MULKIILAHA MANCHESTER CITY SHEIKH MANSOUR OO KEEG UGU DABAALDAGAY GUUSHII KOOXDIISA MAN.CITY+SAWIRO

0
Tuesday May 13, 2014 - 11:46:23 in by Super Admin
  • Visits: 2153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MULKIILAHA MANCHESTER CITY SHEIKH MANSOUR OO KEEG UGU DABAALDAGAY GUUSHII KOOXDIISA MAN.CITY+SAWIRO

    Haddii ciyaartoyda iyo taageerayaasha Man City ay u dabaal dagayeen guushii ay ka gaadheen horyaalka ingiriiska waxaa dhankiisa isna ka dabaaldagay Mulkiilaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddii ciyaartoyda iyo taageerayaasha Man City ay u dabaal dagayeen guushii ay ka gaadheen horyaalka ingiriiska waxaa dhankiisa isna ka dabaaldagay Mulkiilaha

kooxda ee Sheikh Mansour oo isagu si casri ah ugu dabaaldagay isagoo soo samaystay Keeg lagu xardhay koobka horyaalka ingiriiska waxaana dhecda laga qoray Hambalyo.

 

Kadib markii ay xafladu dabaaldagu dhamaatay ayuu sheikh Mansour sawirkan soo galayaya twitterka sawirkan oo ay kula jiraan Sheikhs Saif, Mansour iyo Abdullah bin Zayed. Man City ayaa horyaalka ingiriiska ku guulaysatay inkasta oo ay hogaanka haysay 15 cisho oo kaliya iyadoo horyaalka ku soo xidhay ciyaartii ay 2:0 kaga badisay kooxda West ham.

 

 


 

Sheikh Mansour ayaa kooxda Dhaqaale badan galiyay isagoo hadda u dabaal dagaya koobkiisii labaad ee horyaalka muddo saddex sanno ah. Mansour ayaa City ka dhigay koox aad u xoog badan iyadoo hadda lagu daray kooxaha darajada labaad qaarada Yurub.


afkashacabka.com / Sports
Contact@afkashacabka.com