Wararka

Daawo: Buuqii Golaha Wakiilada ee Saaka iyo Gurmadkii Guurtida iyo weliba Codsigi ay guurtidu so qaddimen

0 Visits: 514 | Saturday November 15, 2014 - 19:15:06
Fadhiga maanta po xilka lagaga qaadi lahaa guddomiye Cirro ayuu shirguddominayey Guddomiyekuxigenka 1aad ee Goluhu Bashe Maxmed Farax, Waxan intii an la furin kalfadhiga u soo gurmaday Odayaasha Golaha Guurtida oo Codsaday in kalfadhiga 2 maalmood dib loogu dhigo

Read More »

Daawo: Go'aankii Xildhibaanada Gobolada Awdal iyo Selel ku Qaadaceen Mooshinkii Xilkaqaadista Guddomiye Cirro

0 Visits: 343 | Saturday November 15, 2014 - 19:10:48
Mudanayaasha Golaha Wakiilada ugu jira Gobolada Awdal iyo Selel ayaa qaadacay mooshinka ka dhanka ah Guddomiye Cirro waxanay Qaadacaadaasi ku macneeyeen mid ay qaranka ku badbaadinayaan, maadaama goluhu xaalad adag galay

Read More »

Daawo: Murashaxa Madaxweyne kuxigenka Xisbiga UCID oo si kulul uga hadlay Xaaladda Golaha Wakiilada iyo Mudaharadada ka dhacay burco, hargeysa iyo cerigabo

0 Visits: 454 | Saturday November 15, 2014 - 18:38:20
Dr. Cabdirashid Xasan Mataan Wuxu rabashadahaasi iyo xaaladda golaha wakiilada ku eedeeyey Xukuumadda, waxanu tilmaamay in looga dan leeyahay in dagaal la rido si doorashadu dib ugu dhacdo

Read More »

Daawo: Hogaanka guud ee Xisbiga Kulmiye oo Si adag uga Hadlay Xaaladda Dalka iyo Rabshadaha Dadku ku dhinteen ee ka dhacay Gobolada qaar.

0 Visits: 314 | Saturday November 15, 2014 - 17:51:03
Hoggaanka xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE, ayaa goor dhawayd ka hadlay xaaladda dalku galay iyo Mudaharaaddadii uu soo abaabuley Xisbiga WADDANI,ee ka dhacay Burco, Ceerigabo iyo hargeysa

Read More »

Dhegayso: Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Xaaladda Dalka iyo Mudaharaadyada ka dhacay Gobolada Qaar ka mida

0 Visits: 335 | Saturday November 15, 2014 - 15:59:50
Madaxweynaha Somaliland oo Warbaahinta Maanta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa Baaq usoo jeediyey Labada Gole iyo Xisbiyada Qaranka, Waxana kelmaddii Madaxweynuhu yidhi ahayd sidan:

Read More »

Daawo: Mudaharaad ka dhacay Ceerigaabo iyo Dhalinyaro Taayir ku Gubay Waddooyinka oo Boolisku Rasaas ku kala caydhiyey

0 Visits: 499 | Saturday November 15, 2014 - 15:29:08
Mudaharaadkan oo ay soo abaabuuleen Tagerayasha xisbiga WADANI ayay kaga so horjeedeen mooshinka ka dhanka ah Guddomiye cirro iyo weliba xukumada madaxweyne silaanyo

Read More »

Guddoomiye Cirro, Oo Ka Hadlay Khasaaraha Mudaharaadkii Burco iyo Hargeysa Ee Uu Ku Baaqay.

0 Visits: 528 | Saturday November 15, 2014 - 13:53:22
hal qof ayaa ku dhintay Magaalada Hargeysa, sida uu sheegay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo qoraal Tacsi ah soo dhigay barta uu ku leeyahay shabakadda xidhiidhka bulshada ee Facebook.

Read More »

Taliye Fadal iyo Wasiirkuxigenka Amniga oo ka hadlay Xildhibanada iyo Suxufiyinta la xidhay

0 Visits: 354 | Saturday November 15, 2014 - 13:50:53
Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iiman iyo wasiir ku xigeenka Amniga ayaa cadeeyey inay xidheen shan xildhibaan ,kuwaas oo ay sheegeen inay ciidamada Booliska la dagaalameen.

Read More »

Daawo:Xildhibaano iyo Suxufiyiin loo Xidhxidhay Mudaharaadki Hargeysa oo ay ka qaybqaadanayen iyo Guurtida oo Baajisay Fadhigi Golaha Wakiilada 2 Cisho na dib u dhigtay

0 Visits: 799 | Saturday November 15, 2014 - 13:46:58
Waxaa goordhawayd xarunta CID- da lagu xidhay Xildhibaan Ibraahim Mahdi (Buubaa) , Xildhibaan Bashiir Tukaale , Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Waxaanna siddoo Kale Guud ahaanba lasoo Gabagabeeyay Fadhigii Golaha wakiiladda ee Saaka .

Read More »

Dhegayso: Hogaanka Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer oo shir jaraaid Baaq Nabadeed ugu Diray Taageerayaashiisa Burco

0 Visits: 342 | Saturday November 15, 2014 - 12:11:30
Gudomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer iyo Xubno kale oo kala Tirsan Golayasha iyo Garabyada Xisbiga kulmiye ee Gobolka Togdheer ayaa Bulshada reer Togdheer iyo Guud ahaanba Dadka reer somaliland ugu baaqay Nabadgelyo, Waxayna ka digeen Khatarta Waxyaabaha magaalada ay ka wadaan tageryasha xisbiga…

Read More »

Hees: ilahay intaad ka Cabsataan Nabada Eexaysta...

0 Visits: 941 | Saturday November 15, 2014 - 12:03:07
Fanaan Maxamed Bk Heestii Nabada Eexaystaa ...

Read More »

Guurtida Oo U Soo Gurmatay Guddoomiye Cirro Iyo Mooshinkii Xilka Lagaga Qaaday Oo La Baajiyay +SAWIRO

0 Visits: 495 | Saturday November 15, 2014 - 11:40:30
War Deg-deg ah oo ka soo baxay aqalka golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in golaha guurtidu ay baajiyen mooshinkii xilka lagag qadayay guddoomiyaha golaha Wakiilada kaasoo doodiisu ay ka socotay xarunta barlamaanka Somaliland.

Read More »

Daawo Sawirada :Qayb ka mid ah Magaalada Burco oo Qiiqa iyo Sawaxanka Rasaastu is qabsatay, Dhalinyaro Waddooyin Badan Xidhay iyo Ciidamo Milleteri iyo Boolis isugu jira oo Dhalinyarada Baacsanaya

0 Visits: 1991 | Saturday November 15, 2014 - 11:10:59
Afaafka hore ee Dawladda Hoose ee Burco Waxaa Saaka ka bilaabmay Mudaharaad Dhalinyaro Gadoodsani ka sameeyeen, Dhalinyaradan oo Fulinaya Qaylodhaantii Xisbiga WADANI iyo Baaqi ay ugu Baaqeen inay Sabtida Mudaharaad ballaadhan ka sameeyaan Gobolka ayaa Taayiro ku gubay Waddooyin badan oo Badhtamaha…

Read More »

War Degdeg ah: Guddomiye Cirro iyo Xildhibaanadii Mucaaradka ahaa oo shirjaraaid ku qabtay Emperial, iyo Mudanayashi Muxafadka aha oo ay hogaminayan labadi kuxigeen oo ku sugan Aqalka Wakiilada

0 Visits: 600 | Saturday November 15, 2014 - 08:58:53
Waxa la xidhay Guud ahaanba Wadooyinka soo Gala Aqalka Wakiilada, Waxan la yareeyey dhaqdhaqaaqa Gaadiidka, Xildhibanadii Mucaaradka ee ahaa Garabka Gudomiye Cirro ayaa saka subaxnimadii hore soo fadhiistay Hotel Emperial, waxayna Warbaahinta kula hadleen halkaas, Gudomiye Cirro ayaa sheegay inta Ciidanku…

Read More »

Xoghayihii Guud ee Golaha Wakiillada Oo Xabsiga Loo Taxaabay iyo Gudomiye Cirro oo cambaareyey Xadhigiisa

0 Visits: 281 | Saturday November 15, 2014 - 08:53:49
Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa Xabsiga u taxaabay Xoghayihii Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, xilli xiisada u dhaxaysa Golaha wakiilladu cirka isku sii shareertay.

Read More »

"waxaanan kula talinaynaa inay dib uga noqoto cabsi galinta ka dhanka ah suxufiyiinta" Dawlada Maraykanka

0 Visits: 331 | Saturday November 15, 2014 - 08:45:02
Dawladda Maraykanka, ayaa ka hadashay xadhigga wariyayaal dhawaan lagu xidhay Magaalooyinka Gabiley iyo Gar-adag, kuwaasi oo xukuumadda Somaliland ku eedaysay inay faafiyeen warar been abuur ah oo nabadgalyada waxyeelaya.

Read More »

War Deg Deg ah:Daawo: Guddoomiye Cirro oo Sheegay in Afgambi Qorshaysan lagula Wareegayo Barlamaanka.

0 Visits: 354 | Saturday November 15, 2014 - 08:06:00
Guddomiyuhu wuxu sheegay in Bandow lagu soo Rogay Waddooyinka golaha wakiilada dhinac walbaka ka soo galay, isla markaasna Ciidamo Tiro badan la soo Dhoobay Golaha Hortiisa, wuxu kalo xusay in dhammaan saxafadda madaxa banaan aan loo ogolaan doonin gudaha golaha

Read More »

DaawoHay’adda Waddaniga ah ee Candlelight Oo shahaadooyin guddoonsiisay Arday Dhammaysatay Xirfadaha Computer+Sawiro

0 Visits: 1004 | Saturday November 15, 2014 - 01:18:40
Waxa halkaasi shahaadooyin iyo abaalmarino lagu guddonsiiyey 40 Arday oo dhammaystay Waxbarashada Computerka

Read More »

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan ayaa Kulan uu ku dhiirigelinayey Ubadka Wax akhriska iyo Qoraalka Markii 2aad ugu Qabtay Xarunt Maktabadda Naadiga ee Burco+Sawiro

0 Visits: 1006 | Saturday November 15, 2014 - 00:56:27
Nadiiga Halkaran Kulan kay ay Qabateen Ayaa ah Ki Labaad ee ay Ku Dhiiri Galinayaan Cururtan YarYar

Read More »

Daawo Muqaal: Dawladaha Somaliland Iyo itoobiya Oo Heshiish Kala Saxeexday Maanta.

0 Visits: 328 | Saturday November 15, 2014 - 00:34:21
Heeshiskan ooo Noqonoona Mid Dhaxal Gal Oo Oo Ay wada Fuliyaan Labadan Dawladood

Read More »