Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Oo Duqayn U Gaystay Mosul, Ciidan Dhulkana U Diray Isla Maamul Goboleedka Kurdistan Iraq

0
Saturday August 16, 2014 - 09:02:47 in by
  • Visits: 1255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Oo Duqayn U Gaystay Mosul, Ciidan Dhulkana U Diray Isla Maamul Goboleedka Kurdistan Iraq

    Ciidanka MaraykankaEe Saldhigoodu Yahay Canalka Suez Ee Wadanka Masar Ayaa Duqaymo Xoogan U Gaystay Habeenkii Xalay Magaalada Mosul Ee Ay Ka Arrimiso Kooxda ISIS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka MaraykankaEe Saldhigoodu Yahay Canalka Suez Ee Wadanka Masar Ayaa Duqaymo Xoogan U Gaystay Habeenkii Xalay Magaalada Mosul Ee Ay Ka Arrimiso Kooxda ISIS.


An image made available on the jihadist website Welayat Salahuddin shows militants of the Islamic State of Iraq and the Levant (ISIL) posing with the trademark Jihadists flag after they allegedly seized an Iraqi army checkpoint in the northern Iraqi province of Salahuddin. (AFP Photo)

Maraykanka Ayaa Waday Duqaymo Culus Tan Iyo Markii Kooxda ISIS Ay Bilowday Laynta Dadka Laga Tirada Badan Yahay Ee Yazidis Kuwaasoo Firxadkoodi Galay Buuraha Ciraq Iyo Ismaamul Goboleedka Kurdistan Iraq.

Dhan Kale Ciidan Dhinaca Cagta Ay Oo Maraykan Ah Ayaa Soo Gaadhay Ismaamul Goboleedka Kurdistan Iraq Kuwaasoo La Taliyaal U Ah Ciidanka Dawlada Kurdistan Iraq.

 

Displaced people from the minority Yazidi sect, who fled the violence from forces loyal to the Islamic State in Sinjar town, settle in abandoned houses as they take shelter in Mount Sinjar (Reuters / Rodi Said)

Contact@afkashaxabka.com