano Ka Midnoqda Maamulka Puntland,Iyo Hirdan Siyaasadeed Oo Ka Bilaabay Gobolka Buuhoodle.

Read More »

Daawo:- Warbixin Laga Diyaariyay Caqabadaha Iyo Duruufaha Uu Wajihi Doono Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland.

0 Visits: 811 | Saturday December 09, 2017 - 12:16:56
DAAWO Warbixin Laga Diyaariyay Caqabadaha Iyo Duruufaha Uu Wajihi Doono Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland.

Read More »

"Dharbaaxada qarniga" iyo Jawaabta Bariga dhexe Ee Magaalad Qudus.

0 Visits: 755 | Saturday December 09, 2017 - 10:19:25
"Dharbaaxada qarniga" iyo Jawaabta Bariga dhexe Ee Magaalad Qudus.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliya Oo Ka Qaybgalay Shirka Ganacsiga Africa Iyo Waxyabaha Lagu Soo Bandhigayo

0 Visits: 757 | Saturday December 09, 2017 - 10:19:25
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay shirka Ganacsiga Africa

Read More »

Wakiilka Qaramada Midoobay U Fadhiya Bariga Dhexe Oo Ka Horyamid Go,aanka Trump

0 Visits: 1106 | Saturday December 09, 2017 - 10:19:25
Ergeyga Qaramada Midoobay Ee Bariga Dhexe oo ka horyimid go'aankii Trump.

Read More »