Wararka

Xildhibaan Sheegay Inuu Utartamayo Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Kulmiye Iyo Jaamac Shabeel Oo Sheegay Inuu Wakhtigeeda Sugayo

0 Saturday October 03, 2015 - 12:51:06
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-dheere) ayaa cadeeyay inuu isu soo taagi doono guddoomiyaha golaha dhexe ee KULMIYE oo uu ergada golaha dhexe weydiisan doono in xilkaas loo doorto. Doorashada guddoonka golaha dhexe ayaa noqon doonta shaqada koowaad ee ay ergada golaha dhexe ee KULMIYE…

Read More »

Hargaysa:Maayar Soltelco Oo Sheegay In Laga Mamnuucayo In Jaadka Lagu Dhex Iibiyo Magaalada Dhexdaada.

0 Saturday October 03, 2015 - 12:48:44
Maayarka Casimada Hargeysa Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco) ayaa shaaca ka qaaday qorsheyaal ay ku xoojinayaan bilicda caasimada Hargeysa oo ay ka mid tahay in magaaladda dhexdeeda laga mamnuuco in lagu iibiyo jaadka.

Read More »

Sheekh Aadan Siiro Oo Muxu Ku Idhi Calanka Somaaliya iyo Yeese Salka Ku Haysaa Midabka Calankaasi

0 Saturday October 03, 2015 - 12:45:07
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) ayaa ka hadlay Muhiimadda ay leedahay ilaalinta qaranimada Somaliland, sidoo kalena waxa uu sharraxay micnaha guud ee calanka buluugga ah iyo waxyaabaha loo isticmaalo.

Read More »

Fanaanka Caanka Ee Cali Dhaanto Oo Ka Hadlay Xadhig Loo Geestay Hoyadi iyo Sababta Lagu Xidhay

0 Saturday October 03, 2015 - 12:41:00
Fananka boqorka dhaanta Cali Dhaanto ayaa cabasho murugo leh ka muujiyey Hooyadii oo xabsiga dadka lagu ciqaabo ee jeel Ogaadeen la dhigay,taasi oo loo xidhay in wiil keedu ku biiray dadka mucaaridka ku ah dawladda madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar.

Read More »

Iska-horimaad ka dhacay duleedka deegaanka Goobweyn ee gobolka J/hoose

0 Visits: 639 | Saturday October 03, 2015 - 01:14:55
Iska-horimaadkan oo u dhexeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo xoogagga Al-shabaab ayaa ka dhacay inta u dhexeeysa deegaanada Goobweyn iyo Lugloow oo dhanka waqooyi kaga beegan gobolka J/hoose.

Read More »

Taliye cusub oo loo Magacaabay ciidamada dalka Uganda ee ka Hawlgala G. Shabeellada Hoose

0 Visits: 717 | Saturday October 03, 2015 - 00:23:49
Taliyaha Ciidamada Lugta ee Uganda, Jen. Katumba Wamala ayaa u Magacaabay, Col. Omolo Peter Gatilano Taliyaha Ciidamada Uganda ee AMSIOM ee ka howlgala Gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

NIGERIA: Shan Gabdhood oo Weerarro Qaraxyo ah ka Fuliyay Maiduguri oo ah Xarunta G/Borno

0 Visits: 662 | Friday October 02, 2015 - 17:56:38
Ugu yaraan 14-qof oo ay ku jiraan koox Gabadho ah oo is-qarxiyay ayaa ku dhintay, 39-ruux oo kalena way Dhaawacmeen, kaddib Qaraxyo ka dhacay Magaalada Maiduguri ee dalka Nigeira, sida laga soo xigtay Saraakiisha Amaanka dalkaas.

Read More »

Daawo;Deegaanka Gobaysa Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Si Rasmi Looga Dhagax Dhigey Dugsi Waxbarasho

0 Visits: 650 | Friday October 02, 2015 - 17:53:40
Deegaanka Gobaysa Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Si Rasmi Looga Dhagax Dhigey Dugsi Waxbarasho

Read More »

Daawo: Habeenka Burco iyo Halbuurka Caanka ee Weedhsame +Sawiro

0 Visits: 1148 | Friday October 02, 2015 - 15:55:35
Burco(AFKA)Abwaan Xasan Daahir ismacil Weedhsame ayaa Xalay madal Ballaadhan oo uu soo qaban qaabiyey Naadiga HALKARAAN kula Caweeyey Boqolaal ka mida Dhalinyarada Burco i

Read More »

Daawo:Taliyaha Ciidanka Asluubta Sonalilan Oo Ka Warbixayay Safar Uu Ku Marayaya Gobolada Bariga Somaliland Kormeerna Ku Tagay Xabsiga Wayn ee Magalada Burco

0 Visits: 907 | Friday October 02, 2015 - 15:45:41
Taliyaha Ciidanka Asluubta Sonalilan Oo Ka Warbixayay Safar Uu Ku Marayaya Gobolada Bariga Somaliland Kormeerna Ku Tagay Xabsiga Wayn ee Magalada Burco

Read More »

Dowladda South Sudan oo sheegtay in Ciidamada Uganda ay billaabeen inay ka baxaan Dalkeeda

0 Visits: 750 | Friday October 02, 2015 - 13:20:44
Xukuumadda Suudaanta Koonfureed ayaa sheegtay in Ciidamadii Uganda ee ku Sugnaa Dalkeeda ay billaabeen inay dib ugu laabtaan Dalkoodii, xilli ay weli dalkaas ka socdaan colaado sokeeye

Read More »

Hogaamiyihii Afgambiga dalka Burkina Faso Jen. Gilbert Diendere oo la Xidhay (SAWIRRO)

0 Visits: 657 | Friday October 02, 2015 - 13:18:09
Hoggaamiyaha Af-gambigii Fashilmay ee Bishii hore ka dhacay Waddanka Burkina Faso, Jen. Gilbert Diendere ayaa la xiray, sida ay u sheegeen warbaahinta saraakiil sare oo ka tirsan hay'adaha Amaanka Burkina Faso.

Read More »

Daawo:Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Barlamaanka Oo Gaadhay ee Deegaan Qoriley Ee Dhawaan Dagaal Ku Dhacay

0 Thursday October 01, 2015 - 23:13:08
Gudoomiye ku xigeenka golaha Wakiilada Somaliland ayaa gaadhey degaanka Qoriley ee gobolka Sool oo maalmihii ugu dambeeyey dagaalo ka socdeen,waxaana ku wehelinaayey socdaalkaasi Xubno kamida ciidamada Qaranka Somaliland.

Read More »

Dawo:Agaasimaha Cusub Ee Loo Magacaabay Wasaarada Waxbarshada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay iyo Wedhihi Laga Jeedayay

0 Thursday October 01, 2015 - 23:13:04
Hrgaysa(AFKA):Agaasimaha Cusub Ee Loo Magacaabay Wasaarada Waxbarshada Somaliland Oo Xilkii La Wareegay iyo Wedhihi Laga Jeedayay

Read More »

Daawo:Khudbadii Uu Madaxweynaha Jibouti, Ka Jeediyay Qaramadda Midoobay, Oo Uu Kaga Hadlay Xaaladaha Somalia, Yemen, Iyo Maxaabiis Eretria Lagu Haysto

0 Thursday October 01, 2015 - 23:13:02
Khudbadii Uu Madaxweynaha Jibouti, Ka Jeediyay Qaramadda Midoobay, Oo Uu Kaga Hadlay Xaaladaha Somalia, Yemen, Iyo Maxaabiis Eretria Lagu Haysto

Read More »

Warsaxafaeed Ka Soo Baxay Shirki Wasirada Somalilaya Oo Lagaga Hadlayay Waxyala Qarxa iyo Mindida

0 Thursday October 01, 2015 - 22:54:50
Muqdisho(AFKA);Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha Mudane Cabdullaahi Jaamac Il-ka-jiir, iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Ansixinta sharciga…

Read More »

Maayir Ku Xigeenka Casimada Somaliland Oo La Kulmay Dhigiisa Magalada Bristol+Sawiro

0 Thursday October 01, 2015 - 22:54:49
Mayir ku Xigeenka Caasimada Somaliland Xildhibaan Cabdicasiis Cagoweyne oo uu Weheliyo Safiirka Wareega ee Somaliland Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed iyo xubno ka tirsan hormuudka Jaaliyada magaalada Bristol ayaa maanta la kulmay Madaxda Golaha Deegaanka ee Magaalada Bristol oo uu Hor kacayay Mayor ku…

Read More »

Suldaanka Guud Ee Somaliland Oo Xukuumada Ka Codsaday Soo Daynta Suldaan Sabayso & Boqor Raabi.

0 Thursday October 01, 2015 - 22:47:19
Suldaanka Guud ee Somaliland Sul.Maxamed Sul.Cabdiqaadir ayaa mar labaad xukuumada ka codsaday in xabsiga laga sii daayo suldaan sabatso iyo boqor Raabi Yuusuf cabdilaahi o xukuumadu ku eedaysay kicinta bulshada iyo arrimo liddi ku ah nabad galyada.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Guddida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantiga Qaranka Oo Maanta Gaadhay Xarunta Gobolka Hawd Ee Balligubadle.

0 Thursday October 01, 2015 - 22:44:48
Guddida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantiga Qaranka Oo Maanta Gaadhay Xarunta Gobolka Hawd Ee Balligubadle.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaankii Waynaa Ee Cali Sugule Duncarbeed. +Sawiro

0 Thursday October 01, 2015 - 22:42:03
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo ku sugan Waddanka Imaraadka Carabta, ayaa Cisbitaalka Magaalada Cujmaan, ku booqday Abwaanka weyn ee Cali Sugule Duncarbeed.

Read More »