Daawo: Cabdicasiis Samaale oo ka hadlay Shirka Berri, Go'aanka isbahaysiga iyo Sii jiritaanka Xisbiga Kulmiye

0
Monday November 09, 2015 - 20:07:50 in by Hargeysa Office
  • Visits: 845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Cabdicasiis Samaale oo ka hadlay Shirka Berri, Go'aanka isbahaysiga iyo Sii jiritaanka Xisbiga Kulmiye

    Murashax Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid musharaxiinta ku tartamaya xisbiga Kulmiye ayaa mar labaad maaanta ku celiyay in aanay ka qayb gali doonin shirka maalinta bari uga furmi doona Huteelka Maansoor.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murashax Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mid musharaxiinta ku tartamaya xisbiga Kulmiye ayaa mar labaad maaanta ku celiyay in aanay ka qayb gali doonin shirka maalinta bari uga furmi doona Huteelka Maansoor.

Sidoo kale wuxuu su’aal galiyay haddii Xisbiga KULMIYE gudihiisa ay lagu dhex tartami kari waayay waxay noqon karto markuu axsaab kale la tartamaayo.