HANBAYLO AROOS WACAN

0
Tuesday April 15, 2014 - 23:51:52 in by salman abdi
  • Visits: 3594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HANBAYLO AROOS WACAN

    hambalyo hambalyo hambalyo waxaan hambalyo aan la soo koobi karayn hawada u marinaya sxbday muuna abdi xakiin maxamuud iyo sayigeeda ayaanle siciid maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

hambalyo hambalyo hambalyo waxaan hambalyo aan la soo koobi karayn hawada u marinaya sxbday muuna abdi xakiin maxamuud iyo sayigeeda ayaanle siciid maxamed oo arooskoodu habenkii axada ee tariikhdu ahayd 13-04-2014 ka dhacay magaalada burco waxaan leeyahay noqda ku isku wara ubad khayr qabana kala hela wada jire nabad gala alahayaw idinka yeel amiiiiin muuna waxan leeyahay
************** ************** ************** ************** **************♥♥♥haduu caawa guuluhu ♥♥♥♥♥
♥♥♥geesigaad jaclayd iyo♥♥♥♥♥
♥♥♥guri khayrle kugu simay ♥♥♥
♥♥♥muunay gobaad te ♥♥♥♥♥♥
♥♥♥gurigaaga ka adkaw ♥♥♥♥♥
♥♥♥xaajigaaga garabkiyo ♥♥♥♥
♥♥♥geestiisa taagnaw ♥♥♥♥♥
♥♥♥yaanu samirku ka gudhin ♥♥
♥♥♥cadho cadho yaan laga garan ♥♥
♥♥♥jacaylkana ka dhigo Gogol ♥♥♥♥♥
♥♥♥muunay gacaladayday ♥♥♥♥
♥♥♥gacantaydii midigay ♥♥♥♥♥
♥♥♥ubax wada gudutiyo ♥♥♥♥♥
♥♥♥ducaan kugu galbinaya ♥♥♥


By: Aniisa Faysal