Wararka

Daawo:Cuqaasha iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Somaliland Oo Faiin Culus U Diray Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 587 | Friday August 26, 2016 - 16:22:44
Daawo:Cuqaasha iyo Waxgaradka Ka Soo Jeeda Gobolka Awdal Somaliland Oo Faiin Culus U Diray Madaxweyne Siilaanyo

Read More »

Daawo;Xildhibaanad Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Kulan La Qaadatay Waxgaradka Iyo DHalinyarada Magaalada Kismaayo

0 Visits: 589 | Friday August 26, 2016 - 16:18:38
Kismaayo(AFKA):Xildhibaanad Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliya Oo Kulan La Qaadatay Waxgaradka Iyo DHalinyarada Magaalada Kismaayo

Read More »

Daawo;Wasiirka Dib U Dajinta Somaliland Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saraar Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Ay Ka Socoto Diiwaangalintu

0 Visits: 584 | Friday August 26, 2016 - 16:10:07
Caynab(AFKA)Wasiirka wasaaradda dib u dajinta Somaliland iyo gudoomiyaha gobolka saraar ayaa maanta kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobolka oo ay ka socoto diiwaangalinta codbixiyayaashu

Read More »

Daawo:"Balantii Aan Wada Galnay Ardayda Dugsiyada Sare Ee Gobolka Togdheer Way Kasoo Baxeen Ana Waan Kasoo Baxay Balantaydii " Gudoomiyaha Togdheer

0 Visits: 671 | Friday August 26, 2016 - 16:08:33
"Balantii Aan Wada Galnay Ardayda Dugsiyada Sare Ee Gobolka Togdheer Way Kasoo Baxeen Ana Waan Kasoo Baxay Balantaydii " Gudoomiyaha Togdheer

Read More »

Daawo:"Hargeysi Waxay Qaadaysey Tacliintii Baxsatoo Burcoy Qabatay Facebook Ma Ku Baadi Doona "Gudoomiyaha Imtixaandka Qaranka

0 Visits: 1695 | Friday August 26, 2016 - 15:58:23
Burco(AFKA)Gudoomiyha Imtixaandka Qaranka Soamliland Ayaa Madal ilyart Is Qabatay Oo Ardaydii Ugu Sareesay Somaliland Ee Ka Soo Jeeday Gobolka Togdheer Waxaanu Bulshada Reer Burco Ugu Hambalyey Kaalmahay Ka Galeen Imtixaandkii Qaranka "Hargeysi Waxay Qaadeysey Tacliintii Baxsatoo Burcoy Qabatay…

Read More »

Daawo:Wasiirka Kheyraadka Biyaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagey Riiga Gambadha Warbixina Ka Dhageystay Hawl-Wadeenada Gacanta Ku Haya

0 Visits: 585 | Friday August 26, 2016 - 15:51:15
Laascaanood(AFKA)Wasiirka Kheyraadka Biyaha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagey Riiga Gambadha Warbixina Ka Dhageystay Hawl-Wadeenada Gacanta Ku Haya.

Read More »

"Caawa Waxa II Muuqatay Iney Burco Ooda Soo Jabsatay Oo Meelna Ka Tageen" Wasiir Ku Xigeen Gaashandhiga Somliland

0 Visits: 1534 | Friday August 26, 2016 - 15:23:57
Munaasibada Balaadhan Loo Galu Dhiiri Galinaayey Arday Dugsiyada Gobolka Togdheer Guul Taarikhiya Ka Soo Hooyey Ayaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Gaadhan Dhiga Somaliland Waxa Bulshada Reer Burco Kula Kafmay Iney Reer Burco Dala Waxba U Reeben ""Caawa Waxa II Muuqatay Iney Burco Ooda Soo Jabsatay…

Read More »

Daawo;Shacbiga Daad-madheedh Oo taageero aad u ballaadhan oo aan loo kala hadhin Ku Qabilay Guddoomiyaha KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi.

0 Visits: 1238 | Friday August 26, 2016 - 15:03:14
Oodwayne(AFKA):- Dadweynaha Gobolka Daad-madheedh ee Somaliland, ayaa taageero aad u ballaadhan oo aan loo kala hadhin iyo roog-cas ku qaabilay Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha Md. Muuse Biixi Cabdi.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Bogaadiyey Ardaydii Kaalmaha Sare Ka Galay Imtaxaanka Shahaadiga Ee Gobalka Togdheer.

0 Visits: 1213 | Friday August 26, 2016 - 14:48:38
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Bogaadiyey Ardaydii Kaalmaha Sare Ka Galay Imtaxaanka Shahaadiga Ee Ka Soo Jeeday Gobalka Togdheer.

Read More »

Toban Jimicsi Oo Qofka Caadaysta Wejigiisa Ka Ilaaliya Coodh-Coodhka Iyo Calaamadaha Gabowga Toban Jimicsi Oo Qofka Caadaysta Wejigiisa Ka Ilaaliya Coodh-Coodhka Iyo Calaamadaha Gabowga

0 Visits: 749 | Friday August 26, 2016 - 13:47:44
Wejiga bani'aadamku waxa uu ka kooban yahay 44 muruq oo ka shaqeeya cabbirista shucuurta qofka ee kala duwan iyo guud ahaanba qaabka wejiga. Haddii muruqyadaasi ay ahaadaan kuwo mar kasta giijisan waxa ay keenaan in maqaarka qofku giijisnaado, muuqaal dhalinyaronimana yeesho.

Read More »

War Deg Deg Ah: Maamulihii Somali Germany Hospital oo ka mid noqday dadkii xalay ku naf waayey weerarkii Liido

0 Visits: 852 | Friday August 26, 2016 - 13:40:19
Maamulihii isbitaalka Somali Germany Hospital ee magaalada Muqdisho ILAAHAY ha u naxariistee Dr. Ibraahim Cali Xasan ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay weerarkii xalay ka dhacay baarka Banaadir Beach ee ku yaalla xeebta Liido.

Read More »

Guddiga Doorshada Somaliya Oo Ka Warbixiyay sida ay u socdaan Hawlaha Doorashada 2016-ka+SAWIRRO

0 Visits: 764 | Friday August 26, 2016 - 13:37:04
Waxaa shir jaraa'id shalay Muqdisho ku qabtay guddiga Federaalka ah ee Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan 2016-ka (GFHDD), kaasoo ay ug hadleen qorshaha doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo bilaha nagu soo wajahan.

Read More »

Kooxda Alshaabaab Oo Hoetel Banadir Beach Ee xeebta Liido Weerar Culs Ka Fulisay Oo Sababay Iyo Dhimasho Dhaawac

0 Visits: 702 | Friday August 26, 2016 - 13:18:36
Muqdisho(AFKA)Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku geeriyooday tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen weerarkii xalay kooxo ka tirsan Al-shbaab ay ku qaadeen Banadir Beach oo ka mid ah baararka Xeebta Liido ku yaalla.

Read More »

Puntland Oo Go'aan Adag Ka Qaadatay Gaadiidka Ka Yimaada Koonfurta Somalia & Galmudug Oo Ka jawaabtay

0 Visits: 749 | Friday August 26, 2016 - 13:12:01
Maamulka Puntland ayaa shalay soo saaray go'aan ku aaddan in bisha soo socota kowdeeda ay degaannada Puntland mamnuuc ka yihiin baabuurta ka imaan jiray Koonfurta iyo Bartamaha Somalia.

Read More »

Daawo;Gudoomiyhaa Gobolka Togdher Iyo Nuxurkii Khudbadii U Jeeediyey Ardayda Ileyska Togdheer

0 Visits: 1298 | Thursday August 25, 2016 - 18:39:55
Burco(Afka);Gudoomiyhaa Gobolka Togdher Iyo Nuxurkii Khudbadii U Jeeediyey Ardayda Ileyska Togdheer

Read More »

Daawo;Guddi Hoosaadka Arrimaha Bulshada Ee Golaha Wakiilada oo Safar Shaqo Ku Jooga Boorame

0 Visits: 581 | Thursday August 25, 2016 - 18:24:36
Boorama(AFKA);Guddi Hoosaadka Arrimaha Bulshada Ee Gobolaha Wakiilada oo Safar Shaqo Ku Jooga Boorame Aya Kor Meero Ku Sameyey Cisbitalka TB da Boorma

Read More »

Daawo;Masjid Jaamica Ceerigaabo oo Dib u Dhis Lagu Samaynayo

0 Visits: 563 | Thursday August 25, 2016 - 18:12:00
Ceerigabo(AFKA);Masjid Jaamica Ceerigaabo oo Dib u Dhis Lagu Samaynayo

Read More »

DAAWO;Guddoomiyaha Rayisleyaasha Hargeysa Oo Ka Hadlay Inay Dad Ajaniba Ay Hayan Shaqadoodii

0 Visits: 595 | Thursday August 25, 2016 - 17:48:23
Hargaysa(AFKA)Kun Iyo Labaqol Oo Inan Ayaa Caasimada Hargeysa Ka Howl Gala Oo Rayiislayala Kuwaso Cafimadkoda Waxbarashadoda Iyo Nolashoda Ku Dabara Hadii Manta Intii Lagu Qabsaday Madaxwayne Maxad Umalayntonta Guddoomiyaha Rayisleyaasha Caasimada Hargaysa

Read More »

Daawo: Dugsiga ILEYSK Togdheer oo Sagootiyey Ardaydii Ka Baxday Sannadkan Abaalmarina siiyey Ardaydii ugu sarraysay Hablaha Somaliland oo Iskuulkooda Ka Baxday

0 Visits: 719 | Thursday August 25, 2016 - 17:36:32
Badhsabka Gobolka Togdheer, Masuliyiin ka socotay Wasaradda Waxbrashada iyo Masuliyinta Jaamcadaha Gobolka ayaa ka qaybgalay Munsibad ay Maamulka Dugsiga Ileyska TOGDHEER ku sagootinayeen

Read More »

Daawo:Madaxweyne Xasan iyo Kuwa Maamullada Dalka oo ka Qayb-galay Aaskii Jen. Samatar +Sawiro

0 Visits: 1021 | Thursday August 25, 2016 - 17:23:59
Muqdisho(AFKA)Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda maamul-goboleedyadaQaar ka mid ah ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Muqdisho loogu sameeyay

Read More »