Wararka

Wargeyska The Guardian oo Warbixin Xiiso Leh ka Qoray Somaliland -

0 Visits: 724 | Saturday May 27, 2017 - 09:56:04
Wargeyska The Guardian oo Warbixin Xiiso Leh ka Qoray Somaliland -

Read More »

Daawo:Jilaaga Caanka Ee Sooran Oo Riwaayad Qosol Badan Ka Dhigay Abaarta Iyo Barwaaqada

0 Visits: 613 | Saturday May 27, 2017 - 09:52:56
:Jilaaga Caanka Ee Sooran Oo Riwaayad Qosol Badan Ka Dhigay Abaarta Iyo Barwaaqada

Read More »

Daawo: Ganacsato Somali oo Dhisme Cusub oo Casri ah Ka Dhisay Nairobi Iyado Xildhibaanka Degmada Kamakunji Xadhiga Ka Jaray

0 Visits: 803 | Friday May 26, 2017 - 20:28:17
Nairobi(AFKA): Ganacsato Somali oo Dhisme Cusub oo Casri ah Ka Dhisay Nairobi Iyado Xildhibaanka Degmada Kamakunji Xadhiga Ka Jaray

Read More »

Daawo;Naadiga Akhriska Iyo Qaraalka Halkaraan Oo Habeenki Xalay Magalada Burco Ku So Bandhigay Buug Lamagac Baxay La Hadal Naftada.

0 Visits: 668 | Friday May 26, 2017 - 20:27:29
Naadiga Akhriska Iyo Qaraalka Halkaraan Oo Habeenki Xalay Magalada Burco Ku So Bandhigay Buug Lamagac Baxay La Hadal Naftada

Read More »

Daaw:Maamulka Gabilay Oo Ku Fashilmay Qaybinta Raashin Mucaawimo Ah Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Faa'idaystay

0 Visits: 514 | Friday May 26, 2017 - 20:06:48
Gabilay(AFKA); Maamulka Gobolka Gabilay ayaa ku fashilmay Qaybinta raashin mucaawimo ahaa, taas badalkeedina waxa ka faa'idaystay Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo munaasibad ballaadhan ku qabsaday magaalada Gabilay.

Read More »

Daawo: Culimada Awaar oo Codsi uu Dirtay Xukummada Somaliland Iyago Ka Dayriyay Xaalada Nololeed ee Degaanada ay Ku Noolyahiin

0 Visits: 548 | Friday May 26, 2017 - 20:02:43
SANAAG(AFKA) Culimada Awaar oo Codsi uu Dirtay Xukummada Somaliland Iyago Ka Dayriyay Xaalada Nololeed ee Degaanada ay Ku Noolyahiin

Read More »

Xubnaha Cusus Ee Loo Qaadanayo Ciidanka Dab-demiska Ee Magaalada Boorama Oo Imtaxaan Lagu Kala Saaray.

0 Visits: 711 | Friday May 26, 2017 - 20:01:50
Hargeysa(AFKA):-Ciidanka Dab-demiska Taliska Cusub Ee Magaalada Boorama Oo Lagu Kala Saaray Imtixaam, kaasi oo ay si rasmiya uga mid noqanayaan Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland.

Read More »

Daawo:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Ka Hadlay Waqtiga Ay Ku Beegantay Bisha Ramadaan.

0 Visits: 594 | Friday May 26, 2017 - 17:12:52
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Ka Hadlay Waqtiga Ay Ku Beegantay Bisha Ramadaan

Read More »

"Waxaan Idin Leeyahay Qaran Jira Ayaynu Nahay Oo Bangiyada Dulsaarka Ku Shaqaynaya Kama Maarmayno, Laakiin Cid Inay Ribo Qaadato Lagu Qasbayaa Ma Jirto"

0 Visits: 572 | Friday May 26, 2017 - 16:52:37
Hargeysa(AFKA);"Fule Xantii Ma Mooga Oo Bangiyadii [Commercial Banking] Dagaal Baa Lagula Jiraa Oo Waxa La Yidhi Yaan La Furin, Laakiin Haddana…….."

Read More »

Madaxweyne Trump Oo Dhaliilay Gaashaanbuurta NATO

0 Visits: 673 | Friday May 26, 2017 - 14:00:33
Madaxweynah Maraykanka, Donald Trump, ayaa dhaliilay waddamada ay ka wada tirsan yihiin gaashaanbuurta NATO, asagoo hogaamiyayaasha dalalkaasi ugu baaqay in ay kordhiyaan kharashaadka ay ku bixiyaan gaashaandhiggooda.

Read More »

Daawo Muqaal+Sawiro Xaflad Lagu Soo Dhawaynayo Dhalinyaro Fara Badan Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Wadani

0 Visits: 644 | Friday May 26, 2017 - 13:56:45
ururka dhallinyarada Halgan oo ay ku bahoobeen dhallinyarada goballada bariga Somaliland oo ku soo biiray xisbiga WADDANI isla mar ahaantaana ka soo diga-rogtay xisbiga KULMIYE, ayaa maanta looggu qabtay hoolka shirarka xisbiga WADDANI ee Maroodi-jeex oo ku yaala bariga magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo:Masuuliyinta Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Deeq Dawooyinka Ah Gaadhsiyeen Deeganada Hawd Gobolka Togdheer Oo Xanuuno Ka Dilaceen

0 Visits: 495 | Friday May 26, 2017 - 13:55:11
Daawo:Masuuliyinta Ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Deeq Dawooyinka Ah Gaadhsiyeen Deeganada Hawd Gobolka Togdheer Oo Xanuuno Ka Dilaceen

Read More »

Daawo:" Maanta Siilaanyo Wuu Nasanayaa Oo Dumaashiisa Aniga Ayaa Leh , God-Kii Siilaanyo-na Aniga Ayaa Fadhiistay .." Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 610 | Friday May 26, 2017 - 13:52:04
Gudoomiyaha xisbiga UCID isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi ayaa waxaa uu khudbad u jeediyey tageerayaal cusub oo xisbiga UCID kaga soo biiray magaalada Burco Faysal ayaa sheegay in Ree Burco ay barigii hore aad u taageeri jireen madaxweyne Siilanyo balse maanta Siilanyo uu nasanaayo…

Read More »

Wadanka Hindiya Oo Buundadii Ugu Dheerayd ka Dhistay Xadka Shiinaha.

0 Visits: 663 | Friday May 26, 2017 - 13:49:29
Dawladda Hindiya ayaa xarigga ka jartay buundo uu dhererkeedu gaarayo 9.15 kiiloo mitir oo dul maraysa wabiga Lohit waana middii ugu dheerayd ee ay waligeed samaysato taas oo gobolka lagu muransan yahay ee Arunachal Pradesh ku xiraysa gobolka Assam ee ku yaalla Waqooyi Bari.

Read More »

Baadhitaankaankii FBI-da Mareykanku Ku Wadey Madaxweyne Trump Oo Lugaha La Soo Galay Wiil Uu Sodog U Yahay Trump Iyo Danbiga Lagu Helay

0 Visits: 455 | Friday May 26, 2017 - 13:48:05
Baadhitaanka ay waddo hay'adda dambi baadhista Maraykanka ee FBI ee ku aadan Ruushka ayaa cagaha la galay Jared Kushner oo ah wiil uu sodog u yahay madaxweyne Donald Trump isla markaasna lataliye sare ka ah Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka, sida ay ku warramayso warbaahinta Maraykanku.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Digniin U Jeediyey Isbahaysiga Nato

0 Visits: 516 | Friday May 26, 2017 - 13:46:59
Madaxweynaha Turkiga ayaa NATO uga digay in aysan hoy siinin ciidamadii ka qeyb qaatay isku daygii afgembi ee ka dhacay dalkiisa bishii July ee sanadkan.

Read More »

Millatariga Maraykanka Oo Waayay Hub Qiimihiisu Ahaa Hal Bilyan Oo Dollar.

0 Visits: 594 | Friday May 26, 2017 - 13:45:36
Warbixin ay soo saartay hay'ada Xaquuqul Insaanka ee Amnesty International ayaa looga hadlay hub aad u badan oo la sheegay in militariga Maraykanka geeyey dalalka Ciraaq iyo Kuwait la waayey meeshii ay ku danbeeyeen.

Read More »

Daawo Muuqaal:-Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Wadani Oo Eedaymo U Jeediyey Xisbiga Kulmiye.

0 Visits: 449 | Friday May 26, 2017 - 13:44:54
Daawo Muuqaal:-Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Wadani Oo Eedaymo U Jeediyey Xisbiga Kulmiye.

Read More »

Dawlada Kuwait Oo Qabatay Shimbir Xambaarsan Maandooriye

0 Visits: 703 | Friday May 26, 2017 - 13:41:38
Dhacdo aad u layaab badan oo aan nooceeda oo kale hore loogu adeegsan Tahriibinta iyo Iib geynta Maandooriyaha ayaa waxay ka dhacday Dalkaasi Kuwait.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Amiirka Dalka Qatar Iyo Balan Qaad Ay Dawlada Qatar U Sameysay Somaliya

0 Visits: 539 | Friday May 26, 2017 - 13:41:35
Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha dalka Somaliya ayaa waxaa uu la Amiirka Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad Al Than waxaana ay labada hogaamiye ka wada hadleen xidhiidhka labada dal .

Read More »