Wararka

Daawo: Degmo Ku Taal Dalka Cumaan Oo Laga Soomo Muddo 4 Sac Iyo Dadka Muslimiinta Oo Ay Soo Jidatay.

0 Visits: 759 | Tuesday June 07, 2016 - 17:04:56
Waa Degmo ku taala Dalka Cumaan ayaa waxaa maalintii laga Soomaa wax ka yar 4 sacadood ,Iyadoona Guud Ahaanba saacadaha Laga Soomo Ay tahay 3 Iyo badh maalintii.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Booqday Dadku Ku Waxyeeloobay Dagaalki Ka Dhacday Dharkaynley.

0 Visits: 549 | Tuesday June 07, 2016 - 16:51:01
Daawo:Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Booqday Dadku Ku Waxyeeloobay Dagaalki Ka Dhacday Dharkaynley.

Read More »

Daawo:Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyay Qoys Dan Yar Ah Oo Haysta 4 Wiil Oo Curyamin Ah Oo Ku Sugan Gudaha Magaalada Ceerigaabo

0 Visits: 585 | Tuesday June 07, 2016 - 16:27:22
Deeq Lacageed Oo La Gaadhsiiyay Qoys Dan Yar Ah Oo Haysta 4 Wiil Oo Curyamin Ah Oo Ku Sugan Gudaha Magaalada Ceerigaabo

Read More »

Daawo: Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Muxadaradiisa Arkaanta Soonka

0 Visits: 1487 | Tuesday June 07, 2016 - 16:19:01
Waxaana halkan idiinku soo gudbin doona muxaadiro qiimo badan cinwaankeedu yahay Arkaanta soonka iyo waxyaabaha buriya waxaana soo jeedin doona Sheekh Maxamed Cabdi Umal ee ka faa'iidaysi wanaagsan

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Ee Xulka Kubada Cagta Somaliland Ka Dhaliyey Tartanka Ka Socday Abkhazia

0 Visits: 791 | Tuesday June 07, 2016 - 16:18:15
Goolkii Ugu Quruxda Badnaa Ee Xulka Kubada Cagta Somaliland Ka Dhaliyey Tartanka Ka Socday Abkhazia

Read More »

Daawo Muqal:Goramada Cagaran Ee Casiraga Oo Ku Soo Badana Dalka Iyo Laascanood Oo Laga Hiragliyay Garoon Casriya

0 Visits: 670 | Tuesday June 07, 2016 - 16:14:14
Magaalada Laascaanood Oo Laga Hirgeliyey Garoomo Cagaaran Oo Caalamiya.

Read More »

Daawo Muqaal:Wasiiro Ujooga Lascanood Xalinta Dagaalka Ka Dhacay Gobolkaasi Oo Soo Saaray Amaaro

0 Visits: 536 | Tuesday June 07, 2016 - 16:12:18
Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Oo Gaadhay Magaalada Laascaanood, Soona Saaray Amaro Lagu Adkaynayo Amaanka Gobolka Sool.

Read More »

Daawo Muqaal:Dawro Ku Saabsan Barashada Shareecada Islaamka Oo Qiimo Badan Oo Laga Bilaabay Masaajid Ku Yaala Magalada Ceerigaabo.

0 Visits: 614 | Tuesday June 07, 2016 - 16:09:55
Masjidka Abu Bakaru Sidiiq Ee Magaalada Ceerigaabo Oo Laga Bilaabay Dawro Ku Saabsan Barashada Shareecada Islaamka

Read More »

Istanbul:11 Qof Oo Ku Geeriyooday Qarax Ka Dhacay Badhtamaha Magaalada Istanbul.

0 Visits: 739 | Tuesday June 07, 2016 - 16:08:32
Qarax baabuur oo lagu weeraray gaadhi bas ay booliska Turkiga lahaayeen ayaa waxaa ku dhintay 11 ruux badhtamaha magaalada Istanbul.

Read More »

Daawo:Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Iyo Wakiilada Oo Baaq Nabadeed U Diray Dadka Dirirtu Ku Dhex Martay Gobolka Sool.

0 Visits: 511 | Tuesday June 07, 2016 - 16:04:51
Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada iyo guurtida ayaa baaq nabadeed u diray beelihii walaalaha ahaa ee dhawaan dagaalku ku dhex maray deegaamo ka tirsan gobolka Sool, Hoos ka DAAWO Baaq Xildhibaanada

Read More »

Daawo Xildhibaan Xaaji Cabdiwaraabe Oo Ka Hadlay Shaqaaqooyinka Ka kala Socda Gaashamo Iyo Laascaanood

0 Visits: 706 | Tuesday June 07, 2016 - 14:07:53
Daawo Xildhibaan Xaaji Cabdiwaraabe Oo Ka Hadlay Shaqaaqooyinka Ka kala Socda Gaashamo Iyo Laascaanood

Read More »

Madaxweynaha Turkiga Oo Ku Sii Jeeda Dalka Maraykanka Si Uu Uga Qayb Galo Aaska Maxamed Cali Kalaay.

0 Visits: 638 | Tuesday June 07, 2016 - 09:59:44
Madaxweynaha Turkey Reccep Tayyip Erdogan iyo boqorka Jordan Boqor Cabdallah ayaa imanaya dalkan Maraykanka si ay uga qeybgalaan

Read More »

Orodyahanka Mo Faarax Oo Magaalada Birmingham Ku Dhigay Rikoodh Cusub.+SAWIRRO

0 Visits: 641 | Tuesday June 07, 2016 - 09:18:56
Orodyahanka Britain Mo Farah ayaa jebiyay rikoorka orodka ee 3,000 mitir oo uu hore u dhigay Dave Moorcroft kahor tartanka Olympica ee Rio.

Read More »

Daawo: Maydka Boqorkii Feedhka Muhammad Ali Oo La Geeyay Magaaladii Uu Ku Dhashay Louisville Oo Jimcaha Lagu Aasi Doono

0 Visits: 612 | Tuesday June 07, 2016 - 09:12:25
Maydka boqorkii feedha dunida Muhammad Ali oo jimcihii ku geeriyooday, ayaa gaadhay magaaladii uu ku dhashay kuna soo barbaaray ee Louisville, halkaas oo jimcaha lagu aasi doono, sida qoyskiisu shaaciyay.

Read More »

Daawo: Madal Ballaadhan oo lagu Daahfuray Buugga Haqabtire oo ka hadlaya Arrimo Badan oo Diini ah

0 Visits: 1510 | Tuesday June 07, 2016 - 09:01:47
Buug Loo Bixiyey Haqab Tire Oo Koobsaday Axkaamta Soonta ,Zakada, iyo Ciida Oo Markii Ugu Horaysay Lagu Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo: Sheekh Cabdilaahi Barbaraawi iyo Casharadii Ramadaanta , Casharka Koowaado oo ka hadlaya Adaabta Soonka

0 Visits: 1284 | Tuesday June 07, 2016 - 08:48:45
Daawo :casharkii koowaad ee casharada ramadaanta, waxaaana darsigani ku saabsanyahay "Aadaabta ama Akhlaaqda qofka muslimka", waxa soo jeedinaaya Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi Berberaawi.

Read More »

Daawo Muqaaal:Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Somalland Oo Gurmad Ah Oo Gaadhay Gobolka Sool

0 Visits: 804 | Monday June 06, 2016 - 17:25:12
efti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Gaadhay Gobolka Sool Si Ay Qayb Uga Noqdaan Nabadaynta Shaqaaqo Ka Dhacday Deegaano Ka Mida Gobolka Sool

Read More »

Daawo:Madaxwaynaha Maraykan Oo Bulshada islaamka ku Hambaleeyay Curashadda Bisha Barakaysan Ee Ramadaanta

0 Visits: 589 | Monday June 06, 2016 - 17:15:20
Daawo:Madaxwaynaha Maraykan Oo Bulshada islaamka ku Hambaleeyay Curashadda Bisha Barakaysan Ee Ramadaanta

Read More »

Daawo :Qaar Ka Mida Salaadinta Gobolka Togdheer Oo Baaq Nabadeed U Diray Dadka Dirirtu Ku Dhexmartay Deeaagano Ka Tirsan Gobolka Sool.

0 Visits: 583 | Monday June 06, 2016 - 17:11:07
Qaar Ka Mida Cuqaasha Gobolka Togdheer Oo Baaq Nabadeed Usoo Jeediyay Beelaha Ku Dagaalamaya Deegaano Ka Mida Gobolka Sool

Read More »

Daawo:Madaxweyne Silaanyo Oo Furay Khudbadna Ka Jeediyay Shirkii 9-aad Ee Isuduwida Deeqaha Somaliland Ee Beesha Caalamka

0 Visits: 661 | Monday June 06, 2016 - 17:09:57
Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay inay xukuumadiisu qayb ka ahayn doorashada ka dhacaysa Somaliland

Read More »