Real Madrid oo hormar kasameesay saxiixa Tony Kroos.

0
Tuesday June 10, 2014 - 07:22:19 in by salman abdi
  • Visits: 1559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo hormar kasameesay saxiixa Tony Kroos.

    Wararka ay isla dhexmarayaa saxaafada Germany ayaa sheegaayo in Real Madrid ay hormar kasameesay saxiixa Tony Kroos, ciyaaryahankaan ayaa kuqanacsaneen heshiiska uu kula joogo Bavarians isagoo kooxda kadalbaday in wax laga badalo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ay isla dhexmarayaa saxaafada Germany ayaa sheegaayo in Real Madrid ay hormar kasameesay saxiixa Tony Kroos, ciyaaryahankaan ayaa kuqanacsaneen heshiiska uu kula joogo Bavarians isagoo kooxda kadalbaday in wax laga badalo

 

qodobada heshiiskiisa oo lagu daro ciyaaryahanada miisaanka kuleh Allianz Arena uu kamid yahay Frank Ribery.

Wararka ayaa sheegaayo in Real Madrid iyo Bayern Munich ay kaheshiiyeen wareegista Kroos, iyadoo heshiiskaas uu dhigaayo in xagaagaan uu Kroos uwareego Real Madrid, halka kooxda caasimada Spain ay bixiso adduun lacageed oo gaaraayo 35m.

Waxaana lasaadaalinayaa in heshiiskaan lagu dhawaaqo saacadaha soo socda, marka labada kooxood ay dhameeyaan dukumiintiyada sharciga ah ee loobaahan yahay, Kroos ayaa dalab kahelay Manchester United balse laacibka qaranka Germany ayaa doorbiday inuu kasii fikiro dalab Red Devils illaa dhamaadka koobka adduunka.

Marka lafiiriyo rabitaanka ciyaaryahanka oo doonaayo inuu tijaabo kale kusameeyo meel kabaxsan Germany, Kroos ayaa diiday inuu heshiiska ukordhiyo Bayern Munich maadaama kooxdan ay dhankeeda diiday inay uyeesho sida uu rabo kubad dhisahaan.



Markasta Isha Kuhay Wararki Udanbayay iyo Ciyaraha Ka socda Dunida ay Idin soo Gudbiso Shakada Afkashacabka