Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Ikraan Xaaji Daa'uud Warsame, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Aabeheed Xaaji Daa'uud Warsame Nageeye oo ku geeriyooday Boorama,

0
Saturday February 08, 2014 - 15:39:04 in by Super Admin
  • Visits: 721
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Ikraan Xaaji Daa'uud Warsame, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Aabeheed Xaaji Daa'uud Warsame Nageeye oo ku geeriyooday Boorama,

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Ikraan Xaaji Daa'uud Warsame, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Aabeheed Xaaji Daa'uud Warsame Nageeye oo ku geeriyooday Boorama,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Siilaanyo
File Attachment
Size: 147 KB
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Ikraan Xaaji Daa'uud Warsame, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Aabeheed Xaaji Daa'uud Warsame Nageeye oo ku geeriyooday Boorama,

TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Ikraan Xaaji Daa’uud Warsame, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Aabeheed Xaaji Daa’uud Warsame Nageeye oo ku geeriyooday Boorama,

Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taasi la mid ah u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Daa’uud Warsame Nageeye oo ku geeriyooday 08/01.2014, Boorama,Marxuumka oo ka mid ahaa odayaashi ka soo qayb qaatay dib u dhiskii Qaranka iyo nabadayntii beelaha wada dega Somaliland.

 

Madaxweynuhu waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

 


IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN


Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.