Wararka

Twitter-ka oo nidaam cusub kusoo rogay xayeysiimaha bartiisa lasoo dhigo

0 Visits: 523 | Wednesday October 25, 2017 - 10:49:04
Shirkadda Twitter-ka ayaa ku dhawaaqday nidaamyo cusub oo loogu talagalay in lagu caddeeyo cidda kharash ku bixisa xayeysiinta la soo dhigo baraheeda, gaar ahaan xayeysiimaha la xiriira ololaha siyaasadda.

Read More »

Dhaxalsugaha Sucuudiga oo ka shaqeyn doona soo celinta Islaam qunyar socod ah

0 Visits: 555 | Wednesday October 25, 2017 - 10:45:49
Dhaxal sugaha boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa balan qaaday in uu ku shaqeynayo in uu soo celinayo waxa uu ugu yeeray islaamka qunyar socodka ah. Dhaxal sugaha, Maxamed Bin Salmaan, oo ka jawaabayay su'aal lagu weydiiyey xaflad maalgashi oo ka dhaceysay Riyadh, ayaa sheegay in ay jiraan isbedel…

Read More »

Shiinaha oo shaaciyay xubnaha guddiga ugu awoodda badan dalkaas

0 Visits: 621 | Wednesday October 25, 2017 - 10:39:06
Shiinaha ayaa shaaciyay xubnaha guddiga sare ee dalkaas iyaga oo jabiyay dhaqankii lagu magacaabi jiray cidda badali doonta marka uu muddadiisa dhamaysto madaxweyene Xi Jinping.

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo dowladda ku eedeeyay inay ka gaabisay dagaalka Shabaab

0 Visits: 1114 | Wednesday October 25, 2017 - 10:30:42
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan ayaa ku eedeeyay Dowladda Federalka Somaliya inay ka gaabisay dagaalka ka dhanka al Shabaab. Inkastoo Madaxweyne Farmaajo uu ku dhawaaqay dagaalka ka dhan ah Shabaab, ayaa haddana Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte wuxuu sheegay marka la eego hanaanka…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo maanta furaya Kalfadhiga 40aad ee Baarlamaanka Puntland

0 Visits: 520 | Wednesday October 25, 2017 - 10:20:53
Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa la filayaa in uu maanta furo kalfadhiga 40-aad ee Baarlamaanka Maamulka Puntland kaas oo sanadkiiba mar dhaca.

Read More »

Daawo; Maamulaha Schoolka Shiikh Ibraahim Ee Magaalada Burco Oo Iska Difaacay Eeedo Uga Beeldaajiye Xandule Oo Ka Mid Madaxdhaqameedka Gobolka Togdheer

0 Visits: 524 | Tuesday October 24, 2017 - 16:22:40
Daawo; Maamulaha Schoolka Shiikh Ibraahim Ee Magaalada Burco Oo Iska Difaacay Eeedo Uga Beeldaajiye Xandule Oo Ka Mid Madaxdhaqameedka Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo;"Muuse Biixi Waxa Aanu Mahay Saaxiib Dhaw Oo Gacansaar Ayaanu Leenahay " Wasiir Qabo Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Uu Iska Casilayo Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE.

0 Visits: 490 | Tuesday October 24, 2017 - 16:08:40
"Muuse Biixi Waxa Aanu Mahay Saaxiib Dhaw Oo Gacansaar Ayaanu Leenahay " Wasiir Qabo Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Uu Iska Casilayo Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE.

Read More »

War Deg Deg Ah Taageerayaaasha Xisbiga Ucid Oo Baafinaya Masuuliyiintii Gobolka Togdheer + Xafiisyada Xisbiga & Khayriyada Burco Oo Haawanay.

0 Visits: 809 | Tuesday October 24, 2017 - 14:22:46
War Deg Deg Ah Taageerayaaasha Xisbiga Ucid Oo Baafinaya Masuuliyiintii Gobolka Togdheer + Xafiisyada Xisbiga & Khayriyada Burco Oo Haawanay.

Read More »

Daawo Magaalada Ceerigaabo Oo Si Weyn Loogu Dabaaldeegay Xisbiga Ucid Iyo Taageerayaal Tira Badan Oo Kusoo Biyo Shubtay

0 Visits: 466 | Tuesday October 24, 2017 - 13:53:41
Magaalada Ceerigaabo Oo Si Weyn Loogu Dabaaldeegay Xisbiga Ucid Iyo Taageerayaal Tira Badan Oo Kusoo Biyo Shubtay

Read More »

Daawo:Gudida Kaambaynka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Taageraysha Xisbiga Kulmiye Ugu Baaqay In Ay Maalinta Bari Ah Si Degan U Soo Baxaan

0 Visits: 602 | Tuesday October 24, 2017 - 13:36:46
Gudida Kaambaynka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Taageraysha Xisbiga Kulmiye Ugu Baaqay In Ay Maalinta Bari Ah Si Degan U Soo Baxaan

Read More »

Axmed Madoobe oo soo jeediyay tallaabo Militari in looga jawaabo Qaraxii Isgoyska Zoobe

0 Visits: 687 | Tuesday October 24, 2017 - 11:18:07
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ku baaqay in gacan Militari looga jawaabo qaraxii masiibada ahaa ee 14-kii Bishan ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Zoobe.

Read More »

Sheekh Cismaan Iyo Guddoomiyaha Guddida Wanaag Farista Oo Soo Jeediyey In Laga Feejignaado Dhaqan Xumada Ka Dhalan Karta Ololaha

0 Visits: 792 | Tuesday October 24, 2017 - 11:14:26
Sheekh Cismaan Cali Xuseen oo ka mid ah Culimada dalka ugu waaweyn iyo Guddoomiyaha Guddida Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdala,ayaa ka hadlay ololaha Xisbiyada, waxayna tilmaameen in dhaqan xumo iyo anshax xumo aanay Diinteenu Islaamku raali ka ahayn in…

Read More »

Wasiir Sacad cali Shire Oo ka Hadlay Halka Uu Ku Danbeeyey Saamigii Itoobiya Laga Siiyay Dekeda Magaalada Berbera

0 Visits: 481 | Tuesday October 24, 2017 - 11:13:08
Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay doorashada madaxtooyada Somaliland ee fooda inagu soo haysa,waxaana uu tilmaamay in doorashadani sharafta Somaliland kor u qaadayso,waxaana uu xusay in goob joogayaal badan oo ka kala socda Caalamku inay iman doonaan Somaliland.

Read More »

"Meeday 10-kii Milyan ee Madaxtooyada Lagaga Yaboohay? Waa Taas Muuse Loogu Kaambayn Garaynayo" Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI

0 Visits: 793 | Tuesday October 24, 2017 - 11:09:38
Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa khudbad qiimo leh ujeediyey taageerayaasha xisbiga ee magaalada ceerigaabo kuwasoo uu kala qayb-galay isu soo baxii ololaha doorashada ee shalay.

Read More »

Afar arrimood oo ku saabsan mashaqada haysata Muslimiinta Rohingya

0 Visits: 556 | Tuesday October 24, 2017 - 11:06:22
Ibtilada haysata boqollaal kun oo qof oo ah muslimiinta Rohingya ayaa la sheegay inay tahay mushkiladda qaxooti ee dunida ugu xawliga badan. Inay u bareeraan khatar xagga badda ah ama lug ah, ayaa in ka badan nus malyan waxay ku kalliftay inay ka cararaan burburka guryahooda iyo dilka ka socda waqooyiga…

Read More »

Wiil Soomaali Ah Oo U Tartamaya Doorasho Ka Dhacaysa Gobolka Washington Ee Waddanka Maraykanka

0 Visits: 520 | Tuesday October 24, 2017 - 10:58:19
Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Ismaaciil Cabdi ayaa ka mid ah musharraxiinta ugu cad cad ee doorashooyinka maamulka Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha ee gobolka Washington.

Read More »

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Arimaha Amaanka Sonaliya

0 Visits: 467 | Tuesday October 24, 2017 - 10:56:50
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay Arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka ee dalka iyo xaaladaha adag ee xilligan ka jira Soomaaliya.

Read More »

"Twitter La'aantiisa Madaxweyne Maan Noqdeen" Madaxweyne Donald Trump

0 Visits: 545 | Tuesday October 24, 2017 - 10:52:56
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa difaacay isticmaalkiisa barta twitter-ka iyo siyaasiyiinta uu kula doodo, isaga oo sheegay, in mararka qaar ay taas ku qasabto "Inay sameeyaan wiixi laga rabay".

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Itoobiya

0 Visits: 573 | Tuesday October 24, 2017 - 10:47:02
Madaxweynaha dalka Soomaaliya oo socdaal ku marayay qaar ka mid ah wadamada gobolka ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

Read More »

Tiradii ugu badneyd ee faanta maroodiga oo sanadkan la qabtay

0 Visits: 528 | Tuesday October 24, 2017 - 10:34:50
Waxaa sanadkii la soo dhaafay daafaha dunida lagu qabtay tiradii ugu badneyd ee faanta maroodiga ee sida sharcidarrada ah looga ganacsado. Hasayeeshee dhanka kale waxaa hoos u dhacay ugaarsiga maroodiga, sida lagu sheegtay warbixin cusub oo soo saartay hay'adda CITES oo ah hay'ad caalami ah…

Read More »