Wararka

Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Farxiyay Caruur Yaryar Oo Wax Ku Baran Jiray Bilaa Kuraas Uguna Deeqay Agab Kuraasta Ee Wax Lagu Barto Ah

0 Visits: 425 | Saturday August 06, 2016 - 18:48:26
Hargeysa(Afka)Faysal Cali Waraabe Oo Ka Farxiyay Caruur Yaryar Oo Wax Ku Baran Jiray Bilaa Kuraas Uguna Deeqay Agab Kuraasta Ee Wax Lagu Barto Ah

Read More »

Daawo:Wasaarada Deegaanka Oo Soo Bandhigtay Qorshe Lagu Maaraynaayo Qashinka Faraha Badan Ee Hadheeyay Gobolada Somaliland

0 Visits: 495 | Saturday August 06, 2016 - 18:42:40
Wasaarada Deegaanka Oo Soo Bandhigtay Qorshe Lagu Maaraynaayo Qashinka Faraha Badan Ee Hadheeyay Gobolada Somaliland

Read More »

Daawo:Gaadiidleyda U kala Baxa Magaalooyinka Gebilay Iyo Wajaale Oo Sameeyay Shaqa Joojin Balaadhan Iyo Cabashadooda Oo Ay Soo Bandhigeen

0 Visits: 583 | Saturday August 06, 2016 - 18:22:03
Gaadiidleyda Ukala Goosha Magaalooyinka Gebilay Iyo Wajaale Oo Sameeyay Shaqa Joojin Balaadhan Iyo Cabashadooda Oo Ay Soo Bandhigeen

Read More »

Daawo:"Ma jiraan Ciidammo ka Tirsan Federaalka Somalia Oo Garoonka Gaalkacyo Qabsaday"Maareyaha Garoonka Diyaaraha Kalgacayo

0 Visits: 594 | Saturday August 06, 2016 - 18:08:43
Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo ee Puntland, Saciid C/raxmaan Dhaga-weyne, ayaa beeniyay in Ciidamada Danab ee Dowladda Federaalka Somalia ay la wareegeen gabi ahaan Garoonka Diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee Gaalkacyo, Warkaasoo ay baahiyeen Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida.

Read More »

Daawo:Afhayeenka Madaxtooyadda Oo Ka Warbixiyay Wadahadal U Furmay Xukuumadda Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo.

0 Visits: 479 | Saturday August 06, 2016 - 18:05:57
Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Faahiye (Shamax) ayaa ka hadlay wadahadalo u furmay xukuumadda Somaliland iyo kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo.

Read More »

Daawo:Wasiirka Arrimaha Debadda Oo Sheegay Haddii Mashruuca DP World Dhicisoobo, Mid Lamida Aanay Somaliland Helidoonin Wax Maalgashi Ah.

0 Visits: 531 | Saturday August 06, 2016 - 18:02:29
wasiirka arrimaha debadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire oo maanta faah faahin Golaha Wakiilada ka sinaayay heshiiska dhexmaray

Read More »

Daawo;Golaha Guurtida Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka.

0 Visits: 483 | Saturday August 06, 2016 - 17:59:26
Golaha Guurtida Somaliland, ayaa dood ka yeeshay siyaasadda dhaqaalaha dalka. Fadhigii Golaha oo Xildhibaano kala duwani

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Ololaha Ee KAALMEE KUWAN Suxufi Cabdimalig Oo Deeq Lacag Ah Oo Loogu Talo Galay Cabdale Ka Gudoomay Golaha Wasiiradda Xukuumadd Federalka Somaliya

0 Visits: 2116 | Saturday August 06, 2016 - 17:39:52
Burco(AFKA)Golaha Wasiirada Dowladda Federaalka Somalia, ayaa lacag u soo direy nin Magaciisa la yidhaa Cabdalla oo Xanuunka Dhimirka haya oo ku nool magaaladda Burco ee gobolka Togdheer.

Read More »

War Deg Deg Ah:Maalinta Dhacayso Doorashada Madaxweynenimo Ee Soomaaliya Oo La Shaaciyye Iyo Xog Muhiima Oo Ku Saabsan Qaab Doorasha

0 Visits: 912 | Saturday August 06, 2016 - 17:31:46
Ayadoo waqtigu uu isasii dhimaayo ayaa haatan waxaa loo qabtay 7da Nofeembar in la qabto doorashada madaxweynenimada Soomaaliya.

Read More »

DAAWO AQOONYAHAN DR CABDIXAKIM SICIID OO SI ADAG UGA HADLAY XAALADA SIYAASADA EE DALKA

0 Visits: 524 | Saturday August 06, 2016 - 16:08:41
DAAWO AQOONYAHAN DR CABDIXAKIM SICIID OO SI ADAG UGA HADLAY XAALADA SIYAASADA EE DALKA

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Saaka Gollaha Wakiillada U Gudbisay Heshiiska Maalgashiga Dekedda Berbera.

0 Visits: 645 | Saturday August 06, 2016 - 15:47:41
Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa ay saaka mudanaaysha gollaha wakiillada u soo gudbisey heshiiskii ay dhawaan xukuumadu la soo gashey shirkada Dp World kaas oo dhawaaan lagu ansixiyey shirkii golaha wasiirada.

Read More »

Dhacdo Argagax: Baco Hilbo Dad laga soo Buuxiyey oo lagu soo Daadiyey midkamida Shaaracyada Hargeysa+Sawiro

0 Visits: 751 | Saturday August 06, 2016 - 15:16:15
Daraasiin Baco ah oo ay kujiraan hilbo jar jaran iyo Timo loo malanayo inay Kuwo Bini-Aadam yihiin ayaa

Read More »

Xaafada Islii iyo qeybo badan oo kale oo Kenya ah oo korontadu ka tagaty saaka

0 Visits: 552 | Saturday August 06, 2016 - 14:54:12
Meelo badan oo Kenya ah ayaa saaka hal mar ay korontadu ka tagtay.

Read More »

Xaafada Islii iyo qeybo badan oo kale oo Kenya ah oo korontadu ka Maqan tahaya Maanta

0 Visits: 747 | Saturday August 06, 2016 - 14:54:12
Meelo badan oo Kenya ah ayaa saaka hal mar ay korontadu ka tagtay.

Read More »

Dhowr qof oo kale oo ku dhintay rabshado dhulka lahaanshiyihiisa kusaabsan- Itoobiya

0 Visits: 643 | Saturday August 06, 2016 - 14:54:10
Dhowr qof oo kale ayaa ku dhintay dalka Itoobiya mudaaharaadyo iyo rabshado la xiriira arimaha dhulka.

Read More »

"Waxaa laga Yabaa Inay Dib Uga Dhacdo Xilligii Loo Qorsheeyay Doorashooyinka Somaliya"Madaxweynaha Puntland

0 Visits: 517 | Saturday August 06, 2016 - 14:47:06
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa sheegay in dib loo dhigayo Doorashadii Madaxda Somalia iyo Hay'adaha Dawliga ah ugu yaraan laba bilood.

Read More »

Muqdisho oo Marti galineysa Shir Madaxeedka soo socda ee Madaxda Ururka IGAD

0 Visits: 495 | Saturday August 06, 2016 - 14:40:44
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in bisha soo socota ee September ay marti galiso shir ay yeelanayaan Madaxda Dowladaha ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD.

Read More »

War Deg Deg Ah: Banaan Bax Aan Noocisa Hore Loo Arag Oo Hada ka bilowday magaalada Muqdisho Muxuuse Ku Saabsan Yahay

0 Visits: 933 | Saturday August 06, 2016 - 14:34:18
Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka bilowday Banaan bax ay dhigayaan Haweenka Soomaaliyeed, waxa ayna Banaan baxan ku dalbanayaan Haweenka in xaquuqdooda laga siiyo Dowlada dhawaan la dhisayo.

Read More »

War Deg Deg Ah: Dad badan Oo Ku Dhintay Baar kuyaala magaalada Rouen Ee Dalka Faransiiska Iyo Sababta Keenta+Sawiro

0 Visits: 596 | Saturday August 06, 2016 - 14:27:07
Dab xoogan ayaa Goor Dhaweeed qabsaday Baar lagu magacaabo Cuba Libre kuyaala magaalada Rouen ee dalka Faransiiska, dabkan ayaa waxaa ka dhashay qasaaro badan oo isugu jirta dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dadkii halkaasi ku sugnaa.

Read More »

Khliaaf Culus Oo Ka Dhex Qarxay Gudoomiyaha Barlaamnaka Somaliya Iyo Madaxweynaha Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo

0 Visits: 605 | Saturday August 06, 2016 - 14:15:21
Warar Hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in uu jiro Khilaaf dhanka Dastuurka ah oo soo kala dhax galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Read More »