Wararka

Daawo;Gudoomiyaha Guddida Qaban Qaabada Xuska 18-ka May Ee Washington DC Oo Fariin U Diray Jaaliyada Somaliland.

0 Visits: 498 | Monday April 10, 2017 - 19:43:15
Washton(AFKA);Gudoomiyaha Guddida Qaban Qaabada Xuska 18-ka May Ee Washington DC Oo Fariin U Diray Jaaliyada Somaliland.

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Ka Qayb Galay Shir Maamulada Somaliya Lagu Casuumay.

0 Visits: 584 | Monday April 10, 2017 - 19:38:56
Hargeysa(AFKA):Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Ka Qayb Galay Shir Maamulada Somaliya Lagu Casuumay

Read More »

Daawo;Wasiirul Dawlaha Wasaarada Caafimaadka Iyo Madaxa Hay'adda UNFPA Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Lagu Kaydin Doono Dawooyinka

0 Visits: 645 | Monday April 10, 2017 - 19:33:47
Hargeysa(AFKA);Wasaarada caafimaadka somaliland ayaa maanta la wareegtay xarun loogu tala galay in lagu kaydiyo dawooyinka oo ay dhistay hay'adda UNFPA.

Read More »

Daawo: Dad Abaaraho Soo Barakiciyeen oo Iskugu soo Qaxay Degaanka Oog oo Ila Hadda Wax Caawimo Ah La Soo Gaadhsiin.

0 Visits: 559 | Monday April 10, 2017 - 19:21:34
Dad Abaaraho Soo Barakiciyeen oo Iskugu soo Qaxay Degaanka Oog oo Ila Hadda Wax Caawimo Ah La Soo Gaadhsiin

Read More »

Daawo:Waxaan Wasiirka Madaxtoyada Ku Amanayaa Talabada Uu Qaaday Ee Uu Dhalinyarada Ugu Magacabay Xilalka" Wariye Maxamed British

0 Visits: 632 | Monday April 10, 2017 - 18:07:42
Burco(AFKA):Waxaan Wasiirka Madaxtoyada Ku Amanayaa Talabada Uu Qaaday Ee Uu Dhalinyarada Ugu Magacabay Xilalka" Wariye Maxamed British

Read More »

Daawo: Xaflad Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay oo Loogu Hamblayaynayay Xilka Cusub ee Loo Magacaabay Ayaan Xaaji Octoobar oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada BURCO

0 Visits: 484 | Monday April 10, 2017 - 18:05:15
Burco(AFKA);Xaflad Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay oo Loogu Hamblayaynayay Xilka Cusub ee Loo Magacaabay Ayaan Xaaji Octoobar oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada BURCO

Read More »

Deg Deg;Wasiirka Wasaarada Wax Barashada Somaliland Oo Rusqadii Wax Barashada Kala Noqday Jaamacada Togdheer International Universty Ex Adis univeristy college burco Ee Magalada Burco.

0 Visits: 807 | Monday April 10, 2017 - 17:59:38
Hargeysa(AFKA);Wasiirka Wasaarada Wax Barashada Ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habane Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Albaabada La Isku Laabo Gabi Ahaan JaamacadaTogdheer International Universty Ex Adis univeristy college burco Ee Magalada Burco

Read More »

Daawo: Dowlada Hoose ee Berbera oo Baneysay oo Wadooyin Ay Geedaha Garan Waago Kala Xidheen Muddo Dhee.

0 Visits: 570 | Monday April 10, 2017 - 17:35:09
BerBera(AFKA);Dowlada Hoose ee Berbera oo Baneysay oo Wadooyin Ay Geedaha Garan Waago Kala Xidheen Muddo Dhee

Read More »

Daawo;Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Kulan La Yeeshay Guddiyada Nabad Galyada Hargeysa.

0 Visits: 535 | Monday April 10, 2017 - 17:26:55
Hargeysa(AFKA);Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Kulan La Yeeshay Guddiyada Nabad Galyada Hargeysa

Read More »

Daawo;:Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Saddex Jaamacadood.

0 Visits: 574 | Monday April 10, 2017 - 17:11:18
Hargeysa(AFKA):Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Saddex Jaamacadood.

Read More »

Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Kormeer Ku Tagay Dekeda Magaalada Muqdisho+Sawiro

0 Visits: 661 | Monday April 10, 2017 - 17:07:12
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho, si uu ugu guur galo hannaanka ay u shaqeyso Dekaddu,

Read More »

Daawo:Gudida Abaaraha Oo Looga Yeedhay Aqalka Madaxtooyada Somaliland, Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay Iyo Wasiirka Aw-qaafta Oo Iclaamiyay Roob Doon.

0 Visits: 515 | Monday April 10, 2017 - 17:02:05
Hargeysa(AFKA):Gudida Abaaraha Oo Looga Yeedhay Aqalka Madaxtooyada Somaliland, Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay Iyo Wasiirka Aw-qaafta Oo Iclaamiyay Roob Doon

Read More »

Daawo;Dr Gaboose Oo Ka Hadlay Cida Ka Dambaysa Wararka Bulshada La Dhex Galinayo Ee La Xidhiidha In Dadka Lagala Baxayo Kalyaha.

0 Visits: 554 | Monday April 10, 2017 - 16:57:32
Hargeysa(AFKA);Dr Gaboose Oo Ka Hadlay Cida Ka Dambaysa Wararka Bulshada La Dhex Galinayo Ee La Xidhiidha In Dadka Lagala Baxayo Kalyaha

Read More »

Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Baaq Kasoo Saartay Colaada Ka Soo Cusboonaatay Gobolka SOOL Iyo Qorshaha Dawlada Uga Meel Yaala.

0 Visits: 473 | Monday April 10, 2017 - 16:55:40
Hargeysa(AFKA):Xukuumada Somaliland Oo Baaq Kasoo Saartay Colaada Ka Soo Cusboonaatay Gobolka SOOL Iyo Qorshaha Dawlada Uga Meel Yaala

Read More »

Afar Hablood Oo Hargeysa Ugu Xidhan Inay Ku Lebisteen Duruuc Ay Isku Midab Yihiin Calanka Soomaaliya & Waalidkooda Oo Farriin Codsi Ah U Diray.

0 Visits: 524 | Monday April 10, 2017 - 16:40:57
Hargeysa(AFKA);Xeer ilaalinta Gobolka Maroodi-jeex ayaa diidday in Xorriyaddooda loo soo celiyo Afar Hablood oo reer Somaliland ah,

Read More »

Daawo;Gudida Abaaraha Ee Heer Qaran Oo Kormeer Ku Tegay Degaanada Ceel-Buha Ee Konfurta Gobolka Badhan.

0 Visits: 392 | Monday April 10, 2017 - 16:21:47
Badhan(AFKA);Gudida Abaaraha Ee Heer Qaran Oo Kormeer Ku Tegay Degaanada Ceel-Buha Ee Konfurta Gobolka Badhan.

Read More »

Daawo:Dawlada Itobiya Oo Magaalada JABOUTI Kusoo Bandhigtay Fa,iidada Biyo Xedheenka Abay U Leeyahay Geeska AFRICA Iyo Safiirka SLND U Fadhiya Jabouti Oo Khudbad Ka Jeediyay.

0 Visits: 616 | Monday April 10, 2017 - 16:13:10
Jabuuti(AFKA):Dawlada Itobiya Oo Magaalada JABOUTI Kusoo Bandhigtay Fa,iidada Biyo Xedheenka Abay U Leeyahay Geeska AFRICA Iyo Safiirka SLND U Fadhiya Jabouti Oo Khudbad Ka Jeediyay

Read More »

Daawo;Wafti Ka Socda Baarlamaanka Dalka Sweden Oo Bookhasho Ku Yimid Magaalada Hargeysa.

0 Visits: 504 | Monday April 10, 2017 - 16:00:13
Hargeysa(AFKA);Wafti Ka Socda Baarlamaanka Dalka Sweden Oo Bookhasho Ku Yimid Magaalada Hargeysa.

Read More »

xidhiidha jarmalka iyo turkiga oo xumaadey iyo sababah keenaya

0 Visits: 1732 |
xidhiidha wadanka jarmalka iyo turkiga xumaadey iuo sababaha keenaya

Read More »

xogyaha arimaha wadan maraykanka oo shir ku leh wadanka talaayinga qaar ka tirsan wasiirda ururka G7

0 Visits: 630 |
xogyaha arimah dabed wadanka maraykan oo shir kula leh wadanka talayaaniga wasiiro ka tirsan ururka G7

Read More »