RASMI: West Ham Oo Dhameystirtay Saxiixa Henry,

0
Sunday January 04, 2015 - 11:44:17 in by Burco Office
  • Visits: 1062
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI: West Ham Oo Dhameystirtay Saxiixa Henry,

    Kooxda West Ham ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa dhameystirtay saxixia daafaca kooxda Apollon Limassol ee ka dhisan dalka Cyprus Doneil Henry.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda West Ham ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa dhameystirtay saxixia daafaca kooxda Apollon Limassol ee ka dhisan dalka Cyprus Doneil Henry.


Doneil Henry oo 21-jir ah ayaa noqday saxiixii ugu horeeyay kooxda West Ham bishaan Janaayo, waxaanaa rintaan qeyb lixaad leh ka qaatay macalinkii hore kooxda Toronto Ryan Nelson kaas oo kasoo hoos ciyaaray tababare Sam Allardyce waqtigii Blackburn Rovers.

Henry waa daafac halis ah oo u dhashay dalka Canada, wuxuuna qandaraas cusub u saxiixay kooxda ku ciyaarta garoonka Upton Park inkastoo lacagaha xidigaan laga soo bixiyay aan la shaacin.

"Ryan wuxuu ahaa kabtankeygii Blackburn, isagana ayaana ii sheegay wax walba oo ku saabsan Henry” Ayuu yiri tababare Sam Allardyce oo la hadlayay website-ka rasmiga ah ee kooxda.

Ugu dambeyntii Henry ayaa laga sugayaa inuu la qabsado horyaalka Ingiriiska madama uusan kasoo ciyaarin wali horyaalada yurub ugu waaweyn.

contact@afkashacbka.com